Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":34954,"date":"2019-09-29T18:34:32","date_gmt":"2019-09-29T17:34:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=34954"},"modified":"2019-09-29T18:34:32","modified_gmt":"2019-09-29T17:34:32","slug":"dowladda-dhexe-iyo-dhagar-saddex-geesood-ah-faallo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/09\/29\/dowladda-dhexe-iyo-dhagar-saddex-geesood-ah-faallo\/","title":{"rendered":"DOWLADDA DHEXE iyo dhagar saddex geesood ah (Faallo)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 29 Sebt 2019<\/strong><\/span> – Sannaddu waa 2006. Rajo ayaa soo muuqatay ah in Soomaaliya nidaam hesho. Si rajadaas looga hortago, gacan shisheeye ayaa waxay maal-gelisay abuuridda Iskaashiga Dib-u-soo-nooleynta Nabadda iyo La-dagaallanka Argagixisada (Allience for the Restoration of Peace and Counter-Terrorists \u2014 oo ku magac dheeraa \u201cShahaado la dirir\u201d). Waxaa Iskaashigaas ku bahoobay rag dagaal-oogayaal u badnaa. Dhagartoodii waxaa ka hor tegay maxkamidihii oo garabsanayo shacabka illaa uu Iskaashigu fashilmay, madaxdoodana ay noqdeen qaar baxsaday iyo qaar is dhiibay.<\/p>\n

Sannaddu waa 2018. Shan maamul-goboleedyo ayaa sameeyay ururka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada. Ma hubo in uu shisheeye maal-geliyay, hayeeshee qorshaha ay ku socdaan wuxuu leeyahay raad shisheeye. Wuxuu Iskaashiga Dowlad Goboleedyadu cadaadis saaray dowlad hal sano iyo bar un dhisneyd. Sida kooxda gar-darran looga bartay, shantii hoggaamiye maamul-goboleed ee Dowladda Dhexe u heshiiyay maanta oo ah 2019 hal hoggaamiye baa ka haray oo isaga xitaa lagu muransan yahay doorashadiisii Kismaayo.<\/p>\n

Soomaaliya waxaa sanooyin lagu curyaaminayay ereyga \u201clooma dhamma\u201d \u2013 oo ahaa kaar uu xoqan jiray siyaasigii waayo kursi ama jago. Maantase waxaa Soomaaliya caqabad ku ah saddex qolo oo xiriir saddex geesood ah leh. Qolo afaraad baa jirto oo caqabad ku ah qaranka: waana al-Shabaab. Hayeeshee iyagu waa baab gooni ah. Labo ka mid ah kooxdan saddex geesoodka ah wax un awood ah way leeyihiin \u2013 qolada saddexaadse awood gooni ah ma leh oo sidii dayaxii ayay ka tamar qaataan hadba meesha ay tamar ka heli karaan. Waa kuwama saddexdan qolo?<\/p>\n

KOW \u2013 MAAMUL-GOBOLEEDYADA<\/strong><\/p>\n

Qoladan awood way leeyihiin, wayse kooban tahay \u2013 waana sidii la rabay inay u koobnaato markii qaasatan la barbar dhigo Dowladda Dhexe. Mase inkiri karno in madaxda maamul-goboleedyadu u dhaqmaan sidii dowlado ka madax bannaan Soomaaliya. Tusaalayaal kooban:<\/p>\n

    \n
  1. Damaca DP World ee Imaaraatka: Waxay maamul-goboleedyadu la safteen shisheeyaha iyadoon oggolaansho laga heysan Dowladda Dhexe<\/li>\n
  2. Cunoqabateyntii Qatar: Waa tii uu Iskaashigu doc-ka-hadal ku sameeyay go\u2019aankii Dowladda Dhexe iyagoo la saftay Sacuudiga iyo xulafadiisa<\/li>\n
  3. Amniga iyo dhisidda ciidanka qaranka: Halkii ay keeni lahaayeen ciidan qaran oo amniga dalka sugo, waxay maamul-goboleedyadu qabiileeyeen ciidankii oo ay danahooda soke ku ilaaliyaan<\/li>\n
  4. Intaas waxaa sii dheer mar ay Puntland DIIDDO in madaxda Dowladda Dhexe tagaan Puntland; iyo mar ay Galmudug ku dhawaaqday inaysan madaxda Dowladda Dhexe CAG SOO DHIGI KARIN Galmudug; iyo Jubbaland oo garoonka Kismaayo ka soo CEYRISO madaxda QARANKA.<\/li>\n<\/ol>\n

