Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":25774,"date":"2019-04-27T19:50:29","date_gmt":"2019-04-27T18:50:29","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=25774"},"modified":"2019-04-27T19:50:29","modified_gmt":"2019-04-27T18:50:29","slug":"la-yaab-maraykanka-oo-ruushka-u-fasaxay-inuu-basaaso-sawirro-muuqaal-maxaad-ka-taqaan-heshiiska-cirka-furan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/27\/la-yaab-maraykanka-oo-ruushka-u-fasaxay-inuu-basaaso-sawirro-muuqaal-maxaad-ka-taqaan-heshiiska-cirka-furan\/","title":{"rendered":"LA YAAB: Maraykanka oo Ruushka u fasaxay inuu basaaso + Sawirro & Muuqaal (Maxaad ka taqaan heshiiska Cirka Furan?)"},"content":{"rendered":"

(St. Joseph, MO) 27 Abriil 2019<\/strong><\/span> – Dayuuradda Ruush sameega ah ee wax basaasta ee Tu-214ON ayaa lasoo sheegayaa inay dul haaddey gobollada Koonfur Galbeed ee Maraykanka, iyadoo sidaa ku aragtay goobo la dhigo hubka nukliyeerka iyo midka kiimikada, wax qayb ka ah heshiiska Open Skies.<\/p>\n

\n

Warqaadka The Drive ayaa qoraya isagoo xiganaya<\/a>, webka duullimaadyada raaca ee FlightRadar 24, in dayuuraddan oo ah dufcaddii ugu dambeeysey nooca Tu-214 ee basaasku ay ka duushay saldhigga cirka Maraykanka ee Rosecrans Air National Guard Base oo ku yaalla St. Joseph, Missouri ee isla Maraykanka.<\/p>\n

Duullimaadkan oo qaatay 6 saacadood ayay dayuuraddan basaaska ihi waxay dul haaddey saldhigyo badan oo difaac iyo kaydba iskugu jira oo ku kala firirsan Maraykanka.<\/p>\n

Gobollada ay dul haaddey waa min galbeedka Texas, New Mexico ilaa Colorado, iyadoo sidaa ku dul martay saldhigga cirka Kirtland Air Force Base, oo ka mid ah saldhigyada cirka ee ay fariistaan dayuuradaha xambaari kara hubka nukliyeerka oo sidoo kale halkaa lagu kaydiyo.<\/p>\n

Gobolka Colorado, waxay dayuuraddu dul haaddey Pueblo Chemical Depot, oo ka mid ah laba goobood oo lagu kaydiyo agabka, hubka iyo rasaasta kiimikada Maraykanka.<\/p>\n

Waxaa la yaab leh in basaasiddan uu ogolaadey isla Maraykanka, taasoo qayb ka ah Heshiiska Cirka Furan (Treaty on Open Skies), kaasoo dalalka saxiixay oo 34 dal ah u saamaxaya inay muraaqibayn gaaban isku samayn karaan.<\/p>\n

Heshiiskan oo la saxiixay 1992-kii ayaa dhaqan galay 2002-dii.<\/p>\n