Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":28638,"date":"2019-06-12T11:20:03","date_gmt":"2019-06-12T10:20:03","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=28638"},"modified":"2019-06-12T11:20:03","modified_gmt":"2019-06-12T10:20:03","slug":"dhegeyso-qaraxii-seddaxaad-oo-ka-dhacay-malmo-dowladda-oo-ka-hadashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/06\/12\/dhegeyso-qaraxii-seddaxaad-oo-ka-dhacay-malmo-dowladda-oo-ka-hadashay\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Qaraxii seddaxaad oo ka dhacay Malm\u00f6 & dowladda oo ka hadashay"},"content":{"rendered":"

(Malm\u00f6) 12 Juun 2019<\/strong><\/span> – Qarax kale oo xoog badan ayaa xalay ka dhacay magaalada Malm\u00f6, iyadoo dhambaal qayla dhaan ah booliiska la gaarsiiyay saacaddu markii ay ahayd 1-dii iyo rubuc saq dhexe, kaddib markii ay qarax wayn maqleen.<\/p>\n

Qaraxan oo ah midkii 3-aad oo Malm\u00f6 ka dhaca muddo 24 saac gudohood ah, waxay sawirradu muujinayaan burbur wayn oo ku dhacay daaqadaha iyo albaabka goobtii uu qaraxu ka dhacay.<\/p>\n

Tommy Bengtsson, waa sarkaalka xukuma booliiska qaybta koonfurta Sweden. ”Meeshu weli waa xiran tahay waxaana goobta yimid guutooyinka miino saarka iyo dadka dembiyada baara,\u2019\u2019 ayuu yiri \u00a0Tommy Bengtsson.<\/p>\n

Kaddib qaraxan cusub ee xalay ka dhacay guri dadwayne oo ku yaalla magaalada Malm\u00f6, waxaa arrintaa markii ugu horreeysey ka hadlay Wasiirka Cadaaladda Sweden Morgan Johansson oo qaraxyadan kasoo kordhay magaaladaasi ku tilmaamay kuwo walaac leh.<\/p>\n

”Arrin kasta oo noocan ihi aad bay halis u tahay. Sanadihii dambe arrimahan oo kale si adag baannu ula xaalayney. Sidaa darteed, waxaan xoojinney ciidamada booliiska ee halkaa jooga innagoo adkaynay,\u201d ayuu yiri Wasiirka Cadaaladda Morgan Johansson.<\/p>\n

Wasiirka ayaa sheegay inay arrimahani la xiriiraan kooxaha gaysta dembiyada abaabulan sida kuwa daroogada ka ganacsada, isagoo intaa raaciyay inay xididada u siibi doonaan, isla markaana ay mid mid sharciga u horgayn doonaan shakhsiyaadka ka dambeeya sida uu yiri.<\/p>\n

Habeen hore ayay ahayd markii ay laba qarax oo uu mid ka dhacay xaafadda Roseng\u00e5rd midka kalena lala beegsaday naadi lagu caweeyo laga maqlay magaalada Malm\u00f6, waloow aanu midkoodna ka dhalan khasaare nafeed.\u00a0Xigasho:<\/strong> Idaacadda Sweden<\/p>\n