Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":26243,"date":"2019-05-04T08:16:32","date_gmt":"2019-05-04T07:16:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=26243"},"modified":"2019-05-04T08:37:54","modified_gmt":"2019-05-04T07:37:54","slug":"maxaa-ka-jira-in-xabsi-ah-laga-helay-wasiirkii-gaashaandhigga-suudaan-oo-geeri-lagu-ogaa-sawirro-xog-xareedaysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/05\/04\/maxaa-ka-jira-in-xabsi-ah-laga-helay-wasiirkii-gaashaandhigga-suudaan-oo-geeri-lagu-ogaa-sawirro-xog-xareedaysan\/","title":{"rendered":"Maxaa ka jira in xabsi ah laga helay Wasiirkii Gaashaandhigga Suudaan oo geeri lagu ogaa?!! + Sawirro (Xog xareedaysan)"},"content":{"rendered":"
\n

(Kharduum) 04 Maajo 2019<\/strong> <\/span>– Sixitaan: Waxaan jeclestay inaan saxo been dadka lagu jaha wareerinaayo, waxaan Facebook ku arkay qormo ay dad badan aad u faafiyeen, kuwo kalana ay kasii qaateen, oo aad maanta looga hadal haayo baraha bulshada sida Facebook.<\/p>\n

Qormadaas ayaa nuxurkeedu ahaa in la helay korneyl Ibraahim Shamsudiin oo ahaa Wasiiru Dowlihii Gaashandhigga ee dalka suudaan sanadkii 2001, kana mid ahaa saraakishi afganbiga talada dalka Suudaan kula wareegay 1989-kii, kaas oo uu hogaaminayay Cumar al Bashiir, Madaxweynihii hore ee suudaan.<\/p>\n

Weliba dadka arintaan waday ayaa waxaa la yaab leh inay soo qaateen nin oday ah oo qaawan ay ku sheegayaan Ibrahim Shamsudiin kuna dhejiyeen sawirka ninka odayga ah sawir uu leeyahay nin Jeneraal ah oo lagu magacaabo Jeneral Cumar Seynul Caabidiin Maxamed oo ka mid ahaa sarakishii Cumar al Bashiir xukunka ka tuurtay.<\/p>\n

Jeneraal Cumar Seynul Caabidiin Maxamed waxaa uu ka mid ahaa sarakiishii sare ee xukunka kala waregay Madaxweynihii hore ee cumar al Bashiir, waxa uuna ka mid ahaa 10 jeneraal ee xukunka la wareegey ee uu madaxda u yahay Jeneraal Cabdi Fitaax al Burhaan, Jeneraal Cumar Seynul Caabidiin ayaa waxa uu madax u ahaa gudiga arimaha siyaasada ee golaha militariga xukunka ka tuuray al bashiir walool uu isbuuc ka hor iska casileen asaga iyo labo jeneral oo kale gudiga militariga ee xukunka dalka suudan hada haaya.<\/p>\n

IBRAAHIM SHAMSUDIIN<\/strong> oo ah ninka magaciisa la isticanaalay ayaa dhibtay sanadku marka uu ahaa 2001, waxa uuna ku geeriyooday gegada magaalada Jubba ee koonfurta Suudan asaga iyo 14 sarkaal sar oo la socday oo diyaaradii siday ay burburtay.<\/p>\n

Ibraahim Shamsudiin ayaa dhashay 1959-kii, waxa uuna geriyooday 2001 asagoo 42 jir ah, waxa uu ahaa ninka ugu yaraa saraakiishii xukunka la wareegtay sanadkii 1989-kii, Shamsudiin ayaa ahaa korneyl markii danbana noqday Wasiru Dowlaha Difaaca Suudaan .<\/p>\n

Ibraahim Shamsudiin markii uu geeriyooday kaddib waxaa xaaskiisii dumaaley Cumar al Bashiir oo ahaa xilligaas Madaxweynaha Suudaan, waana uu qabaa ilaa iyo hadda waxaana lagu magacaaba Wadaada Bakar.<\/p>\n

Sawirka odayga macluulsan waa gobolka Turkana ee dalkaasi Kenya oo ay iminka baahi xuni ka dillaacday.<\/p>\n

FG:<\/strong> Ibraahim Shamsudiin sawirkiisa waa kan sawirada badan ee la isku keen keenay oo an kor ku xusay.<\/p>\n

Wabilaahi Towfiiq<\/p>\n

W; D:<\/strong> Cabdulqaadir Cabdi.<\/p>\n

\"\" \"\"<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Kharduum) 04 Maajo 2019 – Sixitaan: Waxaan jeclestay inaan saxo been dadka lagu jaha wareerinaayo, waxaan Facebook ku arkay qormo ay dad badan aad u faafiyeen, kuwo kalana ay kasii qaateen, oo aad maanta looga hadal haayo baraha bulshada sida Facebook. Qormadaas ayaa nuxurkeedu ahaa in la helay korneyl Ibraahim Shamsudiin oo ahaa Wasiiru Dowlihii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26231,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/b-22.jpg?fit=720%2C318&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-6Ph","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26243"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26243"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26250,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26243\/revisions\/26250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26231"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}