Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":31945,"date":"2019-08-07T10:38:15","date_gmt":"2019-08-07T09:38:15","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=31945"},"modified":"2019-08-07T11:36:15","modified_gmt":"2019-08-07T10:36:15","slug":"ilhaan-cumar-ninkan-ayay-wax-kala-dhexeeyaan-daily-mail-sawirro-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/08\/07\/ilhaan-cumar-ninkan-ayay-wax-kala-dhexeeyaan-daily-mail-sawirro-muuqaal\/","title":{"rendered":"”Ilhaan Cumar ninkan ayay wax kala dhexeeyaan!!” – Daily Mail + Sawirro & Muuqaal"},"content":{"rendered":"

(Washington, DC) 07 Agoosto 2019<\/strong><\/span> – Warqaadka caanka ah ee Daily Mail oo horay u qoray in Ilhaan Cumar ay ka guurtey odaygeedii hore, ayaa iminkana soo gudbiyay muuqaalka Ilhaan Cumar oo si gooni ah ula socota Tim Mynett oo kaaliyaasheeda ka mid isla markaana xaasle a, sida uu DailyMail.com xaqiijinayo.<\/p>\n

DailyMailTV ayaa horay u sheegay in Ilhaan ay gacanta iska haysteen nin aan la garanaynin xilli ay ka cashaynayeen makhaayad ku taalla bannaanka Los Angeles bishii Maarso. Ninkaasi iminka wuxuu noqday Mynett, oo xilligaa isku dayay inuu kaamiro duubaysay gacanta u dhigo, sida laga arkayo muuqaalka.<\/p>\n

Gabadhan Soomaaliyeed ee Aqalka Wakiillada ku metesha gobolka Minnesota oo 37-jir ah, ayaa la sheegay inay aad iskugu dhow yihiin ninkan Mynett, 38 jir, kaasoo muddo dhowr bilood ah u ahaa qorshe yahan dhanka lacag ururinta ah.<\/p>\n

Mynett ayaa qaba Dr. Beth Mynett, balse DailyMail.com ayaa xaqiijiyay inuu dhowaantan kasoo guurey, isagoo iminka si joogto ah ugu nool guri qaali ah oo uu ka degey caasimadda D.C.<\/p>\n

Waxaa jira sawirro badan oo muujinaya Mynett iyo Cumar oo aad iskugu dhow, iyagoo si gaar ah isula safray Los Angeles, New York City<\/a>, Austin iyo Seattle.<\/p>\n

Mynett ayaa xitaa la arkayaa isagoo la jooga Ilhaan iyo gabadha Ilhaan ee Isra, 16 jir, oo ah gayfane bulsho, iyadoo dhowr mar 3-dooda oo qura la isku arkay, waxaa ugu dambaysay bishii tagtay ee Luulyo.<\/p>\n

Xisbiga Dimoqraadiga ayaa Ilhaan u ijaarey sharikad uu leeyahay Mynett – E Street Group – taasoo ay uga baxday $250,000 oo doollar, kuwaasoo ku baxay talooyin iyo kharashaad safar min Juun ilaa bishan Agoosto, sida ku cad diiwaanka Guddiga Doorashooyinka Federaalka.<\/p>\n

Arrintan ayaa xigsanaysa warkii hore ee uu DailyMail.com qoray ee ahaa in Ilhaan Cumar ay ka tagtay odaygeedii hore ee Axmed Xirsi, aabbaha 3-deeda carruurta ah.<\/p>\n

Xaaska Mynett, Dr. Beth Mynett oo arrintan uu isla Daily Mail hor dhigay ayaan arrintan beenin balse tiri: “anigu hadda umuurtan ka warrami maayo!!”, taasoo shaki hor leh dhalinaysa.<\/p>\n

Dhanka kale, Daily Mail ayaa soo qaatay sawir uu ku xoojinayo jiritaanka kala tagga, isagoo soo qaatay Xirsi oo xilligii ay Ilhaan ku noqonaysey Minnesota kasoo baxaya maqaaxida Starbucks Coffee oo u dhow guriga ay horay u wada deganayeen.
\n<\/span><\/p>\n

Ilhaan ayaan dhanka kale weli beeninin, arrinta ku saabsan inay kala tageen odaygeedii hore.<\/p>\n