Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":3005,"date":"2018-06-25T12:39:05","date_gmt":"2018-06-25T11:39:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=3005"},"modified":"2018-06-25T13:50:57","modified_gmt":"2018-06-25T12:50:57","slug":"cibaaro-waxay-u-dhigtay-cunuggii-ay-dhashay-oo-dhicis-ah-lkn-maxaa-dhacay-sawirro-qaybtii-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/06\/25\/cibaaro-waxay-u-dhigtay-cunuggii-ay-dhashay-oo-dhicis-ah-lkn-maxaa-dhacay-sawirro-qaybtii-2-aad\/","title":{"rendered":"CIBAARO: Waxay u DHIGTAY cunuggii ay dhashay oo DHICIS ah, lkn maxaa dhacay? + Sawirro (Qaybtii 2-aad)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 24 Juun 2018<\/strong><\/span> –\u00a0<\/span>”Dhakhtarkii ayaa i waydiiyay waxa aan cunugga yar ee aan dhamayska ku dhalan ka damacsan ahay, jawaabtaydu ma qaadanin hal ilbiriqsi, in ka yar ilbiriqsi anigoon laba-labeeynin, waxaan ku jawaabey…..”Waan daryadayn doonaa wiilka yar”. Halkan ka akhri qaybtii 1-aad…<\/strong><\/a><\/span><\/p>\n

 <\/p>\n

”Waxaan lahaa dukaan yar waana iibiyay gebi ahaanba si aan ula joogo wiilka yar habeen iyo maalinba. Dhamaanba lacagtii aan biiriyay iyo jeeggii iiga yimi dukaanka aan iibiyay waxaan ku beelay daryeelka wiilka yar ee dhiciska ah.<\/span><\/p>\n

”Waxaan siiyay wadnahayga, waxaan siiyay dulqaadkayga, kalgacalkayga, kaydkaygii lacageed oo idil, kaligeey ayaa guntiga u xirtey daryeelkiisa iyadoo aanu jirin qof i caawinaya marka laga reebo dhakhtarka.<\/span><\/p>\n

”Anigoon u qabanin haweenka ilmaha xanaaneeya, ayaan sanad dhashay oo dhamaaday ku qaatay hayntiisa anigoon daqiiqadna ka fogaanin, waxaannu ku nool nahay kistii kaydka ii ahayd ilaa maanta, cunugaygii yaraa ee mar dhiciska ahaa wuxuu maanta noqday wiil yar oo dhalaalaya, wuxuu qurux badnaaday si wanaagsanna wuu u koray.<\/span><\/p>\n

”Iminka hooyadii berigii uu ugu baahida badnaa xoortay ayaa xitaa doonaysa inay dib ugusoo laabato si ay wiilkeeda ay tuurtay u daryeesho. This is where her mother wants to come back to take care of her son out of her abandoned the child. Cafis bay i waydiisatey.<\/p>\n

\n

”Ooyin bay la dhacaysaa mar kasta oo ay aragto sida uu isu beddeley. Waan fahmi karaa xaalkeeda, waana cafiyay xitaa haddii ay khalad wayn samaysayna, waxaan wiilkayga u doonayaa hooyo.<\/p>\n

”Wax lacag ihi nooma harin, markii aan internet-ka ka dalbaday shaqo saacaddu markii ay ahayd 00, balse isla subixii markii la joogey 8 waa la isoo wacay oo waxaa shaqo soconaysa ilaa amar dambe la iga siiyay meel wershad ah. Ilaah isagaa yaqaanna sida wax loo sameeyo.<\/p>\n

TALO:<\/strong> Cunuggaaga haka tegin, isagaa ka fiican wax kasta oo dunida yaalla.<\/p>\n

Dhamaad….<\/strong><\/p>\n

\"\" \"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 24 Juun 2018 –\u00a0”Dhakhtarkii ayaa i waydiiyay waxa aan cunugga yar ee aan dhamayska ku dhalan ka damacsan ahay, jawaabtaydu ma qaadanin hal ilbiriqsi, in ka yar ilbiriqsi anigoon laba-labeeynin, waxaan ku jawaabey…..”Waan daryadayn doonaa wiilka yar”. Halkan ka akhri qaybtii 1-aad…   ”Waxaan lahaa dukaan yar waana iibiyay gebi ahaanba si aan ula […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2935,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/Untitled-12.png?fit=707%2C702&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-Mt","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3005"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3005"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3005\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3026,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3005\/revisions\/3026"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2935"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}