Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":30503,"date":"2019-07-11T22:11:59","date_gmt":"2019-07-11T21:11:59","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=30503"},"modified":"2019-07-13T13:15:30","modified_gmt":"2019-07-13T12:15:30","slug":"waxaa-ugu-ceeb-badnayd-markii-uu-khayrre-soo-hor-istaagey-madaxtooyada-oo-la-yiri-geli-maysid-caasha-geelle-oo-arrimo-badan-kashiftay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/11\/waxaa-ugu-ceeb-badnayd-markii-uu-khayrre-soo-hor-istaagey-madaxtooyada-oo-la-yiri-geli-maysid-caasha-geelle-oo-arrimo-badan-kashiftay\/","title":{"rendered":"”Waxaa ugu CEEB badnayd markii uu Khayrre soo hor istaagey Madaxtooyada oo la yiri ”geli maysid!” – Caasha Geelle oo arrimo badan kashiftay!"},"content":{"rendered":"

(Gaalkacyo) 11 Luulyo 2019<\/strong><\/span> – Caasho Geelle oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed, gaar ahaanna ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa si faahfaahsan uga qisaysay wixii dhacay min biloow ilaa dhamaad ee ku saabsan booqashada RW Xasan C. Khayrre ee woqooyiga Gaalkacyo iyo sida ay ula dhaqmeen Wasiirro uu Garoowe kasoo diray Madaxwaynaha Puntland Md Siciid Deni.<\/p>\n

Caasha ayaa xaqiijisay warar horayba suuqa ugu jirey oo sheegayay in RW Khayrre iyo Wasiirradu ay bilowgiiba isku fahmi waayeen qaabka ay u dhacayso booqashadiisa, iyadoo sheegtay inay xitaa mar suuqa soo geliyeen ”inay magaalada ku jiraan gawaari qarax sidda,”<\/p>\n

Caasho ayaa sidoo kale xaqiijisay in markii uu Raysal Wasaaruhu warkooda diidey ee uu go’aansaday inuu shacabka kula hadlo garoonka Cawaale Liibaan, isla markaana booqdo mashaariic magaalada ka socotey sida isbitaal ay dhacday ceebtii ugu waynayd.<\/p>\n

”Waxaa ugu ceeb badnayd oo fadeexad ahayd in Raysal Wasaaraha oo markii hore loo sheegay inuu seexanayo Madaxtooyada Gaalkacyo qaybta woqooyiga markii uu soo hor istaagey lagu yiri ”geli mayside orod”, ayay tiri Caasha Geelle oo la hadlaysay wax ay Gole ku sheegaysey.<\/p>\n

Caasha ayaa sidoo kale saluugtey hab-dhaqanka madaxda Puntland iyadoo usoo jeedisey inay ama toos uga mid ahaadaan Federaalka Somalia ama ay bannaanka ka istaagaan, balse ”haa, maya, haa, maya” aysan soconaynin, sida ay sheegtay Caasha oo wax laga xumaado ku tilmaantay hab-dhaqanka madaxda.<\/p>\n

Weliba, sida uu Hadalsame Media xogta ku helayo aragtida ah inuu Khayrre ku hoydo Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo waxay ahayd soo jeedin ka timid isla Wasiirrada Puntland.<\/p>\n

Si kastaba, shacabka ayaan arrintan wax eed ah ku lahayn, waxaana mas’uuliyadda sida ay Caasha sheegtayba iska lahaa Madaxwaynaha Puntland oo isagu wasiirradan kasoo diray dhanka Garoowe, soona siiyay awaamiir uu kula ficiltamayay wefdiga DF Somalia, taasoo ay aad uga gilgisheen isla shacabka woqooyiga Gaalkacyo.<\/p>\n

Waxaa Somalia dhibaato ka haysataa nidaam lagu sheegay federaal oo ilaa haatan aanay meel looga dhaqmo qaabka uu uga shaqeeyo federaalka Somalia.<\/p>\n

Dhanka kale, Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre ayaa $ 220, 000 (Laba boqol iyo labaatan kun oo doollar” ku taageeray dhismaha garoonka cayaaraha Cawaale, waxaana la xaqiijiyay in lagu soo diray Akoonka guddiga dhismaha Cawaale, sida uu sheegay weriye Siciid Nadaara.<\/p>\n

Halkan hoose ka DHEGEYSO….<\/strong><\/p>\n\n

 <\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Gaalkacyo) 11 Luulyo 2019 – Caasho Geelle oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed, gaar ahaanna ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa si faahfaahsan uga qisaysay wixii dhacay min biloow ilaa dhamaad ee ku saabsan booqashada RW Xasan C. Khayrre ee woqooyiga Gaalkacyo iyo sida ay ula dhaqmeen Wasiirro uu Garoowe kasoo diray Madaxwaynaha Puntland Md […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30505,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/b-89.jpg?fit=960%2C753&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-7VZ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30503"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30503"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30503\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30588,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30503\/revisions\/30588"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30505"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}