Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":3045,"date":"2018-06-25T14:52:36","date_gmt":"2018-06-25T13:52:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=3045"},"modified":"2018-06-25T14:54:31","modified_gmt":"2018-06-25T13:54:31","slug":"ganacsatada-jowhar-oo-arrin-xasaasi-ah-looga-digey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/06\/25\/ganacsatada-jowhar-oo-arrin-xasaasi-ah-looga-digey\/","title":{"rendered":"Ganacsatada Jowhar oo arrin xasaasi ah looga digey!"},"content":{"rendered":"

(Jowhar) 25 Juun 2018<\/strong> <\/span>– Suuqyada magaalada Jowhar waxaa ka taagan xasarad dhanka ganacsiga manta iyadoo Ganacsatada iyo Sariflayaasha magaaladaas ay diideen inay qaataan lacagta Shilin Soomaaliga ah, waxayna arrintaasi saameysay dadka danta yar ee ku nool halkaasi, waxayna abuurtay sarakac dhinaca maciishadda ah.<\/p>\n

 <\/p>\n

Maamulka magaalada Jowhar iyo kan gobolka Sh\/dhexe oo la hadlay warbaahinta ayaa si buuxda usoo saaray amar ku socda ganacstada magaalada Jowhar iyo sariflayaasha kaasoo faraya in ay qaataan lacagta Shilin Soomaaliga ah oo aysan diidi karin.<\/p>\n

Maxamed Cabdi Sheekh Muumin oo ah guddoomiyaha siyaasadda dhinaca maamulka gobolka ayaa uga digay ganacsatada in ay diidaan isticmaalka lacagta Shilin Soomaaliga ah waxaa uuna yiri. \u201cMaanta waxaa dhacday in lacagihii waddanka uu lahaa ee rasmiga ahaa laga diido gobolka, cidna ugu turi meyno inay iyaga noolaadaan reer Jowharna ay dartood wax u waayaan, waxaan amreynaa dhammaan laamaha amniga cid allaala ciddii diida lacagta Shilinka Soomaaliga in la keeno saldhigga.<\/p>\n

Si kasta diidmada lacagta shilinka soomaaliga ah Waxay maalmihii lasoo dhaafay ka taagneed meelo kamida ah Gobolka Mudug iyo Hiiraan, waxaana sare u kac laga dareemayaa isbadbadalka Sarifka lacagta doolarka Mareykanka, maalmihii la soo dhaafay waxaa boqolkii doolar lagu sarifayey lacag dhan labo Malyan, saddex boqol iyo lixdan kun oo Shilinka Soomaali ah, balse maanta waxaa lagu kala badalanayey qiimo dhan\u00a0 Labo Malyan iyo todobo boqol oo Shilinka Soomaaliga ah taasoo keentay isbadal xoog leh oo ganacsiga suuqyada magaalada ah.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Jowhar) 25 Juun 2018 – Suuqyada magaalada Jowhar waxaa ka taagan xasarad dhanka ganacsiga manta iyadoo Ganacsatada iyo Sariflayaasha magaaladaas ay diideen inay qaataan lacagta Shilin Soomaaliga ah, waxayna arrintaasi saameysay dadka danta yar ee ku nool halkaasi, waxayna abuurtay sarakac dhinaca maciishadda ah.   Maamulka magaalada Jowhar iyo kan gobolka Sh\/dhexe oo la hadlay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3046,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/b-262.jpg?fit=640%2C426&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-N7","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3045"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3045"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3049,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3045\/revisions\/3049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}