Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":24942,"date":"2019-04-16T09:52:30","date_gmt":"2019-04-16T08:52:30","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=24942"},"modified":"2019-04-16T09:53:35","modified_gmt":"2019-04-16T08:53:35","slug":"asluubaha-kala-duwan-ee-aqoonta-loo-gudbiyo-fadlan-akhri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/16\/asluubaha-kala-duwan-ee-aqoonta-loo-gudbiyo-fadlan-akhri\/","title":{"rendered":"Asluubaha kala duwan ee AQOONTA loo gudbiyo! (Talo ku socota Jaamacadaha Somalia)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Abriil 2019<\/strong><\/span> – Ilmuhu waxay jecel yihiin in ay guriga wax walba oo yaal taabtaan, dhedhemiyaan oo dhulka la dhacaan si ay u ogaadaan inuu jabayo iyo siduu u jabayo. Taasi waa habka ay wax ku bartaan.<\/p>\n

Qofka weyni wixii ku cusub wuxuu ku qiyaasaa wax uu hore u yaqaaney laakiin ilmuhu wax hore ma aqoon, marka waa inay indhahooda iyo farahooda kaga caana maalaan.<\/p>\n

Bulshooyinku wixii ku cusub way la kacaa-kufaan ilaa ay la qabsadaan oo abuuraan aqoon ay kula tacaalaan. Hadba nooca bulsho tahay ayey ugu kala aqoon badan yihiin sida loo maareeyo dhacdooyinka ku sooo noqnoqda degaankooda. <\/span><\/p>\n

Beeraleyda, xoola dhaqatada, kalluumaysatada, ugaarsatada, ganacsatada, IWM, waxay abuuraan aqoon la xiriirta noloshooda oo aaney aqoon bulshooyinka kale. <\/span><\/p>\n

\n

Aqoonta waa la kaydiyaa. Qoraalka, iyo sheekooyinka oraahda lagu soo gudbiyo, sawirada iyo farshaxnka iyo suugaanta ayaa kayd u noqota aqoontii hore loo abuuray oo markii loo baahdo dib loogu noqdaa.<\/p>\n

Aqoonta waa la hufaa. Dhaqangelinta aqoonta waxaa ka dhasha in aanay mararka qaarkood isku si u shaqayn, ama aanay xaalad walba xal ugu noqon. Taasina waxay keentaa in wax lagu daro ama wax laga saxo.<\/p>\n

Aqoonta waa la gudbiyaa. Dhallinyaradu waxay la noolaadaan jiilkii ka horreeyey oo ka bartaan sida loo maareeyo nolosha degaanka. Waxbarashada habysan (iskuulada) ayaa iyaduna ah qaab aqoonta loo gudbiyo.<\/p>\n

Waxaa jirta aqoon ay adag tahay in la gudbiyo oo xataa qofka yaqaan aanu aqoon si uu u gudbiyo. Taas waxaa lagu gudbiyaa ku dayasho oo qofka aad muddo la nooshahay waxaad ka barataa sida uu u maareeyo dhibaatooyinka.<\/p>\n

Tusaale, odayaasha xalliya is maandhaafayda bulshada, way ku adag tahay inay qodobeeyaan sida dhibaatooyinka loo xalliyo waayo dhibaatooyinu isku nooc maaha.<\/p>\n

Jaamacaduhu waxay qaabeeyaan aqoonta bulshada ay ku dhex yaallaan si loo ilaaliyo loogana faa’iidaysto ama loo sahlo gudbinta aqoontaas.<\/p>\n

Jaamacadaha Soomaaliyeed inay baaraan aqoontii ummaddeenu abuurtay boqolaalkii sano ee la soo dhaafay, oo qoraallo ku uruuriso, ka samayso aragtiyo lagu xalliyo dhibaatooyinka maanta jira una diyaariso ardayda siday u sii wadi lahaayeen aqoontaas una kobcin lahaayeen waa xil noo wada yaal.<\/p>\n

Ku celin…<\/p>\n

Waxaa Diyaariyay:<\/strong> Cabdulqaadir Diiriye<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Abriil 2019 – Ilmuhu waxay jecel yihiin in ay guriga wax walba oo yaal taabtaan, dhedhemiyaan oo dhulka la dhacaan si ay u ogaadaan inuu jabayo iyo siduu u jabayo. Taasi waa habka ay wax ku bartaan. Qofka weyni wixii ku cusub wuxuu ku qiyaasaa wax uu hore u yaqaaney laakiin ilmuhu wax […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24943,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/b-167.jpg?fit=1320%2C800&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-6ui","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24942"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24942"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24945,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24942\/revisions\/24945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}