Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":28413,"date":"2019-06-08T14:47:03","date_gmt":"2019-06-08T13:47:03","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=28413"},"modified":"2019-06-08T14:47:03","modified_gmt":"2019-06-08T13:47:03","slug":"war-usc-waa-mooryaan-oo-wax-ay-cafiyeen-ma-laha-ayay-lahaayeen-iyagoo-murugaysan-fadlan-akhri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/06\/08\/war-usc-waa-mooryaan-oo-wax-ay-cafiyeen-ma-laha-ayay-lahaayeen-iyagoo-murugaysan-fadlan-akhri\/","title":{"rendered":"“War USC waa mooryaan oo wax ay cafiyeen ma laha!” – ayay lahaayeen iyagoo murugaysan! (Fadlan akhri)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Juun 2019<\/strong><\/span> – Xirsi Magan Alle ha u naxariistee oo ka mid ahaa aqoonyahanada iyo odayaasha caanka ah ee soomaaliyeed ayaa masaajidka weyn (Jamia Mosque) ee Magaalada Nairobi makhaayad u dhow waxay mudo haatan 20 sano ka badan laga joogo ay ku kulmeen qaar ka mid ah madaxdii xukuumadii Kacaanka kuwaas oo dhowr maalmood ka hor qax ku yimid Nairobi kadib markii jabhaddii USC ay Xamar ku galgalatay.<\/p>\n

Nimankaas waxaa ka mid ahaa rag jagooyin sare ka hayay xukuumadii kacaanka waxaana iyagoo aad u murugaysan ay isugu jiibinayeen ereyo ay ka mid tahay bal daya wadankii waxa dhibaato loo geystey, war waxaani miyeysan bini’aadmi ahayn, waxay dhaafeen maleh, waa mooryaan….. Iyo haddalo la mid ah.<\/p>\n

Raggaas waxaa ka muuqday tiiraanyo ay ka tiiraanyoonayaan burburka loo geystey wadankii hooyo, wejiyadooda waxaad u malaynaysaa wadaniyiin ka murugaysan waxa qoyskii Soomaliyeed ku dhacay, goroday laadlaadinayaan, kulligood jaakadaha kulleetigooda meesha jeebka u dhow waxaa ugu dhegen biinka yar ee birta ah oo calanka Soomaliya ah taasoo ay ku muujinayaan jacaylka ay u qabaan calanka iyo wadanka.<\/p>\n

Xirsi Magan ayaa intuu ku soo dhawaaday waxuu ku yiri…<\/p>\n

“Waxaa jirey beri hore nin caan ah oo kaniisad Talyaaniga ku taal wadaad aad loo qaddariyo ka ahaa,dabeedna gabar ayuu jeclaaday, jacaylkii uu u qabay ayaa xad-dhaaf ku noqday, wadaadkii intuu gabadhii diley oo hilibkeedii jarjaray ayuu lafaheeda qaarkood inta dun ku taxay sidii tusbixii luqunta surtay, markii la ogaaday inuu gabadhii diley oo la qabtay ayaa la weydiiyey wuxuu lafaheeda luqunta u surtay…. Wuxuu yiri jacaylkeedaa iga tan batay marka waxaan rabaa inaan weligey surka iyo laabta lafaheeda ku wato.”<\/p>\n

“Hadda idinku raggiina madaxda ah waddan aad 20 sano maalinba qoys cunayseen oo maalinba qof qaniineyseen ood dhacayseen ood qixinayseen oo la idinka kariwaayey war sida u dhaama ummadda…..ayaad haddeer markii qofkii ugu dambeeyey dhiigiisu madaxtooyadda idinku soo gaaray ayaad inta soo qaxdeen oo nin kheyrkiin ah wadankiisa ku soo qaxdeen ayaad calankaad gumeyseen laabta ku soo dhegsateen.”<\/p>\n

“Hadde calankaas laabta idiin surani waa uun ninkii Talyaaniga ah ee gabadhuu jeclaa inta diley lafaheeda laabta ku xardhaday.” Ayuu ugu koobay.<\/p>\n

Waxaan uga danleeyahay Soomalidu waa dad laab-lakac isaga nool, inta cirku noo jiro ayey wadaniyaddu noo jirtaa, wax kasta oo Soomaaliya dhib ku ah inaggaa keenay, sidaan ugu mushquulsan nahay reer hebel iska dhici, kaas xoogaa musuqmaasuq ah u laab, ciidanka dalka reerkeenna u badi, mid kaas waa iga soo horjeedaaye aan meesha ka tuurno, lacagtaas koontada iigu shuba, safar iyo dhaqaale abuur ku dadaal, hantida ummadda boob oo ku tagri fal, Awoodda si khaldan u isticmaal iwm……<\/p>\n

Maalinta dambe ayaywaddamada deriska dhibaato naga soo gaaraysaa isla markiiba waddani ayaan nahay.<\/p>\n

“Kenya way na taqaanaa, Amaxaarada inagaa hilibka ceeriin barnay, maxay Soomaali ka yaqaanaan, war ka kaca meesha oo aynu dalka difaacano….”<\/p>\n

Isla markiiba jaakadda jeebkeeda waxaa noogu wada dheggan calanka buluugga ah.<\/p>\n

Sidii ninkaas Xirsi Magan sheegay ee gabadhuu jeclaa lafaheeda silsiladda qoorta la surto ka dhigtay ayaa jacaylkii wadaniyaddu nagu soo dul dagayaa.
\nAyaamahaan kuligeen waa xanaaqsan nahay, war ka kaca aan Kenya iska dhicinee, nama taqaan, waa inaan Nairobi caawa ka cashaynaa..<\/p>\n

War bal sug…. Oo kaalay madaxtooyadeenii hal Kiilo Mitir kama difaaci karnee……. istaaqfurulah.<\/p>\n

Xigasho:<\/strong>\u00a0Cusmaan Cabdi<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Juun 2019 – Xirsi Magan Alle ha u naxariistee oo ka mid ahaa aqoonyahanada iyo odayaasha caanka ah ee soomaaliyeed ayaa masaajidka weyn (Jamia Mosque) ee Magaalada Nairobi makhaayad u dhow waxay mudo haatan 20 sano ka badan laga joogo ay ku kulmeen qaar ka mid ah madaxdii xukuumadii Kacaanka kuwaas oo dhowr […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25842,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/b-290.jpg?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-7oh","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28413"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28413"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28414,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28413\/revisions\/28414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}