Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":30854,"date":"2019-07-17T12:55:30","date_gmt":"2019-07-17T11:55:30","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=30854"},"modified":"2019-07-17T12:55:30","modified_gmt":"2019-07-17T11:55:30","slug":"muxuu-bennedka-bandhigga-bk-kusoo-kordhinayaa-ama-u-dhimayaa-midnimada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/17\/muxuu-bennedka-bandhigga-bk-kusoo-kordhinayaa-ama-u-dhimayaa-midnimada-somalia\/","title":{"rendered":"Muxuu bennedka bandhigga BK kusoo kordhinayaa ama u dhimayaa midnimada Somalia?!!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Luulyo 2019<\/strong><\/span> – Dhallinyarada ayaa ah qaybta ugu badan bulshada Soomaalida ee Geeska Afrika deggan, inta badanna koox walibana gobolka meesha ay kaga nooshahay ayey la wacyi tahay.<\/span><\/p>\n

\n

Markaad fiiriso Soomaalilaand oo gooni isu taag ay ku dhawaaqeen hoggaankeeda siyaasadda mudda hadda laga joogo 28 sano ayaa ka mida meelaha tirada ugu badan ee dadkeedu yihiin dhalinyaro, dhallinyaradaas ayaa ka kooban fanaanin, dhaqaatiir, injineerro iyo xirfadyaahanna kale waxayna ku soo koreen oo ay ku soo hana qaadeen wacyiga ah in S\/laan ay ka madax bannaantahay Soomaaliya inteeda kale, kumana khaldana, waayo sidaa ayaa laga dhaadhiciyay.<\/p>\n

Innaga (Koonfurta Soomaaliya) waxaan ku soo hana qaadnay in ay Soomaaliya mid tahay, annaguna kuma khaldanin.<\/p>\n

Marka ay halkaas mareeyso, waxaa nalaka rabaa inteenna midnimada aaminsan in aanu ka shaqaynno waxkasta oo abuuri karo isu soo dhawaansho natiijadiiso noqoto isla joog ama kala tag, balse haddii aynu ku colaadinno nin dhalinyara ah oo aaminsan gooni isu taagga Soomaalilaand maxaad u aaminsantahay waxaan is leeyahay in aragtida kala fogaanshaha ay fursad siineyso.<\/p>\n

Bal sawiro fanaanka Maxamed Siciid BK oo Nairobi si loo dhanyahy loo soo dhaweeyo oo loo muujiyo Soomaalinimo lana dareensiyo in uu fannaan u wada yahay Soomaali oo dhan. Ugu yaraan isaga ayey badali lahayd kana keeni lahayd halka dadka qaarkii u arkayeen in uu taagan yahay, lakiinse waxaa la sameeyay taas cagsigeeda natiijaduna waxay noqotay mid nacayb iyo cadaawaad sii abuurta dadbadanna ugu sacab tumeen.<\/p>\n

Dadka wax laga tabanaa ayaa laga rabaa kasbasho, dabacsanaan, dhimrin iyo raalli gelin inay la dul joogto walaalkood wax ka tabanaya si ay u hantaan qalbigiisa.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Aways Gaanni<\/p>\n

FG:<\/strong> Ilaa haatan bennedka bandhigga BK ma aha mid loo arki karo mid ay ka dambayso koonfureed, balse maqaalkani wuxuu si guud u sawirayaa in dhanka san wax laga eego.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Luulyo 2019 – Dhallinyarada ayaa ah qaybta ugu badan bulshada Soomaalida ee Geeska Afrika deggan, inta badanna koox walibana gobolka meesha ay kaga nooshahay ayey la wacyi tahay. Markaad fiiriso Soomaalilaand oo gooni isu taag ay ku dhawaaqeen hoggaankeeda siyaasadda mudda hadda laga joogo 28 sano ayaa ka mida meelaha tirada ugu badan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30855,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/b-137.jpg?fit=960%2C485&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-81E","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30854"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30854"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30856,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30854\/revisions\/30856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}