Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":30012,"date":"2019-07-03T15:32:45","date_gmt":"2019-07-03T14:32:45","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=30012"},"modified":"2019-07-03T15:33:45","modified_gmt":"2019-07-03T14:33:45","slug":"dhegeyso-goobo-ciyaarsiis-loo-geeyo-carruur-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-amaankooda-laga-dayriyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/03\/dhegeyso-goobo-ciyaarsiis-loo-geeyo-carruur-ay-soomaali-ku-jiraan-oo-amaankooda-laga-dayriyay\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Goobo ciyaarsiis loo geeyo carruur ay Soomaali ku jiraan oo amaankooda laga dayriyay!"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n

(Gothenburg) 03 Luulyo 2019<\/strong> <\/span>– Waxaa wali sii kordhaya ammaan xumada laga soo sheegayo qeybo ka mid ah goobaha caruurta ay ku ciyaarta ee dalka. Arrintaan ayaa ka danbeeysay kagadaal markii ay warbixin cusub kasoo saartay hey\u2019adda macaamiisha\u00a0oo baartay 16 goob oo mida\u00a0goobaha ciyaaraha caruuraha oo gaaraya 100.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n

\n
\n
\n
\n

Labo sano kahor ayay aheyd kadib markii ay xaflad dhalasho ay sameyneysay Viveca Olsson sadax caruur oo ay dhashay carwo caruurta ay ku ciyaaraan oo ku taalada magaalada G\u00f6teborg.<\/p>\n

”Wax yar kadib, mid ka mid ah waalidiinta ayaa sheegay in ay wax qaldanyihiin, ma arkeysaa qeybta sare ee geeska kore, ma arkeysaa in ay jabantahay?” ayay tiri.<\/p>\n

Ammaan xumada la xiriira goobahaas lagu ciyaaro ayaa sii kordhayay mudooyinkii ugu danbeeyay, gaar ahaan horaadkii 2011 ayay aheyd, markii hey\u2019ada macaamiisha go’aan ku gaartay in la baaro goobahaa. Waxaa hey’adda baaritaanka uga soo baxay arrimo dhowr ah oo khatar ku ah ammaanka lana xiriira qalabka meesha yaal iyo aqoonta shuruucda u baahan in lagu dhaqmo.<\/p>\n

Hay\u2019ada oo daba socotay arinkaasi ayaa sheegeysa in wali ay jiraan goobo badan\u00a0ay he’addu horey u baartay oo aan wali la xalin\u00a0dhibaatada ka jirtay.<\/p>\n

”Waxaa jira dhallaan ku dhintay sidaan oo kale, waxey ka dhacday goobahaan lagu ciyaaro, waana sababta keentay shuruudahaan, ayay tiri \u00a0Anna Strandberg oo ka tirsan hey\u2019ada macaamiisha dalka.<\/p>\n

Beri dhexdeer ah ayay ahayd markii uu haro biyo ah ku dhex dhintay ilmo yar oo Soomaali ah oo aan dabaal aqoonin, balse uu halkaa u kexeeyay iskuul uu ka tirsanaa.<\/p>\n