Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":27268,"date":"2019-05-19T16:17:10","date_gmt":"2019-05-19T15:17:10","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=27268"},"modified":"2019-05-19T16:17:10","modified_gmt":"2019-05-19T15:17:10","slug":"khaarajintii-qarniga-xitaa-filimada-waa-ku-yar-tahay-sida-loo-fuliyay-dilkan-uu-soo-maleegay-mw-north-korea-muuqaal-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/05\/19\/khaarajintii-qarniga-xitaa-filimada-waa-ku-yar-tahay-sida-loo-fuliyay-dilkan-uu-soo-maleegay-mw-north-korea-muuqaal-sawirro\/","title":{"rendered":"KHAARAJINTII QARNIGA: Xitaa FILIMADA waa ku yar tahay sida loo fuliyay dilkan uu soo maleegay MW North Korea (Muuqaal & Sawirro)"},"content":{"rendered":"

(Kuala Lumpur) 19 Maajo 2019<\/strong><\/span> – Muuqaallo ay qaadday kaamarada amaanka ee CCTV ayaa muujinaya khaarajin ka dhacday bartamaha garoonka Dayuuradaha Kuala Lumpur International Airport.<\/p>\n

Waxay ahayd saacadda 9 subaxnimo waxaana la arkayaa nin ku jooga surwaan jiinis ah, funaanad buluug ah iyo jaakad caddays ah oo dhex maraya garoonka oo xilligaa dad la ciirciiraya isagoo garabka ku sita boorso madow oo garab qaad ah.<\/p>\n

Deeto, waxaa mar qura gadaashiisa ka imanaya laba gabdhood oo dhallinyaro ah oo ninka ku gaadaya wax ay wejiga ka marinayaan oo SUN loo badinayo, kahor inta aanay sawirka ka bixin, middood baa xiran funaanad ay ku qoran tahay LOL (Laugh Out Loud).<\/p>\n

Yeelkeede, ninka bidaarta leh ee ay sumeeyeen isagu qosli maayo. Isagoo yaabban ayaa u ordayaa dhanka saraakiisha amaanka isagoo weli miir qaba wuxuuna uga ashtakoonayaa wixii qabsaday bartamaha garoonka.<\/p>\n

Saraakiisha amaanka oo laftoodu si saaxi ah u garan la’ waxa uu ninku ka hadlayo ayaa deeto u kaxaynaya qaybta gargaarka degdegga ee garoonka, halkaasoo kursi dhacadiid loogu santeeciyay, isagoo markan nafta u yaabban. 20 daqiiqadood kaddibna wuu geeriyoodey.<\/p>\n

Ninkaasi qof kale ma aha waa Kim Jong Nam, oo la dhashay hoggaamiyaha North Korea jaalle Kim Jong Un, waana arrin u qaab eg aflaamta thriller-ka ah ee laga sameeyay Dagaalkii Qaboobaa ee dunida, marka ay timaado qaabka loo khaarajiyey ama loo qorsheeyay dilkan oo dhacay Febraayo 13, 2017.<\/p>\n

Waxaa kaaga daran qaabka dilkiisa loo fududeeyay. Laba gabdhood oo ah kuwa jirkooda ka ganacsada oo la kala yiraahdo Siti Aisyah iyo Doan Thi Huong ayaa waxaa loo sheegay in la duubayo barnaamij ku camirasho ah (prank) oo Youtube la gelinayo, waxa qura ee laga doonayaana waa inay ninka loo tilmaamay wejiga ka mariyaan saliidda carruurta kaddibna cararaan.<\/p>\n

Ninka hoowshaa u xil saaraya waa nin iskugu sheegay in ”James” la yiraahdo oo uu Japanese yahay, balse ka mid ah sirdoonka North Korea. Muddo yar ayaana lagu diyaariyay labada gabdhood oo u kala dhashay Vietnam iyo Malaysia, iyadoo loo ballan qaaday min \u00a375 oo qura.<\/p>\n

Siti waxaa loo duuliyey caasimadda Cambodia ee Phnom Penh, halkaasoo ay kusoo qaadatay 3 tababar oo loogu sheegay in lagu barayo sida loo duubo muuqaallada ku camirashada ah (prank), iyadoo uu indha indhaynaya ”Mr James.”<\/p>\n

Silsiladda sheekadu halkaa kaliya kama xirna ee sidoo kale Jong Nam, ayaa laftiisa waxaa loo adeegsadey gabar ay saaxiib ahaayeen oo horay uga shaqayn jirtey North Korean Airlines, quruxleey la yiraahdo So Yong Ra, 41 jir, taasoo Jong Nam kula noolayd Macau, caasimadda qamaarka Bariga Fog oo safar gaaban oo dooni ah u jirta Hong Kong.<\/p>\n

Sheekooyinka daaha gadaashiisu waxay sheegayaan in RA ay ka qayb qaadatay dhagarta saaxiibkeed, waayo way ka baaqsatay safarkiisii ugu dambeeyay ee Malaysia, iyadoo aan la garan sababta, dib dambena wacaalkeeda looma helin markii la khaarajiyay Jong NAM.<\/p>\n

Waxaa la yaab lahayd in Kim Jong Nam, 45 jir, oo dilkiisa loo adeegsadey gaas sun (nerve agent), maalin cad lagu diley bartamaha dal shisheeye weliba goob mashquul badan, wax noqday sheeko khaarajin ah middii ugu yaabka badnayd qarnigan 21-aad.<\/p>\n