Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":26763,"date":"2019-05-12T11:46:39","date_gmt":"2019-05-12T10:46:39","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=26763"},"modified":"2019-05-12T12:01:07","modified_gmt":"2019-05-12T11:01:07","slug":"qaraxyo-waawayn-oo-ka-dhacay-imaaraadka-warar-kala-geddisan-oo-soo-baxaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/05\/12\/qaraxyo-waawayn-oo-ka-dhacay-imaaraadka-warar-kala-geddisan-oo-soo-baxaya\/","title":{"rendered":"Qaraxyo waawayn oo ka dhacay Imaaraadka (Warar kala geddisan oo soo baxaya)"},"content":{"rendered":"
\n

(Fujayrah) 12 Maajo 2019<\/strong><\/span> – Dhowr qarax oo culus ayaa laga maqlay dekedda Fujayrah ee Imaaraadka Carabta, iyadoo ay wararku sheegayaan in la arkayo dayuuradaha Maraykanka iyo Faransiiska oo goobta dul haadaya xilligii shilka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dowlad-goboleedka Fujayrah ayaa beenisey inay dekedda ka dheceen dhowr qarax oo culus, iyadoo ku adkaysanaysa inay si saaxi ah u shaqaynayso, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka WAM.<\/p>\n

Hay’ad wareed saldhigata dalkaasi Lubnaan oo al-Mayadeen la yiraahdo, ayaa iyadoo soo xiganaysa ilo maxalli ah sheegtay inay dhowr qarax ka dheceen dekedda Fujayrah.<\/p>\n

Waxay sheegeen in qaraxa la maqlay intii u dhaxaysey 4:00 a.m. ilaa 7:00 a.m. xilliga maxalliga ah, iyagoo intaa raaciyey in 8-10 markab oo ah kuwa saliidda qaada ay holcayeen. Ma aysan sheegin sababta ka dambeeysa shilkaasi.<\/p>\n

Warar kale ayaa sheegaya in dayuurado dagaal oo ay leeyihiin Maraykanka iyo Faransiisku ay dekedda dul haadayeen xilligii ay qaraxyadu dhacayeen.<\/p>\n

MUHIIMADDA FUJAYRAH<\/strong><\/p>\n

Dekedda Fujayrah oo ah dekedda qura ee doorar kala duwan u adeegi karta oo ku taalla bariga Imaaraadka ayaa 70 nautical mile oo qura u jirta marinka Strait of Hormuz, taasoo ka dhigaysa bartilmaameed ku habboon weerar Iiraan ka yimaada.<\/p>\n

Bishii Luulyo 2012, Imaaraadka ayaa bilaabay inuu beebab waawayn saliid uga soo qaado Abu Dabeey, isagoo marsiinaya Habshan-Fujairah iyagoo u gooynaya marinka Strait of Hormuz.<\/p>\n

Sidoo kale, waxay Imaaraadku dhowaan bilaabeen inay Fujayrah ka dhisaan kaydka dunida oo idil ugu ballaaran ee saliidda qeeriin, kaasoo kaydin kara in ka badan 14 milyan oo fuusto.<\/p>\n

Waxaa sidoo kale Fujayrah ku yaalla saldhig ay leeyihiin Ciidamada Badda Maraykanka oo ka faa’iidaysta istaraatijiyadda dekeddaasi.<\/p>\n

La socda wixii kasoo kordha…<\/strong><\/p>\n

\n

\u0627\u0646\u0641\u062c\u0627\u0631\u0627\u062a -\u0627\u0644\u0641\u062c\u064a\u0631\u0629 pic.twitter.com\/Cwy2zopkGz<\/a><\/p>\n

\u2014 Hussein Cataya (@husseincataya) May 12, 2019<\/a><\/p><\/blockquote>\n