Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":31119,"date":"2019-07-22T09:27:27","date_gmt":"2019-07-22T08:27:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=31119"},"modified":"2019-07-22T09:27:27","modified_gmt":"2019-07-22T08:27:27","slug":"jabkii-cusmaaniyiinta-dagaalkii-waynaa-ee-bariga-dhexe-wax-badan-ka-baro-sidii-ay-carabtu-gumaysiga-ula-shaqeeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/22\/jabkii-cusmaaniyiinta-dagaalkii-waynaa-ee-bariga-dhexe-wax-badan-ka-baro-sidii-ay-carabtu-gumaysiga-ula-shaqeeyeen\/","title":{"rendered":"Jabkii Cusmaaniyiinta & Dagaalkii Waynaa ee Bariga Dhexe (Wax badan ka baro sidii ay Carabtu gumaysiga ula shaqeeyeen)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 22 Luulyo 2019<\/strong> <\/span>– Buugga The fall of the Ottomans the great war in the middle<\/strong> <\/em>east 1914-1920.Oo uu qoray Eugene Rogan kana kooban 485 bog iyo 13 cutub soona baxay 2015-kii waxa uu si baaxad leh uga waramayaa dhicitaankii boqortooyadii Cusmaaniyiinta qoraagu waxa uu cilmiga taariikhda ka dhigaa Jaamacadda Oxford ee ku taal Ingiriiska.<\/p>\n

Intii u dhaxaysay 1908-dii illaa 1913kii dawladdii Cusmaaniyiintii ee ay Turkidu gadhwadeenka ka ahaayeen waxay la kulantay cadaadisyo gudaha ah(kuwo ay wadeen deegaanadii carabtu) iyo mid dibadeed oo ay hogaaminayeen dawladihii Entente Powerka ahaa ee ingiriis iyo Faransiis caynaanka u hayeen,iyadoo ay weheliyaan Balkanska iyo Armeeniyiintii oo tirsanayay in meeshaas lagu xasuuqay.<\/p>\n

Cabdilxamiidkii Labaad ayaa laga codsaday inuu sameeyo dastuur iyo baarlamaan ka kooban Muslimiin,Yuhuud iyo Kiristan la jaan qaada qarniga 20-aad mase aqbalin soo jeedintaas.Sidii loogu soo siqaayay waxaa laga fara maroojiyay wadamo ay ka mid yihiin Cyprusiyo Masar oo Ingiriis la wareegay Tuunisiya oo Faransiis hantiyay.Giriigu waxay Cusmaaniyiinta ka xoroobeen 1830kii halka Seerbiya ay heshay 1829-kii.<\/p>\n

Cusmaaniyiintu waxay xidhiidh dhaqaale iyo iskaashi amniba la galeen Jarmalka oo ay Ingiriis is colaadinayeen,Jarmalku waxa uu la saftay Cusmaaniyiinta isagoo xataa kala qayb qaatay in la wada gaadhsiiyo dhulka Muslimiinta oo dhan kalmadda xaqa ah ee Jihaadka, waxaanay bilaabeen waddoa tareen ah oo isku xidha Ciraaq iyo Turkiga.<\/p>\n

1914-kii 140 Milyan oo Muslimiin ah ayaa ku hoos jiray gumeystihii reer Yurub,1-dii August ayaa wasiirkii dagaalka ee Enver Pasha ku dhawaaqay dagaal lala galayo gaalada isagoo faray in la diiwaan geliyo da’da u dhexaysa 21jir-45jir shan cisho gudahoodna ay iska xaadiriyaan goobaha loo asteeyay in lagu diiwangeliyo.<\/p>\n

Dhaqaale xumi ayaa soo waajahday dawladdii Cusmaaniyiinta iyadoo dhaqaaluhu hoos dhac uu sameeyay 20% sannadkii 1913kii,Jarmala oo xulufo la ahaa ayaa ugu deeqay lacag dhan oo ku qiimaysan 2Milyan oo Yuuro oo lacag ah iyo 3Milyan oo yuuro oo dahab ah si loo badbaadiyo dhaqaalaha Cusmaaniyiinta,reer Yurub waxay soo urursadeen ciidan Afrikada waqooyi laga keenay loona sheegay in aanay wax dheef ah ku qabin dawladda Cusmaaniyiinta,<\/p>\n

