Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":25446,"date":"2019-04-23T14:06:48","date_gmt":"2019-04-23T13:06:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=25446"},"modified":"2019-04-23T14:06:48","modified_gmt":"2019-04-23T13:06:48","slug":"sababta-ay-kenya-oo-horay-u-diidi-jirtey-ay-haatan-u-ogolaatay-in-dalkeeda-lagu-shiro-yay-yihiin-dalalka-qorshahan-riixaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/23\/sababta-ay-kenya-oo-horay-u-diidi-jirtey-ay-haatan-u-ogolaatay-in-dalkeeda-lagu-shiro-yay-yihiin-dalalka-qorshahan-riixaya\/","title":{"rendered":"Sababta ay Kenya oo horay u diidi jirtey ay haatan u ogolaatay in dalkeeda lagu SHIRO? (Yay yihiin dalalka qorshahan riixaya?)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 23 Abriil 2019<\/strong><\/span> – Dowlada Kenya marka ay danteeda naga hesho waxey leedahay dalkeyga laguma qaban karo shirar siyaasadeed oo dowlada Soomaaliya looga soo horjeedo.<\/p>\n

Sanadkii hore waa ayagii Siyaasiga C\/rixmaan Cabdi Shakuur u diiday shirkii uu Nairobi ku qabsan rabay, sidoo kalena Siyaasiyiin badan ku khasbay inay dalkooda ka baxaan.<\/p>\n

Maantana markii danaheedii Badda laga hor istaagay iyo qorshayaal kaloo ay Soomaaliya ka lahayd waxey bilowday howlaheedii waxaana Nairobi ku sugan qaar ka mid ah madaxdii Maamul Goboleedyada iyo siyaasiyiin mucaarad ah iyo kuwa xisbiyo siyaasadeed hogaamiya, waxaana dalkeeda ka socda dhaqdhaqaaq xooggan oo lagu wiiqayo dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n

Nasiib darro, dadka Soomaaliyeed waxaa ilaaheey ka dhigay kuwa aan fahamsaneyn halka loo dig iyo dam leeyahay inay tahay Soomaaliya oo dhan, weligiinba idinku iskala qaad qaada ama 10 Magac isu kala bixiya hal khaanad unbaad ugu jirtaan Cadowgiina oo la yiraahdo SOOMAALIYA.<\/p>\n

Kenya, UAE, Ethiopia, EU, Qatar, Norway, Maraykan, Saudi Arabia iyo dalalka kale ayaa ku howllan baabi\u2019inta Soomaaliya si dadban & si toos ahba.<\/p>\n

Farmaajo, Kheyre Iyo Axmed Madoobe, Dani, Xaaf, Muuse Biixi, ama mucaarad iyo Muxaafid oo dhan kalama jecla ee iyaga ujeedadoodu waxey tahay inay maalinba koox madax isku sheeg ah kaarkooda marsadaan, kuna gudbaan.<\/p>\n

Is weydiiya, bal aaway siyaasiyiinteenii lagu kala adeegtay Abdikariim Guuled, Siilanyo, Abdiweli Gaas, Sh Shariif, Shariif Xasan, Faroole, Xasan Shiikh, Daahir Riyaale, Abdiqaasim Salaad iyo qaar kaloo weli maanta noolba intii dhimatay waaba dhimatee AU.<\/p>\n

Ma aragteen dalal soo dhaweynaya ama ixtiraamaya ama la Shiraya ama qaadqaadaya, \u201cWAA MAYA\u201c, waayoo dantii laga lahaa waa laga gaaray waxayna maanta ula mid yihiin dadka caadiga ah.<\/p>\n

Kuwaanna berri marka waqtigoodu dhamaado daadkaa qaadi doona, balse qof waliba taariikhdeey u geli doontaa wixii uu Soomaaliya dalka & dadkaba taray ama ka bi\u2019iyay,…..TAARIIKH HADASHAANA HADHOW KALA SAARI.!!<\/p>\n

= WAXAAD MAANTA BI\u2019ISAAN BIRI HA U SHALAAYINA.!!<\/p>\n

= WAA ARAGTI DEYDA GAARKA AH:-<\/p>\n

Waxaa qorey:<\/strong> Cabdulqaadir Faarax dulyar<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 23 Abriil 2019 – Dowlada Kenya marka ay danteeda naga hesho waxey leedahay dalkeyga laguma qaban karo shirar siyaasadeed oo dowlada Soomaaliya looga soo horjeedo. Sanadkii hore waa ayagii Siyaasiga C\/rixmaan Cabdi Shakuur u diiday shirkii uu Nairobi ku qabsan rabay, sidoo kalena Siyaasiyiin badan ku khasbay inay dalkooda ka baxaan. Maantana markii danaheedii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25360,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/bb.png?fit=1125%2C633&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-6Cq","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25446"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25446"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25447,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25446\/revisions\/25447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}