Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":34969,"date":"2019-09-30T10:31:42","date_gmt":"2019-09-30T09:31:42","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=34969"},"modified":"2019-09-30T10:31:42","modified_gmt":"2019-09-30T09:31:42","slug":"dhegeyso-sweden-oo-uu-ka-socdo-qorshe-lagu-mamnuucayo-gudniinka-wiilasha-dood-ka-hor-timid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/09\/30\/dhegeyso-sweden-oo-uu-ka-socdo-qorshe-lagu-mamnuucayo-gudniinka-wiilasha-dood-ka-hor-timid\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Sweden oo uu ka socdo qorshe lagu mamnuucayo GUDNIINKA wiilasha! (Dood ka hor timid)"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n

(Karlstad) 30 Sebt 2019<\/strong><\/span> – Kalfadhigii xisbiga Centerpartiet ee axaddii shalay la soo gabagabeeyey ayaa aqlabiyad u codeeyay hindise dhigaya in uu xisbigu ka shaqeeyo sidii lagu mamnuuci lahaa gudniinka wiilasha haddii aanay jirin sabab caafimaad.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n

\n
\n
\n
\n

Ha yeeshee, go\u2019aankan ayaa ah mid uu ka soo horjeeday hoggaanka sare ee xisbigu, iyadoona ay hoggaamiyaha xisbiga Centerpartiet Annie L\u00f6\u00f6f raalin gelin ka bixisay go\u2019aankaa.<\/p>\n

Intii ay socotey dooddii xisbiga ee shalay ayuu guddoomiye xigeenka xisbiga Anders W Jonsson ka digey in mamnuucidda gudniinka wiilashu uu ishaaro khaldan u dirayo dadka laga tirada badan yahay ee awalba dhibbanaa, sida uu u dhigay.<\/p>\n

Yeelkeede, markii hindisaha cod loo qaaday waxaa guulaystey qaybtii u doodaysey in la mamnuuco gudniinka wiilasha yar yar, haddii aanay jirin sababo caafimaad. Annie L\u00f6\u00f6f oo ah hoggaanka xisbiga ayaa arrintan uga warramaysa Wakaaladda Ekot.<\/p>\n

– Haatan kalfadhiga xisbigu wuxuu doortay go\u2019aan ka dhan ah hoggaanka xisbiga, waan ka shallaaynayaa, balse isla markaana waa go\u2019aan uu kalfadhigu gaarey, waana falanqayn doonnaa dhamaanba wixii go\u2019aanno ah oo haatan la gaarey, ayay tiri.<\/p>\n

Waxaa go\u2019aankan aad u cambaareeyay dad ay ka mid yihiin Golaha Dhexe ee Yuhuudda dalka Sweden, kuwaasoo sheegay inay hadda kaddib adkaan doonto inuu qof Yuhuudi ihi Sweden kusii noolaado, haddii uu go\u2019aankani sharciyoobo, haddaba sidee u aragtaa? Annie L\u00f6\u00f6f oo sheegtay inay sidoo kale Muslimiinta la xiriirtey ayaa tiri.<\/p>\n

– Dabcan waan ka walaacsan ahay go\u2019aankan la gaarey, marka si buuxda ayaan u fahmi karaa, balse waanu sii ambaqaadi doonnaa xiriirada wanaagsan ee aannu la leennahay ururrada Muslimiinta iyo Yuhuudda, ayay raacisay.<\/p>\n

Waloow uu koongarayska xisbigu go\u2019aankan u cuskaday wax uu ku sheegay \u2018\u2019xuquuqda carruurta iyo qiyamka qofka\u2019\u2019, misna Annie L\u00f6\u00f6f ayaa qabta inay jirto arrin kale oo iyaduna asaasi ah taasoo ah xorriyadda diimaha.<\/p>\n

– Xorriyadda diintu meel sare ayay naga joogtaa, waana ilaalinaynaa xeerarka dhigaya inay la dhowro xuquuqaha dadka laga tirada badan yahay ee ku nool Sweden, mana aha wax aannu ku qoreeyno mooshinka Baarlamanka Sweden, ayay tiri.<\/p>\n

Hindiseyaal noocan ah ayey horay u qabeen xisbiyada SD iyo V\u00e4nsterpatiet.<\/p>\n