Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":27625,"date":"2019-05-25T11:36:34","date_gmt":"2019-05-25T10:36:34","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=27625"},"modified":"2019-05-25T11:36:34","modified_gmt":"2019-05-25T10:36:34","slug":"daawo-waan-dejin-karnaa-maraakiibta-maraykanka-inta-saaran-iiraan-oo-sheegtay-inay-haysato-hub-qarsoodi-ah-oo-aan-dunidu-ogayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/05\/25\/daawo-waan-dejin-karnaa-maraakiibta-maraykanka-inta-saaran-iiraan-oo-sheegtay-inay-haysato-hub-qarsoodi-ah-oo-aan-dunidu-ogayn\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Waan dejin karnaa maraakiibta Maraykanka & inta saaran” – Iiraan oo sheegtay inay haysato ”HUB QARSOODI AH” oo aan dunidu ogayn!"},"content":{"rendered":"

(Tehraan) 25 Maajo 2019<\/strong> <\/span>– Iiraan ayaa sheegtay inay maraakiibta dagaal ee Maraykanka u adeegsan doonto hub halis ah balse ”qarsoodi ah”, sida uu ballan qaaday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dalkaasi, kaddib markii uu Maraykanku Gacanka Beershiya u diray 3 markab oo burburiyeyaal ah, taasoo kordhsey xiisadda labada dal.<\/p>\n

\n

Isagoo aan waxba qarin, ayuu Jeneraal Morteza Qorbani, oo ah la taliyaha abaanduulka taliska dhexe ee Iiraan wuxuu Washington uga digey inay \u201cku kacdo doqonnimada ugu yar, waayo maraakiibtaasi iyo inta saaranba waxaannu dejinaynaa gunta badda.\u201d<\/em><\/p>\n

Iiraan, sida uu sheegay, waxay \u201cadeegsan doontaa laba gantaal oo cusub oo qarsoodi ah.\u201d Balse maa aanu sheegin nooca uu yahay<\/em> \u201chubka qarsoodiga ah\u201d<\/em> ee uu ka hadlayo.<\/p>\n

Maraykanka ayaa halkaa u diray 3 burburiye oo xambaara gantaalaha la hago oo ka ah: USS McFaul, USS Gonzalez, USS Mason, iyadoo uu midkii ugu dambeeyay todobaadkan ka gudbey Marinka Hormuuz.<\/p>\n

Waxay kuu biirayaan raxan kale oo uu hoggaaminayo markabka dayuuradaha xambaara ee USS Abraham Lincoln, kuwaasoo shibaaxaya meel aan u dheereeyn xeebaha Cumaar ee Gacanka Carbeed.<\/p>\n

Trump ayaa horay u sheegay in haddii ay Iiraan far dhaqaajiso ay taasi ka dhigan tahay ”bilowga dhamaashada rasmiga ah ee Iiraan.”<\/p>\n