Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":31146,"date":"2019-07-23T09:33:04","date_gmt":"2019-07-23T08:33:04","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=31146"},"modified":"2019-07-23T09:34:35","modified_gmt":"2019-07-23T08:34:35","slug":"badmaaxii-xaryanku-la-degey-sheeko-aad-ka-baran-karo-erayo-badeed-badan-qaybtii-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/23\/badmaaxii-xaryanku-la-degey-sheeko-aad-ka-baran-karo-erayo-badeed-badan-qaybtii-2-aad\/","title":{"rendered":"BADMAAXII XARYANKU LA DEGEY: Sheeko aad ka baran karo erayo badeed badan (Qaybtii 2-aad)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 23 Luulyo 2019<\/strong><\/span> – Naakhuudaha iyo serinjigiisa oo aanu fileyney in ay aqoon fog u lahaayeen saadaasha dabaylaha waxay noo sheegeen in ay imaaneyso dabayl si dabacsan noogu tuqtuqeysa dhanka aan u soconno. Si kastaba ha ahaatee si lama filaan ah ayaa waxa u kacay dabayl naguna riixday dhanka berriga, markaan xeebtii ku soo dhowaannay ayaa hir weyn oo ilaa 8 dhudhun kor u kacsan qaaday xaryankayagii oo shacaab xeebta u dhow ku dhuftay, halkaas oo uu ku burburay xaryankii, ka dib markuu gabballo yaryar noqday ayaan mid qabsaday, dadkii kale dhammaan waa le\u2019deen. Halkan ka akhri<\/strong> <\/a>qaybtii 1-aad…<\/p>\n

Waxa yimi hir weyn oo qorigii aan ku dhegganaa inta kor uga qaaday shacaabkii ku tuuray dhagxaanta xeebta, inta ka soo gurguurtay ayaan dhulka sare dugsi ka raadsaday iyo si aan uga gabbado badda careysan ee aan turaalka lahayn. Gabbaldhacii dabayshii waa i dhaaftay, hunrigii cadceedduna waa yaraaday, si aan u indha indheeyo halka maqaadiirtu igu soo tuurtay ayaan roogsaday.<\/p>\n

Ma ahayn in la iga samatabixiyo meeshii aan joogey, halka intii kale aaney naf ka badbaadin. Waxan joogay jasiirad aan qof kale oo aan weheshado aanu joogin, hase yeeshee waa jasiirad aan weligeed dad caga soo dhigin. Caleemaha ballaaran oo dhirta dushayda ah saaran ayaa har iiga noqday suudiga cadceedda. Markey gaajo i qabato oo aan hareerahayga wax aan cuno ka eego waxan helaa iyada oo la ii soo diyaariyey, weliba meel aan ka tiigsan karo.<\/p>\n

Miro daray iyo canab, geedo aad u macaan, mire qare oo nooc walba leh, hilib, kalluun iyo shimbiro iyo dalag noocya badan, ugu horreyn waxan aad uga dhergay mira macaantii igu hareersaneyd. Maalintii saddexaad ayaan booraan qoday oo dab ku shiday si aan ugu solo hilib aan iIlaahyada u hibeeyey, ka dibna hilib iyo kalluun aan naftayda ugu talagalay ayaan ku karsaday.<\/p>\n

Cunnadaas macaan markaan cunay oo aan si hagaagsan u fadhiyo ayaan si kedis ah u maqlay cod hanqarkoo kale ah oo argagax leh oo la moodo in uu agtayda ka dhacayo, dhulka ayaan isku dhejiyey anoo u haysta in hir weyni xaaqi doono jasiiradda, dhirtuna waa wada ruxmaneysay sidii iyagoo ay dabeyshu dharbaaxeyso, dhulkuna hoostayduu ka gariirayey.
\nBalse hir ma imaan, ugu dambeyn si feejignaan leh ayaan madaxa kor ugu qaaday, mase maxaa i soo eegaya!,<\/p>\n

Weligay ma illoobayo surrucaadkii aan ka qaaday hummaagga xaggayga u soo socda, waa mas ilaa 30 dhudhun dhererkiisu gaarayo, oo leh gar laba dhudhun ka dheer, maqaarkiisa waxa daboolay qashaar dahabi ah, qashaarka indhahiisana waxa hareereeyey dhulman cirood ah oo barax la\u2019.<\/p>\n

