Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":27387,"date":"2019-05-21T08:57:27","date_gmt":"2019-05-21T07:57:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=27387"},"modified":"2019-05-21T08:59:32","modified_gmt":"2019-05-21T07:59:32","slug":"dunidu-dagaal-bay-riman-tahay-kenya-na-duullaan-somalia-ayay-foolanaysaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/05\/21\/dunidu-dagaal-bay-riman-tahay-kenya-na-duullaan-somalia-ayay-foolanaysaa\/","title":{"rendered":"Dunidu DAGAAL bay riman tahay, Kenya-na duullaan Somalia ayay foolanaysaa"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Maajo 2019<\/strong><\/span> – Wararka dhiillada wato ee Iiraan iyo Maraykanku hawada isu marinayeen baryahaan waa kuwo tusayo colaadda kasoo iftiimayso Bariga Dhexe. Aqoonyahanno badan iyo dadka ka faalloodo siyaasadda dunidu waxay si aan kala go\u2019 lahayn diiradda u saarayeen cabsida ka aloosan Bariga Dhexe. Hasa yeeshee waxaan ahmiyad la mid ah la siin midda laga yaabo inay ka gugacdo Bariga Afrika.<\/p>\n

Dowladda Kiinya waxay in muddo ah diyaar garow xooggan oo dhinacyo badan leh ugu jirtay dagaal ay ku qabsato dhul Soomaaliyeed oo cusub. Waxay ballaarisay tababaridda cidamadeeda, kor u qaadidda tayada ciidankeeda lugta iyo casriyaynta hubkeeda iyo waliba diyaarinta maskaxda shacabkeeda.<\/p>\n

Sanadki hore waddamada ku yaal Bariga Afrika waxay hub iibsasho ku bixiyeen adduun gaarayo saddex bilyan oo doolar. Kenya ayaa hoggaaminayso waddamadaan. Sanadki tagay 80 milyan oo doolar ayay ku kordhisay qarashaadkeeda hub aruursiga. Guud ahaan qarashka dalalkaan ay ku bixiyaan is hubaynta 36.5% waxaa leh Kenya oo noqotay dalka ugu hub iibsiga badan dalalka Bariga Afrika.<\/p>\n

Maraykanka ayay ka heleen 12 ah gawaarida gaashaaman ee loo yaqaan Bastion armoured personnel carriers (APCs). Waxay sidoo kale soo iibsatay diyaaradaha qummaatiga ku kaco iyo hub kale oo casri ah. Waxay xoojisay ciidamadeeda badda waxayna howl galisay maraakiib si gaar ah u joogto biyaha ay Soomaaliya xoogga ooga qabsatay.<\/p>\n

Hasa yeeshee waxaa intaas oo dhan oo ka daran habka ay maskaxda shacabkeeda ugu diyaarinayso dagaal qaraar oo daba dheeraado. Ololaha shicibka Kenya loogu diyaar garaynayo dagaal waxaa hoggaanka u hayo idaacaha iyo aqoonyahannada dalkaas.<\/p>\n

Shicibka Kiinya oo qaatir ka taagan dagaalki koobnaa ee ay dowladdoodu ku qaadday jamhadda yar ee Shabaab ayay adag tahay in la laqsiiyo dagaal ballaaran oo dhul lagu qabsado. Dowladda oo arrintaas og ayaa hadalka u dhigayso sifo ay dadku naftooda u huri karaan duullaankana uga raalli noqon karaan.<\/p>\n

Istaatiyada ay isticmaalayso dowladda Kiinya ayaa ah in Soomaaliya ay qabsatay dhul ay iyadu leedahay iyadoo adeegsanayso guumayste caddaan ah. Waxaa la isu ekaysiiyay guumaystihii ree Yurub iyo waxa ay Kiinya ugu yeeryay boobka biyaheeda. Dowlado soomaaliya dhib ma ogiye aysan dheef ku qabin ayaa dadka Kiinya loo sheegay inay biyahooda Soomaaliya siinayaan.<\/p>\n