Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":25426,"date":"2019-04-23T11:54:34","date_gmt":"2019-04-23T10:54:34","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=25426"},"modified":"2019-04-23T11:54:34","modified_gmt":"2019-04-23T10:54:34","slug":"illeen-waaba-xildhibaanno-dhamaantood-ka-cabanaya-cudurka-baabasiirka-fadlan-akhri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/23\/illeen-waaba-xildhibaanno-dhamaantood-ka-cabanaya-cudurka-baabasiirka-fadlan-akhri\/","title":{"rendered":"”Illeen waaba XILDHIBAANNO dhamaantood ka cabanaya cudurka BAABASIIRKA?!” (Fadlan akhri)"},"content":{"rendered":"
\n

(Muqdisho) 23 Abriil 2019<\/strong><\/span> – Wadada Maka al Mukarama anoon arag afar sano ayaan habeen dhaweyd tagay… mise waaba magaalo igu cusub.<\/p>\n

Dhismayaasha isa saaran iyo nalalka caynba ceyn ah ayaa i cajab geliyey. Waxaan wataa macawiis iyo kabo dacas ah. Waxaan galay mool ku yaala dabka… waxaa i soo jiitay macdaar lagu iibiyo Qamiisyada..oo suuqa moolka ah ku dhex yaalay.<\/p>\n

Wiil yaroo cad oo meesha Fadhiyey ayaan afsoomaali ku weydiiyey qiimaha qamiiska Laakiin af carabi ayuu iigu sheegay inuusan aqoon afka Soomaaliga oo uu u dhashay dalka Yemen.<\/p>\n

Anigoo niyadda iska leh waa Xariif xamar weyne oo ka mid ah taageerayaasha Nabad iyo Nolol ayaan ka Soo hor tagay. ”Awoowgaa Alla gub!…Ma Barmuudo ayuu maanta iiga dhigay magaalo nabadeed anoo leh ayaan ka soo dhamaaday.<\/p>\n

Waxaan soo hor maray saldhiggii Waaberi hal boos kaddib ayaan arkay xarun caafimaadka oo lagu dhooban yahay.<\/p>\n

Dadka jirana waa dad Qurxoon…oo aad u la bisan… Waan ku Soo leexday… mise Oday cad oo gaaban oo misna indha yar Yar oo timahuna malaas yihiin oo aan u qaatey inuu yahay Dhaqtar shiineys ah ayaa goobta fadhiya anoo u eg galti ayaan Hal cabbaar ah hadalkiisa dhageystay.<\/p>\n

Ninka cade gaaban iyo dadka goobta imaanaya oo dhan waxeey ku wada hadlayaan afka ingiriisiga. Yaab.<\/p>\n

Wallee nabad iyo nolol weey dhameeyeen jilliin xittaa Shiineys Dhaqtar ah ahey dalkii keeneen anoo is leh ayuu I yiri sheeqoow maxaan kuu qabtaa? Intaan ku naxay ayaan ku iri .. waxba ha ii qaban… Waxaase I Soo jiitay goobta Caafimaadka iyo bukaanada qurxoon . Illeen waaba xildhibaano dhamaantood ka cabanaya Cudurka baabasiirka.<\/p>\n

Waan ka tagay…dhowr tallaabo markaan horay u qaaday ayaan Soo xasuustay Hotel uu maamule ka ahaa wiiil ay habaryarteey dhashay oo misna aanu saaxiibo ahayn… Waan ku leexday oo Soo galay midbaa i yiri Oday yaa rabtay..?!!!<\/p>\n

Waxaan u sheegay magaca walaalkeey .. intuu tell udiray anoo maqlaya ayuu ku yiri waxaa Albaabka hore kuu taagan Oday reer baadiye ah oo daruufeysan oo magaciisana iigu sheegay hebel…walaalkeey waxaa uu isu qaadan waayey magaceyga iyo reer baadiye…oo intuu Soo degtay ii yimid mise waaba Fareey oo u ekaaday Geelleey Geel laga xaday oo fiigsan…. oo dabadeed shaqaalihii ku yiri ”adduunoow Xaalkaa ba! Ma Abuukar Fareey oo sargaduuda Waaberi ku dhashay ayaad maanta ku sheegteen Oday baadiye.”<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Abuukar Salaad Diiriye (Fareey)<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 23 Abriil 2019 – Wadada Maka al Mukarama anoon arag afar sano ayaan habeen dhaweyd tagay… mise waaba magaalo igu cusub. Dhismayaasha isa saaran iyo nalalka caynba ceyn ah ayaa i cajab geliyey. Waxaan wataa macawiis iyo kabo dacas ah. Waxaan galay mool ku yaala dabka… waxaa i soo jiitay macdaar lagu iibiyo Qamiisyada..oo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25427,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/b-229.jpg?fit=675%2C450&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-6C6","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25426"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25426"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25428,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25426\/revisions\/25428"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}