Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":28170,"date":"2019-06-03T09:42:19","date_gmt":"2019-06-03T08:42:19","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=28170"},"modified":"2019-06-03T09:57:23","modified_gmt":"2019-06-03T08:57:23","slug":"weerarka-ku-socda-dhulalka-soomaalida-iyo-ololeyaan-dhaqan-guurin-maskax-dhaqid-oo-bilowday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/06\/03\/weerarka-ku-socda-dhulalka-soomaalida-iyo-ololeyaan-dhaqan-guurin-maskax-dhaqid-oo-bilowday\/","title":{"rendered":"QORSHE QAABAYSAN: Weerarka ku socda dhulalka Soomaalida iyo ololeyaal dhaqan guurin & maskax dhaqid oo bilowday!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Juun 2019<\/strong><\/span> – Maalin dhaweyd waxa aan la yaabay nin Soomaali ah oo magaalooyinka \u2018 Kilinka\u2019 mid ka mid ah madax ka ah Xafiiska Siyaasadda oo dad Soomaaliyeed oo badan qudbbad af Axmaar ugu akhriyaya. Waa hubaa dadkaas Soomaaliyeed inta badan in ayan aqoon afka Amxaarka. Waxa aan sii yaabay marka aan mar kale daawaday ku xigeenka PM, DF, Khadar oo dad Soomaaliyeed ugu khudbaynaya in ay khalad ahayd in carruurta Soomaaliyeed lagu ababiyo in ay Xabashida iyo Itobiya cadow u arkaan.<\/p>\n

Gaar ahaan waxa aan kala garanwaayay in Khadar yahay nin u shaqeeya Ethiopia iyo inu yahay nin aan akhriyin taariikhda. Waxa hubaal ah in labada ninba lagu soo diyarshay dugsiyada siyaasadda ee Itobiya.<\/p>\n

Waxa kale oo cad in Itoobiya ay ka hirgashay siyaasadii Gumaysiga Faransiiska ee ahayd \u2018Dadka aad guumaysato si ay hayin u noqdaan una ilbixiso afka iyo dhaqanka Faransiiska ku ababi (Politique Francaise d\u2019assimilation.) oo ay caddahay in dlulka Soomalidu degto ay ka socoto dhaqan guuris dadka Soomaaliyeed la Amxaraynayo, la Sawaxileenayo, la Faransiiseenayo.<\/p>\n

Cadaawadda dhex taal Islaamka iyo Gaalada waa mid taariikhi ah oo soo bilaabmataay qarniyo ka hor, oo xoogaysatay bilowgii dagaaladii Jahaadka \u2018CRUSADE\u2019ka oo socday intii u dhaxaysay qarnigii 10naad ilaa kii 12naad. Dhibta waxa bilaabay kaniisadaha Yurub, kadib markii xiligii Madooba (dark Ages) ay colaadi dhex martay boqoradii Yurub kadibna Kaniisaduh Yurub ka baqdeen inay waayaan Dawrtadii (TITHE) ay boqorada ay ka qaadi jireen haddii dhexdooda dagaal ka dhaco.<\/p>\n

Waxay MADAXDA DIINTA MASIIXIGU ku guulaysteen in ay awoodii boqorada ay ku jeediyaan Dawladii Islaamka, iyaga leh, \u201cSoo dhiciya Hoygii Ilaheena Ciise Masiixi ee Qudus o Muslinku haysto.\u201d Halkaas waxa ka bilowday dagaaladii socday 400 ee sano ee soo gaaray 1102 ee dhex maray gaalada Yurub iyo Muslimiinta Aasiya iyo Afrika.<\/p>\n

Xukunka Islaamka oo mar qabsaday inta u dhaxaysa gacamada Iberia iyo Balkaanka, markii u jabay Dhulkii Islamka, waxa qabsaday Dawladihii Yurub. Soomaalida oo ka mid ahayd ummadihii Jahaadka ka qaybgalay (Axmed Gurey) waxay ka mid noqdeen qaniimadii gaaladu qabsanaysay.<\/p>\n

Xabashidu waxay xulufo la ahayd reer Yurub. Sidaa darteed Xabashidu waxay xaq u yeelatay inay qayb ka hesho dhuulkii Islaamka ee la furtay. Soomaalida dhulkoodii waxa kala qaatay Ingriiska, Faransiiska, Germanka iyo Talyaaniga, ka dibna waxa abaal loo siiyay Xabashida. Ugu danbayntii waxa ay Yurub qaybsigii dhulkii Islaamka, Africa ku kala baxday 1884 (Africa Partition).<\/p>\n

TAARIIKHDA WAXA QORA KUWA GUULAYSTA!<\/strong><\/p>\n

Dhulka Soomaaliyeed sidii loo garoocanayay baa manta laysku haystaa Jubaland iyo baddeeda. Abasiniya markii hore waxay la siiyay dhulkii Oromada, ka dibna waxay loogu daray dhulkii Soomaalida ee Harar oo ay qabsadeen 1887. Waxa lagu daray dhulka DiriDhbe dhexaalka u tahay. Ingriisku haddana 1941-1954 waxa u Xabashida siiyay \u2018Soomali Galbeed iyo Hawd iyo Reserved Area.<\/p>\n

Faransiisku wuxu Djibouti degay 1862 oo u baxshay DHULKA SOOMAALIDA EE FARANSIISKA (French Soomaaliland). Hase ahaate, marku Khadka tareenka Xabashida la saxeexday buu dhulkii Soomaalida intiisa badan ku wareejay Ethiopia.<\/p>\n

Magaca dalka ee DHULKA FARANSIISKA EE SOOMAALIYEEDNA waxa Faransiisku ka bedelay 1962KII ku bedelay Dhulka Ciisa iyo Cafarta isaga oo isku dayaya inu tirtiro raadka Soomaalida. NFD waxa ay ahayd qayb ka tirsan dhulka Jubaland. Waxa Kenya ku wareejiyay Ingriiska marku Gobonimada siinayay 1963.<\/p>\n

Nasiib darrada ina haysata, maantana waxa lagu hawllan yahay in Kismaayo iyo Jubaland lagu wareejo Kenya. Waxa ku xigaya in Somalia kulligeeda dalalka jaarku qaataan. Soomaalidu Islaam bay u dagaalantay, iminka islaam bay la dagaallamaysaa! Waxa aan qoraalkan ku soo gabagabeenayaa in boobkii lagu hayay dhulka Soomaalida u weli socdo.<\/p>\n

Waxa nasiib darro ah in Soomaalida in badan oo ka mid ahi ay cadawga la safanyihiin. Waa nasiib daro in kuwo Soomaali sheeganayaa ay ka qayb gelayaan dhaxal wareejinta dadka iyo dhulka Soomaaliyeed. Waa nasiibdaro haddii kuwii aan xilka u dhiibanaaba ina gundo goynayaan. \u2018GUDUNAY IMAADGOYSEENE BARKAY BAA KU JIRA!\u2019<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Yuusuf Xayd<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Juun 2019 – Maalin dhaweyd waxa aan la yaabay nin Soomaali ah oo magaalooyinka \u2018 Kilinka\u2019 mid ka mid ah madax ka ah Xafiiska Siyaasadda oo dad Soomaaliyeed oo badan qudbbad af Axmaar ugu akhriyaya. Waa hubaa dadkaas Soomaaliyeed inta badan in ayan aqoon afka Amxaarka. Waxa aan sii yaabay marka aan mar […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28171,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/b-5.png?fit=3864%2C2824&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-7km","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28170"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28170"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28179,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28170\/revisions\/28179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28171"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}