Maskii wuxu isku soo galoolay halkii aan ku dhabbacnaa horteeda, foolkaygana dhulkaan ku hayey. Maskii inta madaxiisa sare u qaaday iyo korkayga wuxu yiri \u201cMaxaa ku keenay? Maxaa ku keenay halka kan yarow?!<\/p>\n

Ii sheeg waxa ku keenay jasiiraddaan, haddaadan ii sheegin isla hadda ayaan waxan ku tusayaa sida dabka wax loogu gubo, si dhammeystiran sida loo gubto oo loo noqdo huf iyo hal aan jirin, ciyow hadal, waxan kaa sugayaa in aan maqlo wax aanan hore u maqal, oo ugub ah\u201d
\nKaddib daamamkiisii waaweynaa inta igu qaaday ayuu wuxu i geeyey gebigiisa fog, asagoo aan wax i yeelinna i dhigay, haa, wuxu igu qaaday miciyihiisa fiiqan, haddana xagtin iyo qaniininyo waa ka fayoobaa.<\/p>\n

Mar labaad ayuu i weydiiyey \u201c Maxaa ku keenay? Maxaa ku keenay halkaan kan yarow? maxaa ku keenay jasiiraddaan badda dhexdeeda ah oo hirjabka baddu ku soo dhacayaan dhinacyadeeda?\u201d<\/p>\n

Markaas ayaan isku dayey inaan hadlo anoo hortiisa arrumanaya, wajigaygana dhulka u foorarinaya, sidii anigoo Fircoon qudhiisii hor taagan \u201cWaxan ku soo dhoofnay amarka boqorka Masar Amin En Xeb annago wadannay xaryan weyn oo dhererkiisu ahaa 150 dhudhun, si aanu kinsi uga soo qaadno godadka macdanta ee koofurta, hase yeeshee waxa ay baddu soo daacday gufaacooyin waaweyn oo inta xaryankayagii qaadday la dhacday shacaabiga, taas oo keentay in dhammaan dadkii saarnaa ay go\u2019aan, marka aniga laga reebo, anigu waxan jabsaday gabbal qori ah, kaasoo i kor mariyey shacaabkii, ka dibna hir weyn baa igu soo tuuray xeebta jasiiraddaan. Waxan joogay halkaan saddex maalmood, sidaa awgeed i arag, waxa yarowgaan halkaan keenay waa hirarka badda\u201d
\nKa dib maskii baa wuxu yiri \u201cHa cabsan, ha cabsan kan yarow!<\/p>\n

Wajigaagana yey ka muuqan cabsi! Haddiba sidaad ii sheegtay aad ku timi jasiiraddayda, dhammaan jaallayaashaadiina le\u2019deen, adiga mid Ilaahyada ka mid ah baa ku samatabixiyey jasiiraddaanna kuu soo diray, hubaal Amon Re ayaa ku soo diray jasiiraddaan barakeysan ee aadan waxba ka waayeyn oo ay ka buuxaan dhammaan waxii wanaagsanaa.<\/p>\n

Haddana waxan kuu sheegayaa timaaddadaada, waxad jasiiraddaan ku negaaneysa bil lagu daray bilo kale, ilaa afar bilood, ka dib waxa imaaanaya xaryan, Masar buu ka imaanayaa, si nabad ah ayuu dhulkaagii ku geynayaa, waxaadna ku dhimaneysaa magaaladaada muddo ka dib, waxana lagugu xabaalayaa xabaashii aad diyaarsatay\u201d<\/p>\n

Waa socotaa….<\/strong><\/p>\n

Waxaa Diyaariyay:<\/strong> Maxamed Cabdullaahi Jaamac<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 23 Luulyo 2019 – Naakhuudaha iyo serinjigiisa oo aanu fileyney in ay aqoon fog u lahaayeen saadaasha dabaylaha waxay noo sheegeen in ay imaaneyso dabayl si dabacsan noogu tuqtuqeysa dhanka aan u soconno. Si kastaba ha ahaatee si lama filaan ah ayaa waxa u kacay dabayl naguna riixday dhanka berriga, markaan xeebtii ku soo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31123,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/b-19.png?fit=706%2C690&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-86m","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31146"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31146"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31149,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31146\/revisions\/31149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}