Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":24303,"date":"2019-04-06T10:47:02","date_gmt":"2019-04-06T09:47:02","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=24303"},"modified":"2019-04-06T10:47:02","modified_gmt":"2019-04-06T09:47:02","slug":"sirta-qarsoon-maxay-tahay-sababta-ay-sucuudiga-turkiga-qadar-iyo-imaaraadku-ugu-dagaalsan-yihiin-somalia-qaybtii-3-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/06\/sirta-qarsoon-maxay-tahay-sababta-ay-sucuudiga-turkiga-qadar-iyo-imaaraadku-ugu-dagaalsan-yihiin-somalia-qaybtii-3-aad\/","title":{"rendered":"SIRTA QARSOON: Maxay tahay sababta ay Sucuudiga, Turkiga, Qadar iyo Imaaraadku ugu dagaalsan yihiin Somalia? (Qaybtii 3-aad)"},"content":{"rendered":"
\n
<\/div>\n<\/div>\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n

(Hadalsame) 06 Abriil 2019<\/strong><\/span> – Lacagta Bariga Dhexe waxa ay dalka Soomaaliya ka abuuri kartaa degganaansho la’aan ayada oo dhidibada u sii aasi karta muranka ka dhexeeya DF Somalia oo Turki iyo Qadar xulafo la ah iyo maamullada Somaliland iyo Puntland kuwaas oo hela lacagta Imaaraadka. <\/span><\/p>\n

\u201cMaalgalinta shisheeyuhu waxa ay dalka ka abuuri kartaa xaalad aan wacnayn waxa ayna sii xumayn kartaa xiriirka dawladda iyo gobollada,\u201d sidaa waxaa yiri lataliyihii hore ee Ammaanka Qaranka Xuseen Shiikh Cali. <\/span><\/p>\n

Tani waxa ay abuuri kartaa muran dastuureed cidda ka faaidaysaa ay Shabaab kaliya tahay.<\/span><\/p>\n

Xasaradaha Gacanka ayaa ma hore sii fogeeyay khilaafka Soomaalida. Dawladda dhexe waxa ay ka istaagtay meel dhexe khilaafka Gacanka taas oo ka caraysiisay Sacuudiga iyo Imaaraad oo ay Puntland iyo Somaliland lacag ka helaan. <\/span><\/p>\n

\u201cIn xaaladdaan murugsan laga baxo waa mid adag haddii aan midnimo la helin,\u201d ayuu yiri Xuseen Shiikh Cali. <\/span><\/p>\n

Madaxtooyad Soomaaliya iyo Imaaraadku ka ma jawaabin codsiyo loo diray. <\/span><\/p>\n

WELWELKA GALBEEDKA<\/strong><\/p>\n

Dalalka Galbeedku waxa ay ka welwelsan yihiin in colaadda Gacanku meesha ka saarto bilyan doolar oo ay QM u siiyaan in ay ku caawiso Soomaaliya si ay ciidamo qaran u dhisato, AMISOM-na dalka looga saaro sannadka 2020. <\/span><\/p>\n

Colaadda Gacanka waa laga dareemay Soomaaliya. Bartamihij Abriil, Soomaaliya iyo Imaaraadku Waxa ay hakiyeen iskaashigii ciidan ee ka dhexeeyay.<\/span><\/p>\n

Tan iyo 2014-kii Imaaraadku waxa ay tababareen mushaarkoodana bixinayeen boqolaal ciidan Soomaali ah, waxa kale oo ay dhiseem ciidan la dagaallanka burcad badeedka ee Puntland, waloow ay dad badani qabaan inay yihiin calooshood u shaqaystayaal fuliya danaha Imaaraadka. <\/span><\/p>\n

Boqollaal qori ayaa laga la baxay xaruntii tababarka ee Imaaraadka waana la xiray. Tani waxa ay timid markii Ciidanka Ammaanka Soomaaliya qabteen $10 milyan oo Imaaraadka lag soo duuliyay la na sheegay in Imaaraadku mushaar ahaan u siinayeen ciidanka ay tababareen. <\/span><\/p>\n

Sidoo kale, Imaaraadku waxa ay xireen isbitaal caafimaad bilaash ah bixin jiray. Saraalkiil Puntland ah ayaa Imaaraadka u safray si u la kulmaan saraakiil ka socota DP World oo uu Imaaraadku leeyahay, taas oo la sheegay inay horumarinayso Dekadda Boosaaso. <\/span><\/p>\n

\u201cIn maalaayiin doolar Soomaaliya lagu maalgashado waqtigaan xasaasiga ah waa taariikh muhiim ah,\u201d waxaa yiri Madaxweynihii hore ee Puntland Gaas. <\/span><\/p>\n

Si taas la mid ah, Somaliland saraakiil ayaa qaabilay diblomaasiyiin Imaaraati ah si ay uga doodaan sii xoojinta xiriirka labada dhinac. <\/span><\/p>\n

“Xitaa marka dhanka Soomaalida wax laga eego, ciyaartan cusub ee dhul-siyaasadeed (geopolitical), oo ay Somalia kaliya tahay meel loo adeegsanayo dagaal wakaaladeed (proxy) oo salka ku haya khilaafka Khaliijka, sida cad waa khabar xun,” ayuu yiri Harry Verhoeven, oo ah professor wax ka dhiga Georgetown University laanteeda Qadar.<\/span><\/p>\n

Dhamaad<\/strong><\/p>\n

Waxaa Diyaariyay:<\/strong> Cali M Diini<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 06 Abriil 2019 – Lacagta Bariga Dhexe waxa ay dalka Soomaaliya ka abuuri kartaa degganaansho la’aan ayada oo dhidibada u sii aasi karta muranka ka dhexeeya DF Somalia oo Turki iyo Qadar xulafo la ah iyo maamullada Somaliland iyo Puntland kuwaas oo hela lacagta Imaaraadka. \u201cMaalgalinta shisheeyuhu waxa ay dalka ka abuuri kartaa xaalad […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24304,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sa.png?fit=942%2C709&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-6jZ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24303"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24303"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24303\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24305,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24303\/revisions\/24305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24304"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24303"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24303"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24303"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}