Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":26468,"date":"2019-05-07T18:06:45","date_gmt":"2019-05-07T17:06:45","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=26468"},"modified":"2019-05-07T18:06:45","modified_gmt":"2019-05-07T17:06:45","slug":"uk-canada-oo-bilaabaya-baraamij-lagu-abaal-marinayo-weriyeyaasha-ka-howlgala-somalia-eeg-shuruudaha-ka-qayb-galka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/05\/07\/uk-canada-oo-bilaabaya-baraamij-lagu-abaal-marinayo-weriyeyaasha-ka-howlgala-somalia-eeg-shuruudaha-ka-qayb-galka\/","title":{"rendered":"UK & Canada oo bilaabaya baraamij lagu abaal marinayo weriyeyaasha ka howlgala Somalia (Eeg shuruudaha ka qayb galka)"},"content":{"rendered":"
(Muqdisho) 07 Maajo 2019<\/strong> <\/span>– Dowladaha UK & Canada ayaa wada agaasimaya barnaamij abaalmarin saxaafadeed ah oo lagu maamuusayo Maalinta Xorriyadda Saxaafadda, taasoo la qaban doono bisha Luulyo 2019, iyadoo lagu dhiirri gelinayo dhallinyarada.<\/p>\n Munaasabadda abaalmarinta ayaa lagu qaban doonaa Safaaradda Britain ee magaalada Muqdisho oo sheegtay inay ku faraxsan tahay bixinta jaa’isada Young Somali Voices journalism prize (YSV).<\/p>\n Abaalmarintan ayaa ujeedkiisu yahay difaacidda madax bannaanida saxaafadda iyo imuhiimadda inay saxaafaddu door ka ciyaarto abuuritaanka bulsho loo dhan yahay oo Soomaaliyeed.<\/p>\n Waxaa kale oo laga doonayaa in da’yarta lagu dhiirri geliyo inay tebiyaan sheekooyinka iyo dhacdooyinka dalkooda Somalia.<\/p>\n Abaalmarintan oo ay dalban karaan weriyeyaasha Soomaaliyeed ee 3 sano iyo wixii ka badan ka shaqaynayay warbaahinta ayaa waxaa marti gelinaya Danjiraha UK ee Somalia, Ben Fender, iyo wakiilka Xoghayaha QM ee Somalia. <\/span><\/p>\n