Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":27020,"date":"2019-05-15T16:43:23","date_gmt":"2019-05-15T15:43:23","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=27020"},"modified":"2019-05-15T16:43:23","modified_gmt":"2019-05-15T15:43:23","slug":"daawo-bolton-dagaalku-waa-ciidiisa-maraykanka-oo-la-is-waydiinayo-cidda-ka-macaashaysa-dagaalka-uu-babbinayo-john-bolton","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/05\/15\/daawo-bolton-dagaalku-waa-ciidiisa-maraykanka-oo-la-is-waydiinayo-cidda-ka-macaashaysa-dagaalka-uu-babbinayo-john-bolton\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Bolton dagaalku waa CIIDIISA” – Maraykanka oo la is waydiinayo cidda ka macaashaysa dagaalka uu babbinayo John Bolton"},"content":{"rendered":"

(New York, NY) 15 Maajo 2019<\/strong> <\/span>– Weriyaha xag-jirka ah ee Fox News ee Tucker Carlson ayaa weerar ku qaaday La Taliyaha Amaanka Qaranka ee John Bolton oo ah nin lagu xanto inuu jecel yahay inuu dagaal caalami ihi dunida ka oogmo, isagoo sheegay in ninkan uu dagaalku u yahay sidii ”ciid”.<\/p>\n

\n

\u201cNasiib wanaag John Bolton ma xukumo millateriga Maraykanka ee waxaa xukuma Trump,<\/em>\u201d ayuu iskugu jawaabey Carlson, balse wuxuu gunuunuc ka keenay saamaynta uu ninkan ka tirsan Muxaafidiinta Cusub ee Yuhuudda ihi ku leeyahay Madaxwaynaha laftiisa.<\/p>\n

Bolton oo ah nin dagaallada quuta gacan waynna ku lahaa dagaalladii lagu burburiyay Ciraaq iyo Afghanstan ayaa maqaal uu 2015 ku qoray New York Times cinwaan uga dhigay \u2018Si loo joojiyo bombada ay Iiraan samaysanayso iyada halla bombeeyo.\u2019<\/p>\n

Waloow uu Trump xilka kusoo fuulay aragti ah inuu la dagaallami doono faragelinta caalamiga ah ee Maraykanka oo ay shuclada u sidaan Muxaafidiinta Cusubi, misna magacaabistiisa Bolton ayaa keentay in markale Aqalka Cad laga maqlo halku dhegyadii qoladaasi. Isagoo durba qoolaabaya dagaal ama ugu yaraan afgembiyo ka dhan Venezuela iyo Iiraan.<\/p>\n

Carlson ayaa waxa uu Maraykanku ka macaashayo dagaal uu la galo Iiraan hor dhigay Douglas Macgregor,oo ah Gaashaanle ka howlgabay Ciidamada Lugta Maraykanka oo markiisa sheegay in Maraykanka iyo Iiraan ayba iska kaashadaan la dagaallanka kooxda Daacish, isla markaana aysan Washington sina uga macaashaynin weerar ay ku qaaddo Iiraan.<\/p>\n

Trump ayaa se beeniyay inuu 120,000 oo askari u dirayo Bariga Dhexe, iyadoo dagaal lagu qaado Iiraan ay cidda qura ee danaynaysaa ay tahay dowladda Israel.<\/p>\n