Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":27663,"date":"2019-05-26T12:00:09","date_gmt":"2019-05-26T11:00:09","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=27663"},"modified":"2019-05-26T12:18:52","modified_gmt":"2019-05-26T11:18:52","slug":"itoobiya-waxay-na-qabsan-kartaa-marka-aan-ogolaanna-oo-qura-inta-aynaan-iyaga-eedin-aan-annagu-is-eedno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/05\/26\/itoobiya-waxay-na-qabsan-kartaa-marka-aan-ogolaanna-oo-qura-inta-aynaan-iyaga-eedin-aan-annagu-is-eedno\/","title":{"rendered":"Itoobiya waxay na qabsan kartaa marka aan ogolaanno oo qura (Inta aynaan iyaga eedin aan annagu is eedno)"},"content":{"rendered":"

(Addis Abeba) 26 Maajo 2019<\/strong><\/span> – Waxaa barta rasmiga ah ee Wasaarad Dibadeedka Itoobiya lasoo dhigay khariidad laqday<\/a> dalka Somalia, taasoo kaliya muujinaysa woqooyiga Somalia (Somaliland) oo gaar u taagan iyo koonfurta Somalia oo gebi ahaanba ka tirsan Itoobiya.<\/p>\n

Waxaa kaaga sii daran in boggani uu yahay mid lagu dhigdhigayo wax lagu sheegay istaraatijiyadda cusub ee ay Itoobiya dibedda ku wajahayso, taasoo la dhaqan geliyey xilli ay Somalia dowlad ahaan burburtay oo ah 1991-kii. Khariidaddaasi iminka waa laga saaray webka Wasaaradda.<\/p>\n

Yeelkeede, Soomaali fara badan ayaa maanta baraha bulshada ku faafinaysa sawirka maabkan lala yaabay muujinaya iyagoo iska baaraya ”wadaniyad hal maalin ah” balse aan lahayn mabda’ iyo itijaah degsan oo meel ka jeed ama ujeed ah.<\/p>\n

Hal tusaale waxaa inoo ah annagoo aan meel kaleba aadin, sida aannu dalkeennii u kala qoqobnay, inagoo qaadannay nidaam uu hindisey injineerka Itooobiyada cusub ee Melez Senawi kaasoo ah mashruuc la magac baxay GOOGOOYNTA SOMALIA (Balkanization of Somalia).<\/p>\n

Nidaamkaasi wuxuu maanta gaarey heer ay Itoobiya iskaba nasato, welibana isu sawirto inay tahay saaxiib kal iyo laab ah oo ay Somalia leedahay, jeer ay gadaal ka taagan tahay wax lagu sheegay aragtida lagu dhisay maamulladan iminka caqabadda siyaasadeed ee ugu wayn ku ah Somalia, oo si toos ah u fulinaya siyaasaddii ay beri iyadu usoo istaagi jirtey ee fashilinta dowladnimada Somalia.<\/p>\n

Haddaba, haddii uu dhab kaa yahay hinraagga waddanimo ee halka maalin ee aad doonayso inaan Somalia dal kale qabsan, la qaybin amaba la addoonsan iyadoo halkeeda qotonta la imoow mabda’ qaran oo aan isla bedelaynin waxa uu doonayo siyaasi kuu wada sidii uu maabkaagu sidaa ugu muuqan lahaa maalinta dambe, adigoon weliba lahayn maskax iyo muruq aad kula macaamisho.<\/p>\n

Taageer wax u wada dan ah umadda Soomaaliyeed wixii khalad ahna la qabo oo la toosi, haddii aad daacad tahay. Midna haku fikirin, waa taageerista calalka uu sameeyay siyaasi sheeganaya beeshaada iyo cayminta qaran adag oo cadowgiisa iska celiya. Marna isla iman maayaan haddaad wax kasta akhriso.<\/p>\n

Alloow makuu sheegay.!!<\/strong><\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

\"\" \"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Addis Abeba) 26 Maajo 2019 – Waxaa barta rasmiga ah ee Wasaarad Dibadeedka Itoobiya lasoo dhigay khariidad laqday dalka Somalia, taasoo kaliya muujinaysa woqooyiga Somalia (Somaliland) oo gaar u taagan iyo koonfurta Somalia oo gebi ahaanba ka tirsan Itoobiya. Waxaa kaaga sii daran in boggani uu yahay mid lagu dhigdhigayo wax lagu sheegay istaraatijiyadda cusub […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27665,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/bb-9.jpg?fit=1200%2C600&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-7cb","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27663"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27663"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27670,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27663\/revisions\/27670"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}