Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":33175,"date":"2019-08-31T09:00:26","date_gmt":"2019-08-31T08:00:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=33175"},"modified":"2019-08-31T09:00:26","modified_gmt":"2019-08-31T08:00:26","slug":"daawo-dalalka-kenya-imaaraadka-sucuudiga-oo-isu-bahaystay-xaalufinta-somalia-df-somalia-oo-doorkeedii-ka-seexatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/08\/31\/daawo-dalalka-kenya-imaaraadka-sucuudiga-oo-isu-bahaystay-xaalufinta-somalia-df-somalia-oo-doorkeedii-ka-seexatay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Dalalka Kenya, Imaaraadka & Sucuudiga oo isu bahaystay xaalufinta Somalia (DF Somalia oo doorkeedii ka seexatay)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 31 Agoosto 2019<\/strong> <\/span>– Waxaa xaalufin ba’an oo aanay mas’uuliyad iyo xilkasnimo la socon lagu hayaa dhirta Jubbooyinka, taasoo ay ku eedaysan yihiin Ciidamada KDF ee Kenya, Axmed Madoobe & kooxda Al Shabaab.<\/p>\n

Tan iyo markii ay KDF soo galeen qaybaha fog ee Jubbooyinka dhamaadkii 2012, waxaa aad u kordhay xaalufka dhirta oo dhuxul laga shidayo, iyadoo intii u dhaxaysey 2011 ilaa 2017 la jaray 8.2 milyan oo geed, taasoo ka dhigan in 30-kii ilbiriqsiba hal geed la jaro, halkaasoo uu ku baaba’ayo mustaqbalka degaan ee dalka Somalia.<\/p>\n

Waxaa kala duwan qiyaasaha laga bixiyo dakhliga kasoo xarooda dhoofinta dhuxsha, halkan waxaa la qiyaasayaa in dhoofinta dhuxusho ay dhiiqdo dakhli dhan inta u dhaxaysa 360-380milyan oo doollar, taasoo ugu yaraan kala bar ay gacanta ku dhigaan kooxda Al Shabaab.<\/p>\n

Waxaa in Somalia lama degaan laga dhigo marka laga soo tago hunguriga iyo caqli xumada kuwa eeganaya kaash yar oo ay markaa helaan, dhanka kale gacan wayn ka gaysta dalal ku yaalla Khaliijka sida Imaaraadka iyo Sucuudiga oo aan dan ka lahayn wixii ka hallaabaya Somalia, balse ka murugsan dab yar oo ay hilib ku soshaan, waxaana dalalkaa loogu baaqay inay mamnuucaan soo degsiga dhuxusha Somalia.<\/p>\n

Kenya ayaa u muuqata mid ay ciidamadeedu Somalia u leeyihiin halis amaan, mid siyaasadeed, mid bulsho iyo mid dhaqaale, iyadoo marka laga soo tago ku dhex milanka iyo iska horkeenka Soomaalida laba jeer ka macaashta burburinta Somalia.<\/p>\n

Halkan ka eeg sawir muujinaya sida loo xaalufiyay dhirta Somalia, iyadoo ay cagaaran tahay dhanka ay Kenya ka taliso.<\/strong><\/p>\n

\"\"<\/p>\n

DF Somalia ayaan arrintan qalqaalo wanaagsan ka gelin, maadaama ay sharci caalami ah u haystaan inay arrintan daba galaan oo soo afjaraan, maadaama dhoofinta dhuxusha Somalia oo leh halis amaan iyo mid degaan lagu mamnuucay qaraar kasoo baxay Golaha Amaanka oo uu tirsigiisu yahay 751.<\/p>\n