Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":30002,"date":"2019-07-03T15:36:32","date_gmt":"2019-07-03T14:36:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=30002"},"modified":"2019-07-03T15:36:52","modified_gmt":"2019-07-03T14:36:52","slug":"dhegeyso-haddii-aad-facebook-isticmaasho-iska-jir-sharcigan-cusub-warar-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/03\/dhegeyso-haddii-aad-facebook-isticmaasho-iska-jir-sharcigan-cusub-warar-kale\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Haddii aad Facebook isticmaasho iska jir SHARCIGAN cusub + Warar kale"},"content":{"rendered":"

(Stockholm) 03 Luulyo 2019<\/strong><\/span> – Haddii aad maamusho bog ama guruub ka jira Facebook ee uu qof halkaa kusoo qoro faallo cunsuriyadeed, waxaa mas\u2019uuliyadda qaadaya qofka sameeyay ama maamula boggaasi, taasoo qayb ka ah Xeerka cusub ee lagu maamuli doono ku xad gudubka farriimaha elektaroonigga ah oo todobaadkii tegey meel maray.<\/p>\n

Sofie Heilborn oo maamusha bog la yiraahdo L\u00e4genheter i Stockholm oo ay xubno ka yihiin ilaa 150 kun oo qof ayaa se xukunkaa xaqdarro u aragta: ”Inaan annagu mas\u2019uuliyadda shakhsiyan u qaadno iyadoo aan Facebook loo raacanaynin wax qaan ah, waxaan qabaa cadaalad maaha,” ayay tiri.<\/p>\n


\n

Booliiska, Nabad Sugidda iyo xafiiska<\/strong> dacwad oogaha ayaa isku raacay sharci cusub oo ay dowladdu waddo oo dembi ka dhigaya in iskaashi lala sameeyo ururrada argagixisada ah.<\/p>\n

Yeelkeede, jamciyadda qareennada Sweden ee Advokatsamfundet ayaa sheegtay in aanu \u2018\u2019kala caddayn xeerkani, isla markaana uu ka hor imanayo xorriyadaha qaar uu ogolaanayo Dastuurka Sweden.<\/p>\n


\n

Waxaa caawa<\/strong> la wada dhowrayaa ciyaarta xiisaha leh ee hablaha Sweden ay kaga hor tegayaan dhiggooda Holland oo ay ku wada ciyaarayaan magaalada Lyon ee dalka Faransiiska, si loo go\u2019aamiyo xulkii u gudbi lahaa dhamaadka Ciyaaraha Adduunka Gabdhaha.\u00a0 Sweden ayaa haddii ay badiso dhamaadka ku wajahaysa hablaha Maraykanka oo England kasoo adkaaday.<\/p>\n

Waxaa cirka caga cagaynaysa rajada ay dadka Swedish-ku ka qabaan ciyaarta caawa, sida uu muujinayo Richard Henriksson oo ah khabiir ka faallooda ciyaaraha:\u00a0”Waxaan qabaa in ay Sweden haysato fursad wayn oo ay ku gaarto final-kaa riyada ah, waayo waxay ila tahay inay Sweden ka koox fiican tahay Holland, ayuu yiri Henriksson.<\/p>\n