Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":25561,"date":"2019-04-24T19:13:43","date_gmt":"2019-04-24T18:13:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=25561"},"modified":"2019-04-24T19:17:59","modified_gmt":"2019-04-24T18:17:59","slug":"daawo-ilhaan-cumar-abaal-ma-leh-fox-news-oo-u-dad-badsaday-weerarka-uu-ku-hayo-ilhaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/24\/daawo-ilhaan-cumar-abaal-ma-leh-fox-news-oo-u-dad-badsaday-weerarka-uu-ku-hayo-ilhaan\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Ilhaan Cumar abaal ma leh!” – Fox News oo u dad badsaday weerarka uu ku hayo Ilhaan!!"},"content":{"rendered":"

(New York, NY) 24 Abriil 2019<\/strong><\/span> – Weriyaha muxaafidka ah ee hilinka Fox News ee Tucker Carlson ayaa weerar ku qaaday Ilhaan Cumar oo uu ku tilmaamay mid aan \u201cabaal lahayn\u201d isagoo ku eedeeyay \u201cinay nolosheeda ku dhamaysay weerarka dalka Maraykanka.\u201d<\/p>\n

Ninkan oo lagu tilmaamo mid xag-jir ah ayaa tixraacayay tweet hore oo ay 2017-kii Ilhaan Maraykanka ku eedaynaysey inuu kumannaan Soomaali ah ku laayay dalka Somalia, xilligii dagaalkii Black Hawk Down ee 3-dii Oktoobar 1993-kii.<\/p>\n

\n

Dagaalkaa oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay 18 askari oo Maraykan ah, waxaana lagusoo ridey laba dayuuradood, halka lagu gubey gawaawi gaashaaman oo ay wateen dalalkii usoo gurmanayay Maraykanka, balse waxaa sidoo kale ku dhintay tiro badan oo Soomaali ah oo rayid u badan.<\/p>\n

Askarta Maraykanka ayaa qaarkood lagu jiidey jidadka Muqdisho qaarkood, taasoo keentay inuu Maraykanku ka boxo Somalia.<\/p>\n

\u201cWaxaa jira qof lagu keenay Maraykanka canshuurta shacabka, waayo waxaan nahay dal naxariis badan oo qaabila qaxooti badan,<\/em>\u201d ayuu yiri Carlson.<\/p>\n

\u201cBalse halkii ay ka noqon lahayd qof taa ka abaal haya, waxay nolosheeda ku dhamaysatay weerarka dalkan. Sabab?<\/em>,\u201d ayuu Carlson waydiiyey Kyle Lame, oo ah seddax alifle howlgab ah oo kasoo dagaallamay Muqdisho.<\/p>\n

\u201cWaxaannu doonaynaa inay fahamto inay iminka nolol wanaagsan ku nooshahay, maxaa yeelay waxaa qoyskeeda u suura gashay inay kasoo baxsadaan argagixii Muqdisho.\u201d ayuu ugu jawaabey Lame.
\n<\/em><\/p>\n

\n

In his selective memory, he forgets to also mention the thousands of Somalis killed by the American forces that day! #NotTodaySatan<\/a> https:\/\/t.co\/wrFocrZymQ<\/a><\/p>\n

\u2014 Ilhan Omar (@IlhanMN) October 16, 2017<\/a><\/p><\/blockquote>\n