Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":25130,"date":"2019-04-19T07:36:17","date_gmt":"2019-04-19T06:36:17","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=25130"},"modified":"2019-04-19T07:36:17","modified_gmt":"2019-04-19T06:36:17","slug":"siyaasi-odorosay-sida-ay-somalia-noqon-karto-2090-ka-3-jaranjaro-oo-muhim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/19\/siyaasi-odorosay-sida-ay-somalia-noqon-karto-2090-ka-3-jaranjaro-oo-muhim-ah\/","title":{"rendered":"Siyaasi odorosay sida ay Somalia noqon karto 2090-ka?! (3 jaranjaro oo muhim ah)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 19 Abriil 2019<\/strong> <\/span>– Waxaynu ku dhex jirnaa dib u heshiisiin. Dib u heshiisiintana wey noocyo badan tahay, balse haddaannu si dhab ah u dadaalno wexey nagu qaadan doontaa muddo 100 sano ah marka laga soo bilaabo 1990.<\/p>\n

Waxaa qasab ah iney dib u heshiisiinta marto saddex jaraajarood, loomana tallaabsan karo jaraanjar ayadoo aan midda ka horreysa si fiican cagaha loogu sugin. Ilaa iyo haddana hal jaraanjar oo keliya ayaan ka soo gudubnay.<\/p>\n

1) Waxaan ka soo gudubnay jaraanjartii koowaad oo ah in la joojiyo wixii dagaal beeleedyadii siyaasadeed af iyo addin. Waxaan jaraanjartaa dul taagneyn muddo 10 sano ah. 1990 ilaa 2000kii.<\/span><\/p>\n

2) Waxaan hadda dul saaran nahay jaraanjartii labaad oo ah in dowlad la wada dhisto, nidaam lagu wada shaqeeyo, laga wada shaqeeyo danta dalka iyo dadka, in la is xaqdhowro iyo in la wada ilaaliyo xuquuqaha Rabbaaniga ah iyo sida ku qoran dastuurka. <\/span><\/p>\n

Jaraajartaan weli wey nala liqliqaneysaa. Waxaa suurtagal ah inaan si fiican ugu istaagno ama inaan ka soo dhacno dibna ugu laabannoo middii aan ka soo gudubnay. Haddaanse hore u soconno, inaan ka gudubno wexey nagu qaadaneysaa ugu yaraan muddo 30 sano ah, ka soo bilaabata 2000 kuna eg 2030. <\/span><\/p>\n

Dhammaan qaladaadka dhacaya, dhibka, tacaddiga dowladda, mucaaradka qaabka daran, eedeymaha meel walba lagu qorayo dhammaan wexey adkeyn doonaan dowladnimada aan ku heshiinnay, waayo qof walba maalintiisa ayuu dhibka taaban doonaa ilaa uu qof walba soo taabto darbiga isagana haro wixii aan sharci aheyn.<\/span><\/p>\n

3) Waxaa noo sii harsan jaraanjar saddexaad waana mid ay gaariddeeda iyo ku guuleysashadeeda aad u dhib badan tahay. <\/span><\/p>\n

Waa IN LA IS AAMINO. Wexey u baahan tahay muddo 60 sano ah oo ka bilaaban doonta 2030 ilaa 2090ka.
\nWaqtigan la joogo waxaa weli nool dadkii sababay iney dagaalladii sokeeye dalka ka dhacaan. <\/span><\/p>\n

Waxaa weli nool dadkii ay dhibaatooyinka ka soo gaareen dagaalladaa ee ku cuuryaamay ama ku hanti beelay, waxaa weli nool dumarkii la kufsaday ama la kufsaday walaashood, hooyadood ama gabadhooda, waxaa weli nool kuwii hantida ku tacbay dowlad la\u2019aanta iyo reer hebel. <\/span><\/p>\n

Waxaa weli nool intii fowdada ku dhalatay ee ku barbaartay iyo kuwa xog ogaalka u ah waxa dhacaya.
\nWaxaase xaqiiqa ah haddaannu maanta dadaalno iney dhallinyarada 2090 joogtaa heysan doonaan mustaqbal wanaagsan.<\/span><\/p>\n

Soomaaliyeey ma ku dadaalnaa inaan jiilkaa dambe u abuurno geedkii ay harsan lahaayeen?<\/span><\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Cali C Cosoble<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 19 Abriil 2019 – Waxaynu ku dhex jirnaa dib u heshiisiin. Dib u heshiisiintana wey noocyo badan tahay, balse haddaannu si dhab ah u dadaalno wexey nagu qaadan doontaa muddo 100 sano ah marka laga soo bilaabo 1990. Waxaa qasab ah iney dib u heshiisiinta marto saddex jaraajarood, loomana tallaabsan karo jaraanjar ayadoo aan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25131,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Astaanta-1.png?fit=1029%2C678&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-6xk","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25130"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":25132,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25130\/revisions\/25132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}