Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":34312,"date":"2019-09-18T14:43:53","date_gmt":"2019-09-18T13:43:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=34312"},"modified":"2019-09-18T14:43:53","modified_gmt":"2019-09-18T13:43:53","slug":"df-somalia-oo-loo-gacan-geliyay-xogta-qaraxii-loo-gaystey-diyaaradda-daalo-maxaa-la-ogyahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/09\/18\/df-somalia-oo-loo-gacan-geliyay-xogta-qaraxii-loo-gaystey-diyaaradda-daalo-maxaa-la-ogyahay\/","title":{"rendered":"DF Somalia oo loo gacan geliyay xogta qaraxii loo gaystey diyaaradda DAALO (Maxaa la ogyahay?)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 18 Sebt 2019<\/span> \u2013<\/strong>\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wareejiyey warbixin ku saabsan baaritaanka qaraxii diyaaradda Daallo Airline ee bishii Feberaayo sanadkii 2016-kii.<\/p>\n

Inkasta oo uusan u dhicin qaabkii loo naq-shadeeyay, haddana waxa uu ahaa weerar ku cusub falalka ay kooxaha argagixisada ah ka fuliyaan dalka leh xeebta ugu dheer qaaradda Afrika.<\/p>\n

Ruux naftii hore ah, Cabdullaahi Cabdisalaam Borleh, ayaa qaraxa la fuulay diyaaradda, markii loogu soo rakibay laptop. Kaliya isaga ayaa ku naf-waayey, wallow uu burbur u geystay diyaaradda.<\/p>\n

Borleh, oo qarxiyey laptop-ka markii ay diyaaradda ka duushay shilinka Aadan Cadde, ayaa la sheegayaa in tikidka uu diyaaradda ku raacay kasoo goostay xafiis ku yaala magaaladda Luanda ee Angola.<\/p>\n

Iyaga oo ka duulaya arrintaas, mukhaabaraadka Soomaaliya ayaa dabagalka ay ku sameynayan dhacdadan la aadey dhanka Angola, si ay xaqiiqada u helaan.<\/p>\n

Taliyaha sirdoonka Angola, Jos\u00e9 Lu\u00eds Caetano Higino de Sousa oo Talaadadii, 17-ka September 2019, Muqdisho ka degay ayaa warbixin ku saabsan kiiskan wuxuu ku wareejiyey dhigiisa Soomaaliya, Fahad Yaasiin.<\/p>\n

Warbixinta oo la sheegayo in ay ku jiraan \u201cmacluumaadyo culus\u201d ayay saraakiishu ka gaabsadeen in ay nuqulo kamid ah dusiyaan.<\/p>\n

Kadib is-miidaamintaasi, xeer-ilaalinta Soomaaliya ayaa laba ruux u dacweysay kiiskan. Cabdullaahi Xirsi Xaashi iyo Cabdiwali Macow oo shaqaalaha garoonka kamid ahaa waxaa lagu eedeeyay in ay gudbiyeen.<\/p>\n

Muuqaalo ay duubeen kaamirooyinka qarsoon ee garoonka diyaaradaha caalamiga ah ayay kasoo muuqdeen ragga. Kahor maalinta qaraxa, maalmo kahor waxay laba jeer isku dayeen in ay fuliyaan howlgalka.<\/p>\n

Baareyaasha ayaa rumeysan in shirqoolka lala damacsanaa Turkish Airlines. Jabuuti ayuu ismiidaamiyaha rabay in uu kasii raaco diyaarada Turkiga. Balse duulimaadkii labaad dib u dhac ayaa ku yimid maalintaas.<\/p>\n

Kooxda AlShabaab oo mas\u2019uuliyadda weerarka qaadatay ayaa ku eedeysay Turkish Airlines in ay dunida islaamka ku faafineyso \u201cdanaha reer Galbeedka\u201d.<\/p>\n

Duulimaadka Daallo ee qaraxu haleelay oo tirsigiisu ahaa 159 waxaa la socday 80 rakaab ah. Kadib falkaasi, xukuumadda Muqdisho ayaa joojisay passport-kii ay ku bixin jirtay qaabka online-ka ah.<\/p>\n

Isha: Garowe Online<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 18 Sebt 2019 \u2013\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wareejiyey warbixin ku saabsan baaritaanka qaraxii diyaaradda Daallo Airline ee bishii Feberaayo sanadkii 2016-kii. Inkasta oo uusan u dhicin qaabkii loo naq-shadeeyay, haddana waxa uu ahaa weerar ku cusub falalka ay kooxaha argagixisada ah ka fuliyaan dalka leh xeebta ugu dheer qaaradda Afrika. Ruux naftii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":34313,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/b1-63.jpg?fit=800%2C400&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-8Vq","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34312"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34312"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34312\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34314,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34312\/revisions\/34314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34313"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}