Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":33055,"date":"2019-08-29T11:41:01","date_gmt":"2019-08-29T10:41:01","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=33055"},"modified":"2019-08-29T11:48:16","modified_gmt":"2019-08-29T10:48:16","slug":"dhegeyso-sweden-oo-keentay-hindise-cusub-oo-ay-soomaali-badani-ka-faaiidaysan-karaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/08\/29\/dhegeyso-sweden-oo-keentay-hindise-cusub-oo-ay-soomaali-badani-ka-faaiidaysan-karaan\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Sweden oo keentay hindise cusub oo ay Soomaali badani ka faa’iidaysan karaan"},"content":{"rendered":"

(Stockholm) 29 Agoosto 2019<\/strong> <\/span>– Hayadda hoggaanka waxbarashada dalka Sweden ee Skolverket ayaa keentay hindise cusub oo ku saabsan in fursad loo abuuro macallimiinta aan lahayn waxbarashada tooska ah ee macallinnimo oo la siiyo agab ay ku shaqeeyaan iyo waxbarasho kooban si wax lagaga qabto macallin yarida kasii daraysa ee dalka Sweden.<\/p>\n

Waxaase durba aragtidan ka hor yimid oo dhaliilsan ururka daladda macallimiinta ee L\u00e4rarnas Riksf\u00f6rbund, \u00c5sa Fahl\u00e9n<\/strong>, oo ah guddoomiyaha dallada. \u2019\u2019Waannu ka hor jeednaa arrintan, waayo waxay macallinka qaatay in yar oo taageeradan ka mid ah siinaysaa aragti ah inuu u dhaqmo sidii macallin, waxaanan ognahay inaysan arrintaasi waxba ka qabanaynin yaraantii macallimiinta sharciyadda saxda ah leh, ayay tiri.<\/p>\n

Yeelkeede, waxaan la qabin Peter Fredriksson, agaasimaha hay\u2019adda maamulka waxbarashada oo sharraxaya sababta ay tillaabadan u qaadeen.<\/p>\n

\u2019\u2019Waxaa jira laba dhibaato oo aanu mar qura madaxa ku wada hayno, midda ugu muhiimsani waa dabcan tan ay Fahl\u00e9n<\/strong> ka dhawaajisey oo ah in la isku dayo in la helo macallimiin leh kartida aqooneed oo ay ardaydu u baahan yihiin, balse sidoo kale waxaa na hor taalla dhibaato iyo xaqiiqooyin haatan taagan oo xal u baahan. Waxaa jira in ka badan 30 kun oo macallin oo aan lahayn sharciyaddii macallinnimo oo wax ka dhiga iskuullada Sweden, marka waa inaan taageernaa si ay shaqadooda ugu qabtaan sida ugu wanaagsan,\u2019\u2019 ayuu ku dooday.<\/p>\n

\u00c5sa Fahl\u00e9n ayaa ku doodday in tillaabadani ay ishaaro khaldan siinayso ardayda oo dareemaysa inuu wax u dhigayo macallin aan lahayn aqoontii loo baahnaa, isla markaana aanay kala caddayn qaabka ay Waaxda Waxbarashada la tahay inay arrintani mira dhal ku noqon karto iyadoo wax kasta lagu samaynayo si deg deg ah,<\/strong> Peter Fredriksson ayaa ka jawaabaya.<\/p>\n

\u2019\u2019Ma jirto koorso deg deg ah, si cad baan sidaa u leeyahay, waa agab uu macallinku taageerto maamule ahaan ama macallin ahaan, inta markaa kaddib waxbarasho macallinimo qaadan doonta way adag tahay inaan sheegno, balse sidoo kale wuxuu noqon karaa kaaliye macallin isagoo ka faa\u2019iidaysanaya taageeradan.\u2019\u2019<\/p>\n

Waxaa barnaamijkan ka faa’iidaysan kara macallimiin badan oo Soomaali ah oo horay xitaa uga soo shaqeeyay dalka Somalia iyo meelo kale, balse aan lahayn laysinka macallinnimo ee ay Sweden aqoonsan tahay, sida kuwa halkan ku barta macallinnimada ama keensada wax u dhigma oo ay Sweden aqbalsan tahay.<\/p>\n\n

 <\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Stockholm) 29 Agoosto 2019 – Hayadda hoggaanka waxbarashada dalka Sweden ee Skolverket ayaa keentay hindise cusub oo ku saabsan in fursad loo abuuro macallimiinta aan lahayn waxbarashada tooska ah ee macallinnimo oo la siiyo agab ay ku shaqeeyaan iyo waxbarasho kooban si wax lagaga qabto macallin yarida kasii daraysa ee dalka Sweden. Waxaase durba aragtidan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33056,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Namnl\u00f6s-19.png?fit=777%2C444&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-8B9","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33055"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33055"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33059,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33055\/revisions\/33059"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}