Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":31608,"date":"2019-07-31T11:00:28","date_gmt":"2019-07-31T10:00:28","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=31608"},"modified":"2019-07-31T11:00:28","modified_gmt":"2019-07-31T10:00:28","slug":"gobolka-geeska-afrika-waa-mid-muhiimad-gaar-ah-leh-imaaraadka-oo-caddeeyay-ujeedka-uu-somalia-ugu-mashquulay-maxaa-nooga-eg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/31\/gobolka-geeska-afrika-waa-mid-muhiimad-gaar-ah-leh-imaaraadka-oo-caddeeyay-ujeedka-uu-somalia-ugu-mashquulay-maxaa-nooga-eg\/","title":{"rendered":"”Gobolka Geeska Afrika waa mid muhiimad gaar ah leh!” – Imaaraadka oo caddeeyay ujeedka uu Somalia ugu mashquulay! (Maxaa nooga eg?!)"},"content":{"rendered":"

(Abuu Dabeey) 31 Luulyo 2019<\/strong><\/span> – Kaddib qoraalkii The New York Times<\/em> uu ka sameeyay cod uu sheegay inuu ka helay hay’ad sirdoon oo aad uga hor jeedda siyaasad dibadeedka Qadar, kaasoo ku saabsanaa inay Imaaraadka ka cayrinayaan Somalia, waxaa markale soo hadal qaaday Imaaraadka.<\/p>\n

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda ee dalka Imaaraadka Dr Anwar Gargash, ayaa Twitter-kiisa kusoo qoray “in codkaasi uu khatar yahay, isla markaana aanay dafiri karin wixii la duubay.”<\/p>\n

Wargayska ayaa sheegay in weerar qarax oo bishii Maajo ka dhacay Boosaaso, Somalia, ay lug ku lahayd dowladda Qadar.<\/p>\n

Waxaa sheekadu dhex maraysay ganacsadaha Khalifa Al Muhanadi xiriir dhowna la leh dowladda Qadar oo la hadlayay Somalia iyagoo leh \u201csaaxiibadeen ayaa qaraxa ka dambeeyay\u201d.<\/p>\n

Wargayska The National oo ay Imaaraadku leeyihiin oo sheekadan qoray ayaa intaa ku daray ”Geeska Afrika wuxuu leeyahay muhiimad istaraatijiyadeed, waayo waxaa mara maraakiibta ugu badan ee caalamka u kala gooshta, sidoo kalena waxaa ka muuqata fursado dhaqaale maadaama uu xoogaysanayaan suuqyada gobolkaasi.”<\/p>\n

Imaaraadka ayay ilo hoose oo fahamsan juqraafiga siyaasadeed, waxay qabaan in uu Somalia u joogo inuu ka qayb qaato ugu yaraan qaysanaanta dadka, maadaama uu aaminsan yahay sida qoraalkanba ka muuqata in Somalia oo ku taalla meel istaraatiji ah ay Dubai marin karto jidkii ay Cadani oo beri camirnayd martay, sidaa darteed, wuxuu la dagaallamayaa amaanka Somalia, waxaa aragtidaa la qaba dalal badan oo Khaliijka ku yaalla.<\/p>\n

Nasiib xumo, Soomaalidu waxay ka dhimatay siyaasaddii iyo hoggaankii waxaa fahmi lahaa umaddana isku duwi lahaa, iyadoo u kala qoqoban maamullo qabiillo lagu suntay oo ay ku qoowlaystaan siyaasiyiin been u akhriya wax ma garatada.<\/p>\n

\n

Qatar’s terrorism against UAE in Somalia is \u201cunfortunate,\u201d Dr Anwar Gargash says https:\/\/t.co\/ihqzGq2d12<\/a><\/p>\n

\u2014 The National (@TheNationalUAE) July 30, 2019<\/a><\/p><\/blockquote>\n