Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":3004,"date":"2018-06-25T12:46:20","date_gmt":"2018-06-25T11:46:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=3004"},"modified":"2018-06-25T13:00:03","modified_gmt":"2018-06-25T12:00:03","slug":"doorashadii-kadib-awoodaha-cusub-ee-madaxwayne-erdogan-maqaal-iyo-sawiro-xiiso-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/06\/25\/doorashadii-kadib-awoodaha-cusub-ee-madaxwayne-erdogan-maqaal-iyo-sawiro-xiiso-leh\/","title":{"rendered":"Doorashadii kaddib, awoodaha cusub ee Madaxwayne Erdogan. (Maqaal iyo Sawiro Xiiso leh)"},"content":{"rendered":"

(Istanbul) 25 Juun 2018<\/strong><\/span> – Recep Tayyip Erdogan,waa 64 sanno jir waana Siyaasi saameyn balaaran ku leh siyaasadda dalkiisa 15-kii sanno ee ugu dambeeyey waxaana hadda uu helay awoodo kale oo dheeri ah kadib doorashada Taariikhiga ah ee ka dhacday dalkaasi Axadii.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Doorashada Madaxtooyadda waxaa kale oo dhinac socday tan aqalka Baarlamaanka waxaana sidoo kale aqlabiyadda ugu badan kuraasta baarlamaanka ku guuleystay Xisbiga Madaxwayneha ee AK.<\/p>\n

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqey Natiijiada waxaana taasi ay sii xoojinaysaa geedi-socodka hanaanka dimuquraadiyadda dalka Turkiga oo xubin fir-fircoon ka ah wadamada ku bahoobey NATO.<\/p>\n

Nidaamkii iyo awoodii Ra\u2019iisal Wasaareha Turkiga waxay ka baxeysaa meesha kadib doorashadii Axadda waxaana awoodaasi la wareegaya hadda kadib Madaxwayne Erdogan iyadoona laanta fulinta ama Wasiiradda si toos ah looga maamulayo Xaafiiska Madaxwayneha shaqadooduna waa mid ku xadidan \u2018Checks and balances\u2019<\/strong><\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Dadka naqdiya siyaasadda Erdogan waxay ku eedeynayaan in uu yahay nin ad-adag oo kali-talis ah doonayana in awooda xukunka dalka uu kaligiis marooqsado, laakin doodaas waxaa diidan taageerayaasha Xisbiga Madaxwayneha.<\/p>\n

\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Xiriirka Reer-gabeedka iyo Erdogan.<\/strong><\/p>\n

Madaxwayneha la doortey Recep Tayyip Erdogan waxaa hadda looga fadhiyaa in sidoo kale uu wax badan ka bedelo Siyaasadiisa ku aadan dalalka reer-gabeedka oo ay muuqato in qaar kood ay aad u saluugsan-yihiin Siyaasadiisa arrimaha dibeda.<\/p>\n

Xiriirka \u00a0Erdogan iyo qaar badan oo ka mid ah wadamadda Reer-gabeedka ma fiicneyn waayihiisii Siyaasadeed ee dalkaas uu xukumayey waxaana loo arkaa nin aad ugu dhagan mawqafkiisa ka dhanka Yuhuuda.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Reer-Galbeedku sidoo kale uma arkaan Erdogan nin u heelan Dimuquraadiyadda iyo xuquuqul Insaanka laakin Erdogan waxaa uu aaminsan yahay in dooda qaar ka mid ah dalalka Reer-galbeedku ay tahay mid Siyaasadeed oo isaga lig ku ah waana sababtaas waxa hadda siyaasadiisu aad ugu dhawdahay tan Ruushka oo uu ka dhigtay saaxiib cusub.<\/p>\n

Waxyaabaha la filayo in uu haggaajiyo waxaa ka mid ah dhaqaalaha, kobaca warshadaha iyo Maalgashiga dalkiisa. Doorashadiisa kadib khudbad uu jeediyey ayuu ku sheegay in uu doonayo in uu dhaqaajiyo siyaasadiisa cusub si buu yiri \u201cAan Turkiga kaga dhigno 10-ka dal ee dunida ugu wanaagsan xagga dhaqaalaha marka la gaaro sanadka 2023<\/strong>,\u201d<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Erdogan ayaa sidoo kale balanqaadey in uu xoojin doono dagaalka ka dhanka Jabhada Kurdish-ka iyo xulufadda wadaadka Fethullah Gulen ee Mareykanku taageero.<\/p>\n

\u00a0\u00a0 Awoodihiisa nidaamka cusub<\/strong><\/p>\n

Madaxwayne Erdogan isagaa Magacaabaya golahiisa wasiiradda, Madaxwayne kuxigeenka, Xaafiisyada sare, soo saaraya go\u2019aanada dowliga ah, diyaarinaya Miisaaniyadda qaranka, islamarkaana go\u2019aaminada siyaasadda amniga qaranka.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

“Waxaan hadda ahay Madaxwayneha 81 miliyan oo Turkiga ah,” ayuu yiri Erdogan,\u00a0 waxaana taasi loo fasirtey mid uu ku doonayo inuu sidoo kale ku kasbado quluubta kuwa ka codeeyey ee taageerayaasha Mucaraadka laga guuleystey.<\/p>\n

W; D:- Mohamed Odowa, <\/strong>Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Istanbul) 25 Juun 2018 – Recep Tayyip Erdogan,waa 64 sanno jir waana Siyaasi saameyn balaaran ku leh siyaasadda dalkiisa 15-kii sanno ee ugu dambeeyey waxaana hadda uu helay awoodo kale oo dheeri ah kadib doorashada Taariikhiga ah ee ka dhacday dalkaasi Axadii. Doorashada Madaxtooyadda waxaa kale oo dhinac socday tan aqalka Baarlamaanka waxaana sidoo kale […]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":3008,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/stream_2.37195825-e1529927149479.jpg?fit=600%2C338&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-Ms","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3004"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3004"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3020,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3004\/revisions\/3020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}