Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":27096,"date":"2019-05-16T19:36:27","date_gmt":"2019-05-16T18:36:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=27096"},"modified":"2019-05-16T19:36:27","modified_gmt":"2019-05-16T18:36:27","slug":"4-waxyaabood-oo-laga-baran-karo-bannaan-baxyadii-ardayda-ee-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/05\/16\/4-waxyaabood-oo-laga-baran-karo-bannaan-baxyadii-ardayda-ee-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"4 waxyaabood oo laga baran karo bannaan-baxyadii ”ardayda” ee ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n
\n

(Hadalsame) 16 Maajo 2019<\/strong><\/span> – Dhacdooyinka qaar maalinlaha ah ee ka dhacaya Soomaaliya waa kuwo ugub ah, amakaag iyo afkala taagna kugu reebaya.
\n<\/span><\/p>\n

Dhacdadii ugu danbeysay dadkuna ka dheregsanyihiin, waa imtixaankii dugsiyada waxbarashada oo la musuqay, bannaankana u baxday ka hor intaan la gelin. Waloow ay la yaab tahay in la musuqo imtixaan dowladeed misna waa wax dhaca, waxaase fajac lahaa wixii ay ardaydu sameeyeen.<\/span><\/p>\n

In faseexo loo hadlaa gobi ku faaydaaye bal ila aqriso 4 wax aan ka bartay.<\/span><\/p>\n

1) Arday Ardaal u qaab eg<\/strong><\/p>\n

La yaab malaha wuxuu jaahilka bi\u2019iyo, lkn waa nasiib darro weyn ah kuwii loo diyaarinayay mustaqbalka dalka, inay u bannaan-baxaan si damiir la\u2019aan oo mas\u2019uuliyad darro ku jirto. Dhirtii \u00a0wadooyinka oo la jaray, jidadka oo dhagxaan lagu gooyay iyo gaadiidki dadweynaha oo la xayiray, waa dhaqan aan marna laga filan Karin arday waxbaranaya qaarkoodna qalin-jebinayaan. Waxaan kala garan waayay inay bannan-baxayeen arday waxbarata iyo darawallada bajaajta kaxeeya.<\/p>\n

Waxayna taas cadeyn dhab u tahay, sida ay u liidato heerka akhlaaq iyo tarbiyo ee ardaydii bannaanbaxeysay. Waxaan la oran karaa waxaaba gebi ahaan maqan waxbarashadii aasaasiga aheyd ee tarbiyada ee arday lagu yaqaanay. Muuqa iyo magacana waa kaaf iyo kala dheeri!<\/p>\n

Haddii ay qiiro sabab u aheyd faraqsanaanta iyo fadqallalada, waa iga su\u2019aale \u201cArday si la hubo iskugu diyaariyay imtixaanka, maxay u dhibi imtixaan baaqday iyo mid lasoo hormariyo iyadoo laga hortagayo qish qolo kale gacanta u galay?. Dhabcan ardayga is huba wuu ku farxi lahaa si looga hortago qishka in wax weliba loo sameeyo. Lkn midkaan banaanbaxay, baroortiisa orgiga ka weyn!<\/p>\n

2) Doorkii GURIGA oo dansan<\/strong><\/p>\n

Guriga waa halka ay kasoo bilaabato waxbarashada ardayga, waa halka uu ka barto dhaqanka iyo tarbiyada wanaagsan. Tarbiyada uu guriga kasoo barto ayuu la hortagaa bulshada kale. Goobah kale ee waxbarashada waa meelaha uu ardaygu ka dhameytirto waxa ka dhiman.<\/p>\n

Haddii uu ardaygu seego tarbiyadi guriga, waxaan shaki ku jirin in wax waliba laga filan karo sida shalayba dhacday. Mas\u2019uuliyaddaas weynna waxay saarantahay hooyada iyo aabaha ama cidda markaasi mas\u2019uulka ka ah caruurta.<\/p>\n

Waxaan ii muuqanayay \u00a0arday gabay tarbiyadii aasaasiga aheyd ee guriga. Wax micno ah ma sameyneyso shahaaddo la qaato mar haddii ay maqantahay tarbiyadii asaasiga aheyd. Waana dhibaatada \u00a0heysata soomaalida, marka aad eegto kuwa mas\u2019uuliyadda loo dhiibo \u00a0iyo hab dhaqankooda.<\/p>\n

3) Shaqaale qaab qabiil lagu shaqaaleysiiyay<\/strong><\/p>\n

Sida la fahmi karo waxaa imtixaanka bannaanka u bixiyay qaar ka mid aha shaqaalaha wasaaradda loo wakiishay. Xilalka wasaaradaha qabyaalad ayaa si xishood la\u2019aan lagu qeybsadaa, midkan xigtada lagu keenay uma arko mas\u2019uuliyad weyn howsha loo igmaday maadaama uusan wax tijaabo usoo marin helitaanka shaqadaas, cabsina kama qabo inuu waayo booskiisa, taas bedelkeed inuu iibsadaa howshi loo igmaday ma noqoneyso waxa la baciidsan karo.<\/p>\n

Ha sugin hufnaan inta howlaha wasaaraduhu hayaan kuwii qabiilka lagu keenay inay daacad u noqdaan howsha loo dhiibayo halka kuwii mudnaana la heyb soocay. Waa xaalad u baahan in la hufo lana haadiyo.<\/span><\/p>\n

4) Iskuullo dan ganacsi loo furtay.<\/span><\/strong><\/p>\n

Tiro maleh iskuullada iyo jaamacadaha dalka, badankood waxey u furanyihiin qaab ganacsi. Macallimiinta ka shaqeeya badankood waa kuwa xigto iyo xigaallo lagu keenay, marka ay sheekadu halkaas mareyso waxaad sugtaaba waa inay soo qalin-jebiyaan kuwo magac arday wata asii ardaal u muuq eg.<\/p>\n

Si kale, wax soo saarkoodu wuxuu noqdaa arday tiro badan oo tayadoodu aad u liidato. Maxay la yaab kugu noqon mid saddex sano ka hor baadiya ka yimid maantana jaamacad dhiganaya. Allow sahal umuuraha<\/p>\n

W\/Q:<\/strong> Cabdinaasir Safaana<\/p>\n

Email: Safaanahaji@gmail.com<\/a><\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraalkani wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Maajo 2019 – Dhacdooyinka qaar maalinlaha ah ee ka dhacaya Soomaaliya waa kuwo ugub ah, amakaag iyo afkala taagna kugu reebaya. Dhacdadii ugu danbeysay dadkuna ka dheregsanyihiin, waa imtixaankii dugsiyada waxbarashada oo la musuqay, bannaankana u baxday ka hor intaan la gelin. Waloow ay la yaab tahay in la musuqo imtixaan dowladeed misna […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27097,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/BB-1.jpg?fit=1200%2C1200&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-732","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27096"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27098,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27096\/revisions\/27098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}