    Iyagoo faro-gelin intaas iyo ka badanba ku hayo hawlihii Dowladda Dhexe loo igmaday ayay misana maamul-goboleedyadu sidii diiq qoyay isku yaryaraadaan markii looga baahdo inay qaranka ka DIFAACAAN shisheeyaha. Ila fiiri:<\/p>\n

      \n
    1. Arrinka dacwada badda kama soo saaraan BAYAAN iyo CAMBAAREYN \u2013 ismana garab taagaan Dowladda Dhexe. Wargeyska The Standard Media wuxuu bishii June 2019 soo xigtay maamulka Galmudug oo leh: \u201cIn a statement by the Office of the President of Galmudug State, the region accuses President Farmaajo\u2019s government of damaging the long-standing cordial relationship between Kenya and Somalia\u201d \u2013 (u fiirso waa xafiiska madaxweynaha Galmudug oo Kenya la safanayo isagoo ku eedeynayo madaxweynaha Soomaaliya inuu dhaawacayo xiriirkii saaxiibtinimo ee labada dal). Waxaa taas ka daran, marka uu maamulka Galmudug is xejinayo Kenya, waxaa taagan XAYIRAADDII duullimaadyada oo shacabkii ay ku qasban yihiin inay maraan Wajeer. Maamulka Galmudug awood wuu u helay inuu madaxweynaha Soomaaliya eedeeyo \u2013 misana kuma dhiirran inuu difaaco SHACABKA dhibban.<\/li>\n
    2. Arrintii shalay dhacday ee la yiri Dowladda ayaa xayirtay in madaxweyne hore u dhoofo Kismaayo, waynu aragnay in Jubbaland iyo Puntland oo xawaare hillaaca ka dheereeyo ku socdo ay CAMBAAREYN iyo \u201cSHACABKA HA LOO TURO\u201d hawada soo mariyeen \u2013 halka aysan sidaas ku oran karin Kenya.<\/li>\n<\/ol>\n

      Su\u2019aal haddaba: Maamul-goboleedyada sidan u dhaqmay dan ma u hayaan samatibixinta dalka iyo dadka? Dhagar joogto ah ayay u maleegaan Dowladda Dhexe iyagoo mar ku shirayo dibedda, oo la shirayo shirkado iyo shisheeye, oo ka shirayo Dowladda Dhexe iyo qarannimada.<\/p>\n

      LABO \u2013 XILDHIBAANNADA (qaarkood)<\/strong><\/p>\n

      Xildhibaannada awood sharci-dejin maadaama ay leeyihiin, BAYAAN iyo QARAAR lagu garab istaagayo Dowladda Dhexe way awoodaan. Intaas haddii laga heli lahaana naruuro ayay ahaan laheyd. Sidii maamul-goboleedyada ayay xildhibaannada qaar waxay tamartooda geliyeen inay duraan Villa Somalia iyo go\u2019aannada ka soo baxo. Waxay caadeysteen war-xumo tashiil Facebook lagu faafiyo. Waxay caan ku noqdeen HAWL yari iyo TASHWIISH badni. Waxay quutaan oo ku naaxaan tashwiishka iyo jaahwareerka ay ku ridaan dhallinyarada ka qatan fursado waxbarasho iyo waayo-aragnimo ay ku miisaamaan dhacdooyinka saameynta ku leh mustaqbalkooda. Adduunka sidan loogama dhaqmo.<\/p>\n

      Tusaale yar: Madaxweynihii dhintay ee dalka Venezuela Mr. Hugo Chaves ayaa isagoo khudbeynayo caayay madaxweyne Bushka Mareykanka. Saa intaysanba cid muxaafad ah jawaabin, waxaa ugu COD dheeraa Xildhibaan ahaa MUCAARADKA Bush oo xisbiga Dimuqraaddiga ka tirsanaa. Muxuu yiri?<\/p>\n

      Wuxuu Xildhibaan Charles Rangel yiri: \u201c\u201cI want President Chavez to please understand that even though many people in the United States are CRITICAL of our president that we RESENT the fact that he would come to the United States and criticize President Bush.\u201d Calaashaan wuxuu xildhibaankan leeyahay ii daa madaxweynahayga Bush xitaa haddii aan dhaliilsanahay aniguu madaxweyne ii yahaye.<\/p>\n

