Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":30932,"date":"2019-07-19T10:59:21","date_gmt":"2019-07-19T09:59:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=30932"},"modified":"2019-07-19T11:00:39","modified_gmt":"2019-07-19T10:00:39","slug":"dhegeyso-haddii-aad-tahay-waalid-soomaali-ah-oo-ku-nool-qurbaha-arrintan-iska-ilaali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/19\/dhegeyso-haddii-aad-tahay-waalid-soomaali-ah-oo-ku-nool-qurbaha-arrintan-iska-ilaali\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Haddii aad tahay waalid Soomaali ah oo ku nool qurbaha arrintan iska ilaali!"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n

(Stockholm) 19 Luulyo 2019<\/strong><\/span> – Howladeennada caafimaad ee ilkaha ayaa la sheegayaa inay yihiin astaan digniineed oo hordhac ah marka ay dareemaan in ilmaha ay adeegyada u sameeyaan uu dhib ku haysto guryohooda. Halkan hoose ka dhegeyso…<\/strong><\/p>\n\n

\n
\n
\n
\n

 <\/p>\n

Tusaale gobolka Stockholm, hay\u2019adda Daryeelka Ilkaha ee Folktandv\u00e5rden ayaa waxay sanadkan gudbisey farriimo laba jeer ka badan intii hore. Sababta ugu wayni waa in aanay carruurtu soo xaadirin ballamaha loo qabto.<\/p>\n

Gunilla Swanholm, waa guddoonka Jamciyad ay leeyihiin dhakhaatiirta ilkaha ee Folktandv\u00e5rdsf\u00f6reningen.<\/p>\n

”Waxaanu dirnaa farrimaha welwelka oo ka badan intii hore waxaana qabaa inay ugu wacan tahay inta badan, inaan noqonnay dad si wanaagsan usii fahmaya arrintan oo aannu in badan kasoo shaqaynayney\u201d ayay tiri.<\/p>\n

Waxay arrintani kordhaysay tan iyo 2013 goortaasoo ay maamulka hay\u2019adda Daryeelka Bulshada ama social-ku soo saartay hab-raac cusub, ha yeeshee, wuxuu koror kale dhacay 2018-kii.<\/p>\n

Tusaale. Sanadkii tegey. Jamciyadda Folktandv\u00e5rden ee gobolka Stockholm waxay hay\u2019adda adeegga dadwaynaha ee social-ka u dirtay 50-60 farriimood oo ah nooca loo yaqaanno farriimaha welwelka (oros anm\u00e4lningar). Sanadkan waxay gaareen 100 farriimood. Dhanka Malm\u00f6 waa 100 kale sanadkan, balse sanadkii hore waxay gaarayeen ilaa 200 oo farriimood.<\/p>\n

Howlwadeennada caafimaadku waxay la kulmaan 80 ama 95% ka tirsan carruurta Sweden. Waxaana\u00a0 sida xirfadleeyda caafimaad ee kaleba waajib ka saaran yahay inay social-ka farriin gaarsiiyaan haddii ay tuhmaan inuu ilmaha yari dhib qabo ama buko.<\/p>\n

Joakim Levin waa Kaaliyaha Maareeye Qaybeedka hay\u2019adda Daryeelka Ilkaha ugu qaybsan Stockholm, sidoo kale wuxuu ku takhasusay caafimaadka carruurta iyo da\u2019yarta.<\/p>\n

”Waxaannu farriimahan dirnaa marka ilmaha ballansani aanu imaanin, iyo xitaa marka aan aragno in ilmuhu aanu waalidka ka helin daryeelkii uu u baahnaa, sida inaysan mas\u2019uuliyadooda qaadanin sida cadayga,” aysan raacin cunnooyinka aan u sheegno ama talooyinka aan siinno, ayuu yiri Joakim Levin.<\/p>\n

In aanu ilmuhu soo xaadirin\u00a0ballamaha loo qabto waa astaan digniin muujinaysa, sida ay sheegayso daraasad uu sameeyay machadka Karolinska Insitutet sanadkii ina dhaafay. Gaar ahaan marka uu ilmuhu dalool ku leeyahay ilka caanoodka ama buuxis ugu jiro ilkaha caadiga ah isla markaana warqad loo gudbiyay dhakhtar ilkood, waxay taasi 90% \u00a0keenaysaa in ay arrintiisa baaritaan ku samayso hay\u2019adda adeegga dadwaynaha ee socialtj\u00e4nsten.<\/p>\n

FG:<\/strong> Maadaama ay iska ag dhow yihiin shuruucda dalalka galbeedku, waxa waajib ku ah Soomaalida inay il gaar ah u yeeshaan arrimahan oo ka mid noqon kara dal-daloollada laga soo geli karo, waloow uu hab-raacani yahay mid guud oo aan iyaga u gaar ahayn.<\/p>\nhttps:\/\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Caafimaadka-ilkaha.mp3<\/a><\/audio>\n

 <\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Stockholm) 19 Luulyo 2019 – Howladeennada caafimaad ee ilkaha ayaa la sheegayaa inay yihiin astaan digniineed oo hordhac ah marka ay dareemaan in ilmaha ay adeegyada u sameeyaan uu dhib ku haysto guryohooda. Halkan hoose ka dhegeyso…   Tusaale gobolka Stockholm, hay\u2019adda Daryeelka Ilkaha ee Folktandv\u00e5rden ayaa waxay sanadkan gudbisey farriimo laba jeer ka badan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30866,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/b-139.jpg?fit=1000%2C562&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-82U","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30932"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30932"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30936,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30932\/revisions\/30936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}