Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":32280,"date":"2019-08-16T10:03:56","date_gmt":"2019-08-16T09:03:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=32280"},"modified":"2019-08-16T10:03:56","modified_gmt":"2019-08-16T09:03:56","slug":"dad-dhaqan-aad-u-xun-ku-bilaabay-soomaalidu-turkiga-ku-nool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/08\/16\/dad-dhaqan-aad-u-xun-ku-bilaabay-soomaalidu-turkiga-ku-nool\/","title":{"rendered":"Dad dhaqan aad u xun ku bilaabay Soomaalidu Turkiga ku nool!!"},"content":{"rendered":"
\n

(Ankara) 16 Agoosto 2019<\/strong> <\/span>– Dhaliyarada Afka Turkiga baratay, ee ku nool dalkan Turkigu, waxa ay dadka yimaadda u gaystaan tacaddiyo aan lasoo koobi karin. Tusaale ahaan, Dhakhaatiirta inta ay heshis la galaan ayay dadka dul saaraan lacag, lacagtaas oo aad u badan marka loo eego dadka danyarta ah ee halkan caafimaadka usoo raadsada. Kudarso oo, qofkaasi lacag turjubaannimo ah na wuu ka qaaday.<\/p>\n

Maalin dhawayd waxaa dhacday, gabadh oo toban sanno jirtay ayaa cancer laga helay, Turkey ayaa loo keenay Dhakhtar. Ninkii turjumaanka u ahaa, ayaa u sheegay in lacagta Dhakhtarku jaban tahay, haddii ay kaadhka qaxoontiga usoo qaadaan inanta yar, waanu usoo qaaday. Ku darso oo qofka xanuusanayaa, marka uu haysto Kaadh kaa qaxoontiga, Dhakhtarku waa u bilaash, dhib se waxa uu ka taagan tahay hooyada dhashay Afkii ma taqaanno.<\/p>\n

Wiil ay ugu yeedhatay turjumaannimo, ayaa maalin kasta ka qaadaayay 1000$ isaga oo u sheegaya in ay tahay lacagta lagu daweeyo gabadha yar. Muddo ku siman 10 cisho markii uu sidaas ku waday, ayay gabadhii yarayd geeriyootay subax hore isaga oo aan wali iman.<\/p>\n

Dad Soomaali ah oo ay ku wada jireen Dhakhtarka, ayay tidhi: ii waydiiya, mayd ka ayaan qaadanayaaye, saaka na miyaa layga rabaa lacagtii!? Markii loo sheegay masuuliyiintii Dkakhtarka, madaxa ayay qabsadeen, waxa ayna u sheegeen in ay ku dawayn jireen bilaash maadama oo ay kaadhka qaxoontiga haysato!!<\/p>\n

Sida oo kale, 2018 kii, mar aan aabbahay Istanbul xaalad caafimaad u keenay, waxa aan arkay dhawr qof oo ay lacago badan dul saareen iyaga oo tii turjumaan ka na ka qaadaya! Intaas uun kuma eeka e, dadku wax kasta oo ay u baahdaan in laga caawiyo, lacago ayay ka dhacaan. Tusaale ahaan, dadka guryaha kiraysanaaya ee magaalada ku cusub!<\/p>\n

Hadda ba, waxa yaab igu dilay, qof Soomaali ah, walaalkaa ah, dalshisheeye jooga oo adiga caawimaad kaaga baahday, xanuusanaaya, sidee ayaad xoolihiisa u hungurayn kartaa? Aaway damiirkii walaalnimo iyo kii tolnimo. Wada dhalashadii Soomaalinimo maxaa ku dhacay?<\/p>\n

FG:<\/strong> Dad badan oo wanaagsani waa ay jiraan, laakiin sidan ayay u badan yihiin<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Naciimo Abwaan Qorane<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Ankara) 16 Agoosto 2019 – Dhaliyarada Afka Turkiga baratay, ee ku nool dalkan Turkigu, waxa ay dadka yimaadda u gaystaan tacaddiyo aan lasoo koobi karin. Tusaale ahaan, Dhakhaatiirta inta ay heshis la galaan ayay dadka dul saaraan lacag, lacagtaas oo aad u badan marka loo eego dadka danyarta ah ee halkan caafimaadka usoo raadsada. Kudarso […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":32281,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/b-112.jpg?fit=640%2C386&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-8oE","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32280"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32282,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32280\/revisions\/32282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}