Goobaha aadku ugu muhimka ahaa isu socodka ee Ingiriisku baadhista badan ku sameeyeen ayaa kala Suways Kanalka Masar iyo Baabal Mandabka Yaman,Ruushka ayaa weerar lagu ekeeyay waxaana ciidamadii muslimiinta ahaa ka hor yimid ciidan kale oo Ruushka u dagaalamayay markii la qabqabtayna waxa ay yidhaahdeen waxaanu nahay Muslimiin isweydiintu waxay tahay maxay ku xaqiijiyeen inay Muslimiin yihiin? buugga ayaad ugu dhex tegaysaa cadayntaas.<\/p>\n

Is dil ka dhacay Kanaalka waxaa ku naf waayay 162 ingiriis iyo 130 dhaawac ah halka Cusmaaniyiintu waayeen 238 iyo 718 dhaawac ah siday Ingiriisku sheegteen,Mustafa kemal ayaanu haba yaraate wax buuran ka sheegayn buuggu marka laga reebo inuu hogaaminayay ciidan isla jeerkaasna ka digi jiray in Turkigu noqdo”German Colony”,Buuggu waxa uu xusayaa in Giriig kiristan ahaa la mastaafuriyay isla jeerkaasna shaki laga moojiyay Armeeniyiin laga tiro badan yahay in ay maamul samaystaan qoraha buugga oo ah nin reer galbeed ahi waxa uu xusayaa in Armeeniyiinta laga dilay 1-1.5milyan qof waxaanu ku sheegayaa The first modern genocide.<\/p>\n

Magaalooyin door ah oo Ciraaq ku yaal ayaa lagaga kacay Cusmaaniyiinta Shacayba waxaa laga bilaabay sahaminta ceelal shiidaal,Cadan ayay ingiriisku isku dayeen inay qabsadaan laakiin kamay warhayn in 11,000-13,000 ciidan ahi ilaalinayaan.<\/p>\n

Carabtu kaalin weyn ayay ku lahayd dhicitaankii Cusmaaniyiinta masalan Ardul Xijaaz waxaa joogay nin la odhan jiray Shariif Xuseen oo Ingiriiska hoosta kala socday oouu dilaalaayay nin Lawrence la yidhaahdo,ninkaasi kicin badan oo uu bilaabay waxa uu hawlaha socodsiintooda u igmaday laba wiil oo dhalay oo Faysal iyo Cali la kala odhan jiray.Al-Fatat iyo CUP(committee for union and progress) ayaa suuriyiin iyo carab kaleba sameeyeen si loogu wiiqo awoodda dawladda,Shariifka waxa uu damacsanaa in laga dhigo boqorka Carabta(King of Arabs land).<\/p>\n

Laakiin waxay reer galbeed ku dirqiyeen inuu Xijaaskiisaas iskaga faro adaygo oonu meel kale u dhaqaaqin, dhulal badan ayaa la qabsaday Qaza ayaa ugu hawl badnayd Markii dambena waxa dhacday mucaahadadii loogu magac daray xooghayihiin arimaha dibadda ee Ingiriiska ee la odhan jiray Balfour,Arinta xidhiidhka reer galbeedka iyo carabta baadhis badan waxaa la soo helay documents cadaynaya dadyaw la jaal ah gaalada qaarbaaba lagu daldaly Bayrtuut,mid ka mid ah badhasaabadii Muslimiinta ayaa isagoo la hadlaya carabtaas waxa uu ku yidhi”We were brothers,and now we are enemies”.<\/p>\n

intaas iyo inkale oo badanba waxaad ugu tegaysaa buugga<\/p>\n

Waxaa Eegay:<\/strong> Axmed Sulaymaan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 22 Luulyo 2019 – Buugga The fall of the Ottomans the great war in the middle east 1914-1920.Oo uu qoray Eugene Rogan kana kooban 485 bog iyo 13 cutub soona baxay 2015-kii waxa uu si baaxad leh uga waramayaa dhicitaankii boqortooyadii Cusmaaniyiinta qoraagu waxa uu cilmiga taariikhda ka dhigaa Jaamacadda Oxford ee ku taal […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31120,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/b-179.jpg?fit=2560%2C2560&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-85V","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31119"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31119"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31121,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31119\/revisions\/31121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}