Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":33978,"date":"2019-09-13T09:23:22","date_gmt":"2019-09-13T08:23:22","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=33978"},"modified":"2019-09-13T09:23:22","modified_gmt":"2019-09-13T08:23:22","slug":"faallo-natiijadii-xulka-qaranka-somalia-cashar-mise-taariikh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/09\/13\/faallo-natiijadii-xulka-qaranka-somalia-cashar-mise-taariikh\/","title":{"rendered":"FAALLO: Natiijadii xulka qaranka Somalia; CASHAR mise TAARIIKH?"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Sebt 2019<\/strong><\/span> – In aad u ciyaarto qaran burbursan muddo ka badan nus qarni adiga oo leh rajo ah ku guuleysiga jaa\u2019isada ugu sarreysa kubadda cagta ayaa ah mid ayaan darro ah, balse waxaa ka sharaf badan adiga oo u ciyaaraya xul qiimeyn heerkaasi la eg lagu miitaalo misna aad ogtahay haddii uusan adiga ku helin in qof kaleba aanu suura gal u aheyn u ciyaaristiisa.<\/p>\n

Waa sida ay hadda ku ciyaaraan ciyaartoyda xulka qaranka Soomaaliyeed oo in badan lasoo kulmay guuldarrooyin mahadho leh, tusaale ahaan innaga oo ah shacabka ay huwan yihiin haybaddooda waxaan ugu abaal gudnaa ereyo ah, kuwii dalxiiska u baxay immisa ayaa looga soo badiyey?! bal qiyaas ciyaaryahan rajo ka leh ku guuleysiga koob marka hadalkaasi uu maqlo miyay yeelan karaan hammi natiijo?<\/p>\n

In Zimbabwe oo qeyb ka aheyd ciyaarihii qaramada qaaradda Afrika 2019 ee ka dhacay Masar\u00a0 ay ka badiso mid kamid ah xulalka ugu guulaha hooseeya qaaradda Afrika dadku qaar waxay lahaayeen taariikh balse annigu sidaasi iilama muuqato, waxaase dhihi karaa oo keliya ma aheyn taariikh ee waxay aheyd cashar.<\/p>\n

Sannado kahor marka aad la sheekeysato madaxda cayaaraha dalka oo aad hordhigto weydiin ah, maxaa laacibiinta qaranka keliya looga xulaa Xamar? Warcelinta ayaa aheyd ma heysanno kharash aan ciyaartoyda gobollada ku keeni karno Muqdisho, balse hadda waxaad moodaa in fikirkaasi qiyaaliga u badnaa uu soo idlaaday waase casharkii aan ka barannay labadii kulan ee Soomaaliya ay la ciyaartay qaranka Zimbabwe markaasi oo inta ugu badan laacibiinta qaranka laga keenay dibadda, taasina waxay dhallisay in xulka labada kulan qeybta koowaad aan shabaqooda gool la taabsiin.<\/p>\n