Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":25137,"date":"2019-04-19T09:25:43","date_gmt":"2019-04-19T08:25:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=25137"},"modified":"2019-04-19T09:25:43","modified_gmt":"2019-04-19T08:25:43","slug":"intuu-qalqalayte-joogo-intuu-wax-qalloocsanaayo-gabood-fal-qiyaasanaayo-maanso-lagu-karbaashayo-xagal-daaciyaha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/19\/intuu-qalqalayte-joogo-intuu-wax-qalloocsanaayo-gabood-fal-qiyaasanaayo-maanso-lagu-karbaashayo-xagal-daaciyaha-dalka\/","title":{"rendered":"“Intuu qalqalayte joogo, Intuu wax qalloocsanaayo, Gabood-fal qiyaasanaayo!” – Maanso lagu karbaashayo xagal-daaciyaha dalka!"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 19 Abriil 2019<\/strong><\/span> – Wasiirka Maaliyadda Somalia, Dr Cabdiraxmaan Bayle, ayaa tiriyey jiifto uu kula garramayo qaar uu sheegay inay gadaal ka jiidayaan geeddi socodka soo kabashada dalka iyo in horay loo socdo.<\/p>\n

Wuxuu yiri: “Suugaantani wax ay ku socotaa Somaali bi’iska, calooshiisa keliya u shaqaysta, ka joog haadii la yidhaahdo, qabiil la soo booda. Haddii aad qofkaas tahay, adeer na sii daa! Wakhtigaasi waa gebegebo. Geeddiga ku soo daran!! Yaan lagaa tegin!”<\/p>\n

Waa tan suugaantii:<\/strong><\/p>\n

Maxaan Qaranyohow anigu, maxaan keli qaban karaa!<\/p>\n

Intay kala qaybi tahay
\nIntay qulqullaasi tahay
\nIntay qoqobaysantahay
\nIntuu nimbba qoobaddiisa
\nkayntiisa ku qooqanyahay
\nDantiisa u qoolanyahay
\nQudhiisa ku hawllanyahay<\/p>\n

Intuu qalqalayte joogo
\nIntuu wax qalloocsanaayo
\nGabood-fal qiyaasanaayo
\nQaboonada iyo caweyska
\nQantuugada cuuranaayo
\nQar iyo buur saaran yayhay
\nDad kii ugu qaab xuniyo
\nQabiilkuna wehel u yahay
\nMaxaa hawl naga qabya ah<\/p>\n

Qamuunyada ciilku keenay
\nBal aan kula qaybsadee
\nMaxaan qaranyohow anigu
\nMaxaan keli qaban karaa?
\nMaxaan wada qaban karnaa?
\nMaxaan isla qaban karnaa?<\/p>\n

Qaskaan berigii abuurnnay
\nQaaciisu intuu baxaayo
\nQuwaaxiyo aaleheennu
\nIntuu yahay wada Qadhaadh
\nSidaan lixdankii u qaatay
\nHankayga sidaan qorshaystay
\nWaxaan quwaddayda saaray
\nHaddii laga joogo quus
\nQardoofadu joogto tahay<\/p>\n

Intay qarad oomantahay
\nIntay bilan qaawantahay
\nRugteedu qalaalantahay
\nQaxootigu hiigsi yahay
\nIntay shimbiraha qadhaabka
\nDadkaygu la qaybsdaan
\nQaraamaad loo kaltamay
\nIntay ku qamaamayaan
\nQuudkooduna caydha yahay 8 38<\/p>\n

Qamuunyadan ciilku keenay
\nSas iyo dalacsaan qabaaye
\nQiyaasta sidaas u taalla
\nIntii aniga ila qabtaay
\nWallee qosol nooma yaalle
\nMaxaad ila qaban kartaan?
\nMaxaad isla qaban kartaan?
\nMaxaan wada qaban karnaa?
\nDalkeennan u qaban karnaa?<\/p>\n

Waxaa Curiyey:<\/strong> Dr. Abdirahman Beileh<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 19 Abriil 2019 – Wasiirka Maaliyadda Somalia, Dr Cabdiraxmaan Bayle, ayaa tiriyey jiifto uu kula garramayo qaar uu sheegay inay gadaal ka jiidayaan geeddi socodka soo kabashada dalka iyo in horay loo socdo. Wuxuu yiri: “Suugaantani wax ay ku socotaa Somaali bi’iska, calooshiisa keliya u shaqaysta, ka joog haadii la yidhaahdo, qabiil la soo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25138,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/img_4885.jpg?fit=558%2C431&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-6xr","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25137"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25137"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25139,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25137\/revisions\/25139"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}