Haatan qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Wakiillada oo saxaafadda la hadlay ayaa hab-dhaqanka Guddoonka sharci darro ku tilmaamay.<\/p>\n
“Umadda Waxaan u Sheegaynaa in Saaka Wixii Halkan Ka Dhacay aanu Dastuurka Waafaq Sanayn, Shir Gudoonkuna Waxa uu Jabiyey Xeerarkii Dastuurka ” ayuu yiri Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid.<\/p>\n