Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":33072,"date":"2019-08-29T13:52:45","date_gmt":"2019-08-29T12:52:45","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=33072"},"modified":"2019-08-29T13:52:45","modified_gmt":"2019-08-29T12:52:45","slug":"wax-kasta-oo-aad-uga-baahan-tahay-hab-raaca-dacwadda-somalia-kenya-xog-buuxda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/08\/29\/wax-kasta-oo-aad-uga-baahan-tahay-hab-raaca-dacwadda-somalia-kenya-xog-buuxda\/","title":{"rendered":"Wax kasta oo aad uga baahan tahay hab-raaca dacwadda Somalia-Kenya (Xog buuxda)"},"content":{"rendered":"
(Hague) 29 Agoosto 2019<\/strong><\/span> – HAB RAACA SIDA AY U DHICI DOONTO DACWADDA U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA<\/p>\n Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Nederleand ayaa qaban doonta dhageysiga dacwadda xadeynta xuduud badeedka labada waddan ee kala ah Soomaaliya iyo Kenya. Dhageysiga dacwadda ayaa bilaabanayasa 9 September 2019, waxana ay dhammaanaysaa 13 September 2019.<\/span><\/p>\n WAREEGGA KOOWAAD EE DOOD AFEEDKA (ORAL)<\/strong><\/p>\n Wareegga koowaad ee doodda garyaqaanada Soomaaliya ayaa bilaabaneysa maalinta isniinta 9ka September marka ay saacaddu tahay 10 AM ilaa iyo 1PM. Haddana waxaa la isku soo laabanayaa saacaddu marka ay tahay 3PM ilaa 4:30 galabnimo markaas oo Soomaaliya ay soo gabagabeyneyso dooddeeda koowaad.<\/p>\n Kenya ayaa maalinta arbacadda oo taariikhdu tahay 11-ka bisha September garnaqsaneysa. Doodda Kenya ayaa bilaabaneysa 10AM subaxdii ilaa iyo 1PM. Mar labaad ayaa la isku soo noqonayaa. Kenya ayaa qaadaneysa dooda laga bilaabo 3am ilaa iyo 4:30 galabnimo markaas oo la soo afjarayo wareegga koowaad.<\/p>\n Wareegga labaad ee doodda lagu gudbinayo qaab oraah ah
\nMaalinta khamiista oo bishu tahay 12 September, 2019 waxaa mar labaad doodda qaadanaya Soomaaliya. Doodda Soomaaliya ayaa waxay bilaabaneysaa 3Pm ilaa 6pm. Kenya ayaa iyaduna maalinta xigta ee 13 September qaadan doonta doodda laga bilaabo 3Pm ilaa 6Pm.<\/p>\n