Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":30558,"date":"2019-07-13T11:30:13","date_gmt":"2019-07-13T10:30:13","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=30558"},"modified":"2019-07-13T11:34:49","modified_gmt":"2019-07-13T10:34:49","slug":"umad-inkaaran-ogoow-sababta-keenaysa-inaan-noqonno-umad-dhib-u-joog-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/13\/umad-inkaaran-ogoow-sababta-keenaysa-inaan-noqonno-umad-dhib-u-joog-ah\/","title":{"rendered":"UMAD INKAARAN: Ogoow sababta keenaysa inaan noqonno umad dhib u joog ah!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Luulyo 2019<\/strong><\/span> – Dad badan ayaa is waydiinaya sababta ay Soomaalidu nabad ugu wada noolaan la’dahay maadaama ay tahay umad si dabiici ah isu waafaqsan oo isku nooc ah.<\/p>\n

Tusaale ahaan waa umad isku diin ah, misna waxaa maanta ka dhex kacday koox sheeganaysa inay Soomaalida diin darteed u laynayso. Waxaa hubaal ah in waxa ay kooxdaasi Soomaalida kale ku khilaafsan tahay ay aad u yar yihiin misna waxay la noqotay in sida qura ee ay aragtidooda umadda ku gaarsiiyaan ay tahay inay dilaan, u hanjabaan, baadaan iwm, taasoo kaliya umadda sii nacsiinaysa fikradda ay wadaan ama xambaarsan yihiin.<\/p>\n

Haddaba maxaa khaldan? Qoladani soow kama rajumayaan baxaalliyo ka mid dabeecadeheenna sida dulqaad yarida, wax is waydiin la’aanta, samaynta afcaal laga shallaayo, hubsi la’aanta, damqasho yarida iyo dabcan dhiirri gelinta fitnada.<\/p>\n

Aannu dul istaagno dhiirri gelinta fitnada iyo sharta! Xadiis Nabawi ah ayaa leh ”Fitnadu way huruddaaye NACALADI HAKU DHACDO qofka toosiya!” Hadde waa nacalad, nacaladduna wax kale ma aha waa adigoo lagaa inkaaray wax kasta oo san kaddibna yaabis ah oo bilaa barako ah.<\/p>\n

Aan tusaale kale ku siiyo, isla shalay inta ay wayoodaysey rasaastii iyo qaraxii ay dadka masaakiinta ihi ku riiqmeen waxaa durba baraha bulshada soo fariistay ama wax ku soo qoray ”in weerarkani uu yahay mid ay ka dambeeyaan ”hebel iyo hebel”, iyadoo ay qolo kasta dusha ka saarayso ciddii ay markaa xarash u hayso, laakiin, la yaabkee, ma jiro qof caddayn iyo dood loo qaateen ah xitaa ku kabaya warkiisa.<\/p>\n

Deeto, dadkii qaarkood wax ma garato ah ayaa sii baahinaya oo intaasoo beenood kusii kabaya, halkaa marka ay taagan tahay dadkii kale ee waxgaradka la moodayay arrimahaa kama gilgishaan waxna kama qabtaan, balse taa biddaalkeeda, waxayba ku hoobtaan dabinnada dadkaa shaydaanul insiga ah ee umadda ka dhex buuxa.<\/p>\n

Marka ay halkaa joogto soow dadkani ma aha umad ay hor boodayaan dad NACLADAN? Illeen xadiisku wuxuu si cad u sheegayaa in qofkii fitno kiciya ay ku dhacayso nacaladda Ilaahay, waayo inkaarta Nabigu (NNKH) waa maqbuul, maxaad se ka filaysaa kan isagu falkii sameeynaya ee dad aan waxba galabsan laynaya, isagu ama qabiil, siyaasad, mad’hab diineed iwm dilkooda ha ugu marmarsoodee.<\/p>\n

Aayad Qur’aanka Kariimka ah ka tirsan oo ku jirta Suuradda Al Baqarah ayaa iyaduna leh ”Fitnadu dilka waa ka daran tahay!”, inaad umad isku dirto oo dhib iyo khilaaf ka dhex taagtaana waa fitno.<\/p>\n

Bal eeg sababaha sahlan ee ay Soomaalidu isu laynayso, gabar baa nin dharbaaxayaa kaddib 5 baa darteed u dhimanaysa maalinta xigtana odayaal baa fadhiya oo ku mahmaahaya ”xalay dhalay aan ka noqonno” oo maxaa arrinta loo xallin waayay markii ay dharbaaxada uun joogtey? Soow taasi inkaar maaha?!!<\/p>\n

Haddii aannu doonayno inaan dalkeenna si nabad ah ugu wada noolaanno aan ka harno kuwa ay nacaladdu ku taallo. Ogoowna umadi waxay bullaashaa marka ay ka hor tagto oo gacan bir ah iskaga qabato afcaasha sufahada iyo wax ma garatada, haddii ay ba’aysana kuwaas ayay daba raxlaysaa.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Luulyo 2019 – Dad badan ayaa is waydiinaya sababta ay Soomaalidu nabad ugu wada noolaan la’dahay maadaama ay tahay umad si dabiici ah isu waafaqsan oo isku nooc ah. Tusaale ahaan waa umad isku diin ah, misna waxaa maanta ka dhex kacday koox sheeganaysa inay Soomaalida diin darteed u laynayso. Waxaa hubaal ah […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30559,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/b-96.jpg?fit=1280%2C640&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-7WS","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30558"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30558"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30563,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30558\/revisions\/30563"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}