Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":28226,"date":"2019-06-05T09:19:26","date_gmt":"2019-06-05T08:19:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=28226"},"modified":"2019-06-05T09:45:18","modified_gmt":"2019-06-05T08:45:18","slug":"yaab-somalia-ma-waxaa-ka-jira-abaar-aaran-wada-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/06\/05\/yaab-somalia-ma-waxaa-ka-jira-abaar-aaran-wada-socda\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Somalia ma waxaa ka jira ABAAR & AARAN wada socda?"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 05 Juun 2019<\/strong><\/span> – Dalka Somalia ayaa waxaa ka soconaya laba arrimood oo aan abid is qaadan karin, marka la eego maskaxda qofka caadiga ah ee Soomaaliyeed; waa abaar iyo aaran.<\/p>\n

Meelo badan oo ka tirsan Somalia waxaa haatan ka da’aya roobabka guga oo meelo badan daad ku qaaday, ha yeeshee, hay’daha gargaarka ayaa sheegayaa in malaayiin Soomaali ihi ay mujaaco bestood la yihiin oo ay u baahan yihiin kaalmo kaga timaada dhanka hay’aadka caalamiga ah.<\/p>\n

Waa kaalmo aan inta badan gaarin dadka gaajoonaya, balse waxaa la yaab leh waxa bedeley aragtidii soo jirtey ee ahayd in marka uu roob da’o barwaaqo loo arki jirey? Dad badan baa ku jawaabaya qorshe xumo iyo degaankii oo la baabi’iyay.<\/p>\n

Hoos ka arag qayladhaanta hay’aadka gargaarka:<\/strong><\/p>\n

\u2022 Hey\u2019adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ayaa codsatay taageero dheeri ah in loo helo dadka Soomaaliyeed ee ay saameysay abaarta.
\n\u2022 UNHCR waxey tiri qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya waxaa ku habsatay abaar ba\u2019an ka dib markii ay di,i waayeen roobabkii la sugaayay xili robeedyada sida deyrta (October \u2013 December 2018) iyo \u201cGu\u201d (Aprile-June 2019).
\n\u2022 Hey\u2019addu waxey leedahay 5.4 Milyan oo dad ah ayaa waxaa ku dhacaayo cunto yari bisha july 2019.
\n\u2022 2.2 Milyan ayaa u baahan doono gargaar deg-deg ah hadaan si dhaqso ah loola gaarin gargaarka
\n\u2022 Bilowga sanadkaan 49,000 oo Soomaali ah ayaa ka haajiray guryahooda (dhulka miyiga) si ay u helaan cunto, biyo, gargaar iyo shaqo. Dadkuna waxey u qaxeen sababo la xiriiro iskudhac dagaalo iyo rabshado kuwaaso saameyn aan kala go, laheyn ku leh abaaraha
\n\u2022 Waxaa ugu daran oo ay saameysay Sanaag, Sool, Awal, Bari, Nugaal, Mudug, Galgaduud, iyo gobolka Hiiraan.
\n\u2022 Hey\u2019addaha gargaarka waxey cadeeyeen bishii May qorsha looga jawaab celinaayo abaarta misaaniyad dhan 710.5 Milyan oo loogu tala galay gargaar naf badbaadin ah ilaa 4.5 milyan oo dad ah
\n\u2022 Hey\u2019addu waxey ugu yeereysaa deeq bixiyayaasha caalamiga ah iney kor u qaadaan ka jawaabista gargaarka beni,aadanimo ee Soomaaliya.<\/p>\n