Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":33479,"date":"2019-09-05T09:22:22","date_gmt":"2019-09-05T08:22:22","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=33479"},"modified":"2019-09-05T09:22:22","modified_gmt":"2019-09-05T08:22:22","slug":"waaga-cusub-ee-horumarinta-soo-saarista-shidaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/09\/05\/waaga-cusub-ee-horumarinta-soo-saarista-shidaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Waaga cusub ee horumarinta & soo saarista SHIDAALKA SOOMAALIYA"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 05 Sebt 2019<\/strong> <\/span>– Ugu horreyntii wasaaradda Batroolka iyo Macdanta JFS oo kaashaneysa guddiyada wada xaajoodka ee dawlad goboleedyada waxay ku guuleysatay in magaalada Baydhabo lagu gaaro heshiiskii taariikhiga ahaa oo ay Soomaali oo dhan wada sugeysay oo ku saabsanaa in heshiis laga gaaray lahaanshaha, maamulka & wadaagga kheyraatka dabiiciga (batrool & macdan), bishii June 5teeda sannadkii hore ee 2018ka.<\/p>\n Heshiiskan waxa wada saxiixay dhinaca xukuumadda Ra\u2019isul Wasaaraha JFS, dhinaca kale na madaxweynayaasha dawlad goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, waxaana goob joog ka ahaa Madaxweynaha JFS.<\/p>\n Gudbintii iyo ansaxintii sharciga dib u eegista bataroolka ee barlamaanka waxa ay ahayd tallaabo taariikhi ah oo saldhig u noqoneysa horumarinta kheyraatka dalkeenna, taasoo doodo iyo wada tashiyo dheer kadib uu golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo na ansixiyey 20kii bishii May ee sannadkan 2019-ka.<\/p>\n Sida ku cad sharciga dib u eegista Batroolka wuxuu tixgelinayaa dhammaan heshiisyadii ay dawladdii Soomaaliya la gashay shirkadihii caalamiga ahaa ee shidaalka intii ka horreysay sannadkii 1990kii iyo kadib unkiddii dawladda Federaalka ee Soomaaliya sannadkii 2012, iyadoo shirkadahaas ay diyaar u noqonayaan in ay bixiyaan wixii lagula heshiiyey oo kiradii dhulka ee ku aruurtay iyo in heshiiyadii hore lala galay oo ahaa nooca loo yaqaanno CONCESSION loo beddelayo heshiiska cusub oo uu sharcigan qeexayo oo ah heshiiska wax-soo saar wadaagga (production sharing agreement).<\/p>\n