Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":30811,"date":"2019-07-16T15:24:04","date_gmt":"2019-07-16T14:24:04","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=30811"},"modified":"2019-07-16T15:29:35","modified_gmt":"2019-07-16T14:29:35","slug":"dhegeyso-dadka-qaar-oo-leh-hide-sideyaal-keenaya-in-cuntada-laga-caago-daraasad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/16\/dhegeyso-dadka-qaar-oo-leh-hide-sideyaal-keenaya-in-cuntada-laga-caago-daraasad\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Dadka qaar oo leh hide-sideyaal keenaya in cuntada laga caago (Daraasad)"},"content":{"rendered":"

(Stockholm) 16 Luulyo 2019<\/strong><\/span> – Daraasad cusub oo lagu baaray hide-sidka 72 kun oo qofood ayay cilmi baarayaashu ku sheegeen inay jiraan ilaa 8 hidde-side oo sababa inuu qofka ku dhoco cudurka dhimirka haleela ee Anorexia Nervosa, kaasoo ah jirro uu qofku cuntada ka caga jiido ama iska yareeyo isagoo ka cabsanaya inuu cayilo.<\/p>\n

Daraasaddan oo ay ka qayb qaateen boqollaal cilmi baare oo caalami ah oo daraasadeeyay hide-sidayaasha ama DNA-da 17,000 oo qofood oo qaba Anorexia Nervosa iyo 55 kun oo caafimaad qaba, kuwaasoo ay ku jiraan ilaa 8 kun oo Swedish ah, ayaa lagu daabacay majaladda Nature Genetic.<\/p>\n

Mikael Land\u00e9n oo ah professor yaqaanna cudurrada dhimirka ama psychiatrist waxna ka dhiga jaamacadda G\u00f6teborg Universitet iyo machadka Krolinska Institutet ayaa ka warramaya wixii ay cilmi baaristan ku ogaadeen.<\/p>\n

”Ugu horreeyntii, waxaannu helnay 8 hide-side oo kala geddisan oo ay u badan yihiin dadka qaba bugtada Anorexia marka loo eego dadka caadiga ah. Taa lafteeduna aad bay muhim u tahay waayo awal lama ogayn hide-sidayaasha ay u badan yihiin dadka jirradan u nuguli. Waxaan kaloo ogaanney in dadka leh hidde-sideyaashani ay sidoo kale u nugul yihiin cudurro kale oo dhanka dhimirka ah.” ayuu yiri Mikael Land\u00e9n.<\/p>\n

Yeelkeede, waxa aan la filayni waa in dadka leh hide-sidayaashan 8-da ah ee u nugul anorexia-da ay dhanka kale aad u yar tahay fursadaha ay ku qaadi karaan cudurrada dheefsiga ama metabolism-ka la xiriira sida kaadi macaanta ama Sonkoroowga, gaar ahaan nooca 2-aad ee loo yaqaanno type 2 diabetes.<\/p>\n

Prof Mikael Land\u00e9n ayaa rajaynaya in daraasaddan cusubi ay keeni karto in la daboqo qaabab cusub oo lagula tacaalo bugtadan dhimirka haleesha ee Anorexia Nervosa.<\/p>\n

”Haddii la fahmo hab-howleedka bayolojiyeed waxaa la go\u2019aamin karaa dawada. Tusaale, haddii aanad baahi dareemayn waxaad heli kartaa molikiyuul kaa caawinaya inaad soo ceshato dareenkaagii baahida si aad u rabooto inaad wax cunto.” ayuu yiri prof Mikael Land\u00e9n.<\/p>\n