Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":27754,"date":"2019-05-28T09:11:54","date_gmt":"2019-05-28T08:11:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=27754"},"modified":"2019-05-28T09:12:16","modified_gmt":"2019-05-28T08:12:16","slug":"annagoo-dhimanna-unbaa-dhulkeenna-lagu-qaadan-karaa-mw-farmaajo-oo-hadlay-khariidaddii-qalloocnayd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/05\/28\/annagoo-dhimanna-unbaa-dhulkeenna-lagu-qaadan-karaa-mw-farmaajo-oo-hadlay-khariidaddii-qalloocnayd\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Annagoo dhimanna unbaa dhulkeenna lagu qaadan karaa!” – MW Farmaajo oo hadlay khariidaddii qalloocnayd!"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n

(Hadalsame) 28 Maajo 2019<\/strong> <\/span>– Waxaa dhowaan bogga rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya lasoo dhigay muuqaal sawir ah oo muujinaya Somalia oo laga masaxay maabka Afrika laguna daray Itoobiya, taasoo ay aad uga gilgisheen dad badan oo ka tirsan shacabka Somaliyeed.<\/p>\n

Haddaba, Madaxweynaha Somalia, Md Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horreeysey arrintan qaab duurxul ah oo dul ka xaadin ah uga hadlay, wuxuuna isagoo aan Itoobiya soo hadal qaadin sheegay in aanay jirin fursad lagu qaadan karo dhul Soomaaliyeed inta ay dadkeedu nool yihiin.<\/p>\n

Madaxwaynaha ayaa warkan jeediyay mar uu la hadlayay Jaaliyadda Somaliyeed ee dalka Koonfurta Afrika, isagoo dhegtooda ku dhibciyay in loo baahan yahay dadka Somaliyeed kalsooni ku qabaan naftooda iyo madaxdooda intaba. ”Annaga ayaa idinka hor dhimanayna.” ayuu ballan qaaday.<\/p>\n

\u201cMaalmahan waxaad maqleysaa dalkeena waa la qaadanayaa dowlad heblaayo ayaa qaadaneysa, war adiga haddii aad nooshahay sidee dalkaaga sidee loo qaadanayaa, laakiin haddii aad dhimato ama is dhigato waa dhab dalkaaga waa la qaadanayaa waa dal fiican, Soamaali wexeeda qofkii u yimaada isaga ayaa u dhimanaaya, marka ha is dhiibina qabkiinna kor u qaada.\u201d Ayuu yiri MW Farmaajo.<\/p>\n

\u201cDad Soomaali ah oo la adeegsado oo shisheeye u adeega waa jiraan hal meel aan uga soo wada jeesanno, weligood waa jiri jireen, dalkeenna isaga ayaan leenahay isaga ayaan ku dhimanaynaa, niyadda khayr u sheega cid dalkeena qaadan karta malahane.\u201d Ayuu hadalkiisa daba dhigay Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n