Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":29852,"date":"2019-07-01T16:08:05","date_gmt":"2019-07-01T15:08:05","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=29852"},"modified":"2019-07-01T16:08:32","modified_gmt":"2019-07-01T15:08:32","slug":"dhegeyso-telefoonkaaga-oo-leh-barnaamijyo-iska-daldalanaya-xogtaada-adigoo-aan-ogayn-warar-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/07\/01\/dhegeyso-telefoonkaaga-oo-leh-barnaamijyo-iska-daldalanaya-xogtaada-adigoo-aan-ogayn-warar-kale\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Telefoonkaaga oo leh barnaamijyo iska daldalanaya xogtaada adigoo aan ogayn & warar kale"},"content":{"rendered":"

(Karlstad) 01 Luulyo 2019<\/strong><\/span> – Xuska 1-da Luuliyo oo ah maalinta xuriyadda dalka Soomaaliya iyo midowgii labada gobol ee koonfurta iyo woqooyiga ayaa haatan sanad-guuradeeda laga jooga 59 sanadood.<\/p>\n

Xaafadda ay Soomaalidu u badan tahay ee Rinkby ayaa ka mid ah meelaha maalintaa loogu xafladeeyo iyadoo haatanna laga dareemayo abaabulka xaflado lagu xusayo maalinta Jamhuuriyadda ee 1-da Luuliyo.<\/p>\n

C\/raxmaan Jeelle oo ka mid ah ayaa waalidiinta usoo jeediyay in ay caruurtooda baraan taariikhda dalka ay ka yimaadeen ee Soomaaliya.<\/p>\n


\n

Ulf Kristersson<\/strong>\u00a0oo ah guddoonka xisbiga Moderaterna ayaa keenay hindise ay xisbigoodu wadaan oo ku aaddan inaan qofka loo qabanin tarjumaan afkiisa hooyo ah, gaar ahaan haddii uu qofku haysto rukhsadda abadiga ah ee loo yaqaanno Uppeh\u00e5llstillst\u00e5nd ee lagu deganaado dalka Sweden, isagoo arrintaa u sababeeynaya inay dib u dhigayso inuu qofku bulshada dhexgalo iyo in uu barto afka Swedish-ka intaba.<\/p>\n

”Waxaan qabaa in duruufaha mudada fog keeni kara isdhex-gal sidii hore dhaama, uu ku xiran yahay qofka oo ku hadli kara af Swedish-ka. Ma diiddani dhiiri gelinta luuqadda qofka iyo xitaa tarjubaanka, balse haddii aad Sweden timaado waa inaad barataa af Swedish-ka, ayuu yiri Kristersson.<\/p>\n


\n

Cilmi baare<\/strong> ka tirsan Jaamacadda Karlstad U universitet ayaa soo saaray iimp ay leeyihiin ilaa 10 app oo ka mid ah kuwa ay dadku u adeegsadaan jirdhiska sida ruclaynta.<\/p>\n

Lothar Fritsch oo ah prof Cilmiga Kombiyuutarka ka dhiga Jaamacadda Karlstad U universitet ayaa xisaabiyay xogta gaarka ah ee ay ababkani ka qaadayaan qofka kaddibna ay sii faafinayaan iyadoo ay adeegsanayaan gacmo 3-aad, taasoo ka hor jeedda xeerka gaaraynta ee loo yaqaan privacy policy.<\/p>\n

”Waxaan aragnay dhowr app oo iska qaadanaya magacyada qofka u liis garaysan iyo rukhsadda gelitaanka telefoonka, xitaa marka aanu qofku ruclaynayn, sidaa darted waxay danaynayaan xiriirkayga bulshada ee ruclayn maaha.\u2019\u2019 Ayuu yiri.<\/p>\n