      Xildhibaan Charles wuxuu ka gilgishay hal erey oo af-lagaaddo ku ahaa Madaxweyne Bush iyadoo la joogo shirkii Qaramada Midoobay ee bishan oo kale Sibteembar ka dhacay New York, 2006. Bal shaqo guri u qaata oo soo magacaaba hal xildhibaan oo kuwa mucaaradka sheegto ah oo u hiilliyay Madaxweynaha Soomaaliya markii ay isqabteen shisheeyaha sida shirkadda DP World ama Kenya. Bishii March 2018, ninka hoggaamiyo shirkadda DP World markuu jeesjees la yiri Soomaaliya wax talo ah kuma lahan heshiiska Dekedda Berbera xildhibaankee ka dhiidhiyay oo mucaarad ah? (Wuxuu yiri: \u201cSomalia can\u2019t change anything about the tripartite agreement.\u201d)<\/p>\n

      SADDEX \u2013 XISBIYADA MUCAARADKA<\/strong><\/p>\n

      Qolada saddexaad iyagu awood ma leh: waana xisbiyada qabiileysan ee mucaaradka. Misana iyagoon awood laheyn bay la saftaan oo u bururaan shisheeyaha. Waxay u dhuuntaan shirarka lagu dhagrayo Soomaaliya. Marna uma hiilliyaan qaddiyadda qaranka. Xasuuso, \u201cQosolba mar buu hiil galaa.\u201d \u2013 waa maahmaah Soomaaliyeed. Qosolkii xitaa way ka bakheyleen qaranka. Waxay ku naaxaan sheegsheegidda iyo buunbuuninta gefafka Dowladda iyagoo isla markaana xaqiro waxqabadka iyo dedaalka Dowladda Dhexe.<\/p>\n

      Isku soo duub, wuxuu akhristuhu ku doodi karaa qoraalkan waa aragti meel u janjeero. Sax. Horta ma jirto aragti aan dhinac u janjeerin. Weligeedba waxa is hayay LILLAAHI iyo LAQDABO. Su\u2019aashuse waxay tahay dhinacee u janjeersan? Ma lillaahi? Mise laqdabo? Ma qarannimo? Mise qabyaalad? Ma dowladnimo? Mise dullinnimo? Runtii magaca iyo haybta qofka kursiga ku fadhiyo micno ma sameeyaan. Keliya waxaa macno sameeyo xukuumaddii laga helo arrimo ay ka mid yihiin: 1 \u2013 hawl badni isla xisaabtan leh; 2 \u2013 dib u soo nooleynta haykalka dowladimo heer qaran iyo heer caalamiba; 3 \u2013 ku dhaqanka siyaasad wadashaqeyn ah oo ka maran isqabqabsiga madaxweyne iyo raysal-wasaarihiisa; 4 \u2013 yureynta daneystaha sokeeye iyo shisheeye ee u soo walaahoobayo kheyraadka Soomaaliya; 5 \u2013 dhisidda, taageeridda, iyo xannaaneynta Ciidanka Xoogga Dalka; iyo 6 \u2013 islaaxinta iyo dib-u-heshiisiinta beelaha. Dowladdii intaas ku hawlan shacabkeeda saddex XIL baa saaran: kow, in shacabku taageero dowladda sifooyinkaas leh iyadoo loo muujinayo in abaal looga hayo waxqabadkooda; labo, in shacabku uu Dowladda uga naseexeeyo wixii gef ah ee aan laga aamusin; iyo saddex, in shacabku yureeyo daneystayaasha isku soo baheystay deminta rajada Soomaaliya.<\/p>\n

      Wabillaahi Towfiiq<\/p>\n

      Qalinkii: <\/strong>Abdullahi Janno\u200b
      \nEmail: <\/strong>abdullahi.janno@gmail.com
      \nfacebook.com\/AbdullahiJanno1<\/a><\/strong><\/p>\n

      FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan<\/p>\n

      Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

      (Hadalsame) 29 Sebt 2019 – Sannaddu waa 2006. Rajo ayaa soo muuqatay ah in Soomaaliya nidaam hesho. Si rajadaas looga hortago, gacan shisheeye ayaa waxay maal-gelisay abuuridda Iskaashiga Dib-u-soo-nooleynta Nabadda iyo La-dagaallanka Argagixisada (Allience for the Restoration of Peace and Counter-Terrorists \u2014 oo ku magac dheeraa \u201cShahaado la dirir\u201d). Waxaa Iskaashigaas ku bahoobay rag dagaal-oogayaal […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":34955,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/soomaa.jpg?fit=738%2C960&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-95M","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34954"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34954"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34956,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34954\/revisions\/34956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34955"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}