Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":33024,"date":"2019-08-29T07:53:01","date_gmt":"2019-08-29T06:53:01","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=33024"},"modified":"2019-08-29T07:53:01","modified_gmt":"2019-08-29T06:53:01","slug":"deeqa-afro-oo-sharraxaad-ka-bixisay-sababta-ay-dooratay-in-geed-la-saaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/08\/29\/deeqa-afro-oo-sharraxaad-ka-bixisay-sababta-ay-dooratay-in-geed-la-saaro\/","title":{"rendered":"Deeqa Afro oo ”sharraxaad” ka bixisay sababta ay dooratay in GEED la saaro!!!"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 29 Agoosto 2019<\/strong><\/span> – “Muuqaalka aan iska duubay ee aan ku lahaa geed hala isaaro wuxuu ahaa mid aan ugu talagay oo aan sidaa ku sii daayay”, ayey tiri Deeqa Afro oo la hadashay BBC Somali.<\/p>\n Deeqa Aadan Muuse kuna magac dheer Deeqa Afro waa fannanad caan ah waxayna horey u qaaday heeso kala duwan oo qaar kood looga falceliyay si kala gedisan.<\/p>\n Deeqo ayaa dhowr bilood ka hor soo saartay muuqaal ay kaga hadleysay sida ay rabto in la yeelo marka ay dhimato ka dib, kaas oo falcelin aad u kala duwan ka dhaliyay baraha Bulshada.<\/p>\n Muuqaalkii ay iska duubtay ee ay ku codsaneysay in aan la aasin ayey ku tiri: “Waxaan codsanayaa in maalintii ilaahay i oofsado ee aan dhinto in aan wax qabri ah la ii qodin; in aan la i aasin. Arrintan waxaa ka fikirayay muddo aad u badan”.<\/p>\n “Adduunka dhul la’aan kama jirto. Waddan kastaa wuxuu leeyahay dhul badaan oo lama degaan ah. Dhul la dhigi karo maydka meeshii laga aasi lahaa”, ayey hadalka ku dartay.<\/p>\n “Anigu in la i aaso diyaar uma ahi; in kastoo rajo aad u fiican aanan ka qabin”, ayey tiri.<\/p>\n Deeqa Afro ayaa sheegtay in arrintaas ay horey ugala hadashay hooyadeed ayna ka diiday. Balse waxay dooneysaa in aanan la aasin.<\/p>\n “Waxaan aad iyo aad ula yaabaa dadka xabaala dadka kale. Mar alle marka uu qofka dhinto waxaad arkeysaa dad sidaa u soo kala ordaya oo majaafado iyo balaayo uun sita. Waxaan ku dhihi lahaa naxariis darada iska daaya”, ayey Deeqo ku tiri muuqaalka ay soo saartay.<\/p>\n Deeqa Aadan Muuse waxay qirsan tahay in muuqaalka ay sameysay iyadoo og, ayna sidaa ku sii baahisay. Sababta ay u tiri yaan la i aasin iyadoo sharaxeysay ayay sheegtay in “ay arrintaa jeclayd illaa yaranteeeda”.<\/p>\n Deeqa Afro ayaa sheegtay in weligeed halmar oo keli ay tagtay meel qabuura ah, waxayna raacday dhallinyaro ay saaxiibo yihiin oo hooyadood dhimatay, oo ay la aaday illaa qabuuraha, sida ay BBC u sheegtay.<\/p>\nHaddaba maxa Deeqo Afro hadalkaa ka keenay?<\/h2>\n