Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":24948,"date":"2019-04-16T11:10:19","date_gmt":"2019-04-16T10:10:19","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=24948"},"modified":"2019-04-16T11:10:19","modified_gmt":"2019-04-16T10:10:19","slug":"xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-ninkii-shalay-lagu-xukumay-xabsi-daainka-hadalsame-oo-la-kulmay-maxkamadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/16\/xog-dheeraad-ah-oo-ku-saabsan-ninkii-shalay-lagu-xukumay-xabsi-daainka-hadalsame-oo-la-kulmay-maxkamadda\/","title":{"rendered":"Xog dheeraad ah oo ku saabsan ninkii shalay lagu xukumay xabsi daa’inka (Hadalsame oo la kulmay Maxkamadda)"},"content":{"rendered":"

(Gothenburg) 16 Abriil 2019<\/strong> <\/span>– Shalay, Yusuf Shirar Hussein, 35 jir, ayay Maxkamadda Degmada Gothenburg xabsi daa’in ku xukuntay, kaddib markii uu diley <\/span>Emma Tikka, 33 jir, oo dilka ka hor la sheegay inay ku noolayd handadaad iyo garaac joogto ah, kaddib markii uu saaxiibkeed masayray.<\/span><\/p>\n

Yuusuf ayaa la sheegay inuu dhowr mar inuu dilayo ugu dhaartay Emma, balse cabsi darteed cidna uma sheegin arrintaasi.<\/span><\/p>\n

”Waxay ahayd qof farxaan ah oo bulshay ah, balse si xun ayuu u galay markaas ayay xitaa ku dhiirran waydey inay noqoto qofkii ay ahaan jirtey,” ayay ku calaacashay Emma hooyadeed Ritva Tikka.<\/span><\/p>\n

Labadoodu waxay is barteen xagaagii 2017, Emma Tikka oo reer Gothenburg ah waxay la kulantay Shirar oo nolosheeda u rogey xayaato calwasaad ah – ilaa uu ka khaarajiyo Sebtembar 2018.<\/span><\/p>\n

Hooyo Ritva oo xiriirka ninka gebi ahaanba kasoo hor jeeddey ayaa sheegtay in gabadhu aanay markii hore wax badan ka sheegi jirin arrinta Yusuf Shirar Hussein, balse ay markii dambe bilowday inay ka sheekayso, iyadoo u sheegtay inuu horay dembiyo usoo galay.<\/p>\n

Mar bay xitaa kasoo carartay isla dayrtii 2017 markii uu u gacan qaaday markii ugu horreeysey, iyadoo u timid waalidkeed oo deggan xaafadda Kortedala ee Bariga Gothenburg, iyadoo wejiga ka buusbuusan. <\/span><\/p>\n

Isagoo subixii telefoon ka soo wacay una cudur daartay isagoo ku doodaya inay markan cafiso oo aanu u noqon doonin.
\n<\/span><\/p>\n

Wixii markaa ka dambeeyay xiriirkoodu wuxuu ahaa mid baaxaa degaya isagoo dhowr mar oo kale diley, jidkana u istaagi jirey isagoo aflagaadaynaya una han jabaya.<\/p>\n

Emma ayaa maalin Sabti ah reerkeeda soo wacday iyadoo u sheegtay inay dharkeeda kasoo qaadanayso gurigiisa oo ku yaalla xaafadda Angered ee isla Gothenburg, dib dambena looma arag iyadoo nool.<\/p>\n

Waxaa la sheegay inuu ku garaacay qalabka lagu aalamiiteeyo, iyadoo ay deriska oo ka war helay ay aambalaas u weceen, balse intii aanay goobta soo gaarinba waa geeriyootey, iyadoo la sheegay in mid ka mid sambabeedu uu banjarsanaa.<\/p>\n

DALKEE U DHASHAY?<\/strong><\/p>\n

Hilinka Hadalsame ayaa tegey Maxkamadda xukunkan ridey ee Degmada Gothenburg, si aannu u waydiinno dalka uu u dhashay ninka dilka gaystey, balse Maxkamaddu waxay sheegtay inaysan aqoonin isla markaana aanay iyaga muhim u ahayn inay ogaadaan.<\/p>\n

Sidaa darteed, ma jiro war rasmi ah oo ilaa iminka kasoo baxay dhanka Maxkamadda ama saxaafadda caadiga ah oo sheegaya dalka uu ninkani u dhashay, marka laga reebo dad Soomaali ah oo sheegaya inuu Soomaali yahay.<\/p>\n