Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":31456,"date":"2019-07-28T10:28:22","date_gmt":"2019-07-28T09:28:22","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=31456"},"modified":"2019-07-28T10:28:22","modified_gmt":"2019-07-28T09:28:22","slug":"dhega-hadal-maraykan-cidna-u-habran-mayno-hindiya-oo-sheegtay-inaysan-cidna-uga-fasax-qaadanaynin-casriyaynta-ciidamadeeda-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/28\/dhega-hadal-maraykan-cidna-u-habran-mayno-hindiya-oo-sheegtay-inaysan-cidna-uga-fasax-qaadanaynin-casriyaynta-ciidamadeeda-sawirro\/","title":{"rendered":"DHEGA-HADAL MARAYKAN: ”Cidna u HABRAN mayno!” – Hindiya oo sheegtay inaysan cidna uga fasax qaadanaynin CASRIYAYNTA ciidamadeeda + Sawirro"},"content":{"rendered":"

(New Delhi) 28 Luulyo 2019<\/strong> <\/span>– Hindiya marnaba uma habran doonto cadaadis dibadeed, sida uu sheegay Raysal Wasaaraha Narendra Modi dalkaasi oo hoosta ka xarriiqay in ciidamo qaran oo casri ihi ay yihiin kuwa qura ee ilaalin kara madax banaanida qaran iyo midnimada gayi ee dal kasta.<\/p>\n

\n

\u201cWaa in la casriyeeyaa Ciidamada Qalabka Sida, taasina waa muhiimadeenna 1-aad,\u201d<\/em> ayuu Modi ka sheegay khudbad uu ka jeediyay<\/a> munaasabad lagu maamuusayay sanad-guuradii 20-aad ee kasoo wareegtey guushii ay Kargil uga gaareen dalka Pakistan oo ay isku hayaan Jammu iyo Kashmir, isagoo sheegay in argagixiso iyo dagaal wakaaladeed ay weli fara ba’an ku hayaan amaanka dunida.<\/p>\n

”Uma habran doonno cadaadis shisheeye marka ay timaaddo daafaca qarankeenna… Min gunta badda ilaa hawada bilaa dhamaadka ah, Hindiya waxay si buuxda u adeegsan doontaa kartideeda.” ayuu yiri.
\n<\/strong><\/em><\/p><\/blockquote>\n

Hindiya oo 2016 dhamaystirtay waxa loo yaqaanno cududda 3-geesoodka ee nukliyeerka (nuclear triad) oo ah inuu dalku Nukliyeerka ka ridi karo dhulka, badda iyo cirka kaddib markii ay tijaabiyeen gujiska INS Arihant oo ku shaqaysa tamarta nukliyeerka, ayaa misna tijaabisey hannaanka gantaalaha lagu soo rido satellite-yada.<\/p>\n

Modi oo lagu tilmaamo nin xag-jir oo aaminsan wadaniyad u janjeerta dhanka dadka dalkaa ugu tirada badan ee Hinduuga, ayaa se wacad ku maray in aanay hakan doonin oo ay higsanayaan heer sare iyo hiraal qaran.<\/p>\n

Miisaaniyadda Ciidamada Hindiya ayaa sanadkan noqotay US$49.7 bilyan oo doollar, iyagoo wada mashaariic ballaaran oo la yiraahdo ”Hindiya hallagu sameeyo” oo ah inay agab badan iyadu soo saarato, waloow ay soo iibsadeen miigagga Faransiis sameega ah ee Rafale, dayuurado kuwa qumaatiga u kaca ah iyo hannaanka Ruushka ee S-400, waana kuwaa halka uu ku socdo dhega hadalkani, maadaama ay Washington cunaqabatayn ugu hanjabtey.<\/p>\n

\n

Paid homage to martyred soldiers at the National War Memorial in New Delhi on the occasion of 20th anniversary of Kargil Vijay Diwas. Their unwavering courage and supreme sacrifice ensured the safety and sanctity of our borders. pic.twitter.com\/YLkDpz8iE3<\/a><\/p>\n

\u2014 Rajnath Singh (@rajnathsingh) July 26, 2019<\/a><\/p><\/blockquote>\n